Waxaan Nahay

Gool FM waa idaacaddii ugu horreysay ee Soomaaliyeed ee u gaar ah arrimaha cayaaraha. Idaacaddu waxay xoogga saareysaa sidii ay u dabooli lahayd baahida warbaahin ee ay qabaan dhallinyarada Soomaaliyeed ee jecel isboortiga.
Gool FM waa idaacad gaar loo leeyahay oo ganacsi oo fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho, waxayna higsaneysaa inay noqoto isha koowaad ee wararka cayaaraha ka dhacaya dalka iyo dibeddaba.
Baahida Idaacaddan waxay timid kaddib markii aan aragnay in dhammaan idaacadaha laga furay Soomaaliya aysan waqti ku filan siinin arrimaha isboortiga. Sidaasi darteed idaacaddani axay horumarin doontaa isboortiga Soomaaliya.
Maxaa nagu dhaliyay idaacaddani?
Idaacaddani waxay baahideedu noo muuqatay kaddib markii aan aragnay arrimahan:
- Local radio stations throughout Somalia do not give enough time to sports. Majority of stations have 30-minute program a day, a time that is not sufficient to cover sports events.
- The sports-loving community in Somalia is hampered by the limited access to TV or Internet access to follow world sports. Also language is a major challenge as content in sports in only available in English, French, or Arabic.
- The local sports fever has been growing high since December 2010, as several tournaments were separately held in Puntland, Somaliland, and Mogadishu. The turnout has been massive especially in Mogadishu despite security challenges.
- Somalia has untapped potential to produce world-class players in the fields of football, basketball, marathon, etc. We are encouraged by some Somalis who have made history in their fields such as Abdi Bile Abdi, Mo Farah, and Somali basketballers who beat Qatar and Kuwait in Arab League Women Basketball.
Wararka
(Zurich) 22 may 2013 Waxaa Sabtiga soo aadan ...
Arboco, 22 May 2013. Kooxaha Wigan Athletic, QPR ...
Arboco, 22 May 2013. kulamadii ugu dambeeyey ee ...
Arboco, 22 May 2013. Jose Mourinho ayaa ka ...
(Torino) 22 May 2013 Macalinka Antonio Conte ee ...
Arboco, 22-04-2013- Waxaan halkaan idin kugu soo gubinaynaa barnaamijka ...
Sabti, 20 May 2013. Warar dhawaan soo ifbaxaya ...
(Paris) 22 May 2013 Horyaalka Faransiiska ayaa gebagebo ...
Arboco, 22 May 2013.
Waxaa maanta Baarka Liido Sea ...
(Berlin) 22 May 2013 Kooxaha Borussia Dortmund iyo ...
GoolFM Mobile (USA)