Monday, August 3rd, 2015
Gool FM logo

YAA KULEH: U codee midka kula wanaagsan Xavi vs Guardiola? (Akhri xogta)

Published on March 22, 2013 by

xavi(Barcelona) 22 Mar 2013 Miskiin! Xavi Hernandez wuxuu la dhacay ooyin ay daamanku casaadeen oo xarkaha iyo xakamaha goosatay! Waxay ahayd bishii May 1992-kii wuxuuna Xavi oo markaa 12 jir ahaa uu u barooranayay inuu daawado finalka Koobkii Yurub oo haatan loo bixiyay koobka horyaallada Yurub oo uu ciyaarayay ninka uu ka dambeeyay ee Pep Guardiola.

Hadaba haatan oo uu Pep macalinimo u booday Xavi-na uu noqday wixii uu noqday bal isbarbardhig in Xavi uu ku banaan yahay in aan u adeegsanno murtida tiraahda: ”Lagaa barayoo lagaa badi”?!

GUARDIOLA v XAVI – DIIWAANKA IYO TIRAKOOBKA

PEP GUARDIOLA
XAVI HERNANDEZ

 470 games / 26 gool KULAMADA GUUD/GOOLASHA
665 games / 79 gool
 47 games / 5 gool KULAMADA CAALAMI/GOOLASHA
119 games /12 gool
 2 games / 1 gool KOONKA ADUUNKA/GOOLASHA  14 games / 0 gool
 40 games / 0 gool KOOBABKA YURUB/GOOLASHA
133 games / 10 gool
 1 Olympic Gold Medal
6 Spanish leagues
2 Copas del Rey
1 European Cup
1 Cup Winners’ Cup
2 Uefa Super Cups
4 Spanish Supercopas
KOOBABKA WAAWAYN
1 World Cup
2 European Championships
6 Spanish leagues
2 Copas del Rey
3 Champions Leagues
2 Uefa Super Cups
2 Club World Cups
5 Spanish Supercopas
Sida laacibiinta kale ee khadka dhexe ee Barcelona-ba, Pep Guardiola wuxuu ahaa qofka aan ku daydo. Had iyo jeer wuxuu ahaa meel marjac ii ah ilaa maantana wuu yahay.

- Xavi oo ka hadlayay Pep

 

Wax la is barbardhigaa majiraan. Aad buu uga fiican yahay sidii aan ahaa. Wanaagaygu waa inaan iska tegey intii uusan kayd i gelin. Waayo wuxuu sameeyaa waxyaabo badan oo ka wanaagsan kuwii aan sameeyay.

- Pep oo ka hadlaya Xavi

Waxaa isku Duway: Maxamed Xaaji

Gool FM, Gothenburg

Aragtidiinu waa muhim

Comment


Wararka

Benitez

Muxuu ka yiri Rafa Benitez wararka Benzema la’xiriirinaya Arsenal?

(Munich) 03 Agoosto 2015 Tababaraha kooxda Real Madrid Rafa ...
Sepp_Blatter

Sepp Blatter oo ka tagay xil kale oo uu haayay

(Zurich) 03 Agoosto 2015 Madaxwaynihii hore ee xiriirka kubadda ...
Zlatan-Ibrahimovic

Zlatan Ibrahimovic oo ku dhaw inuu ku biiro Galatasaray

(Paris) 03 Agoosto 2015 Weerar yahanka kooxda PSG Zlatan Ibrahimovic ...
Christian Benteke

RASMI: Christian Benteke oo lambarka “9″ u xiran doona kooxdiisa Liverpool

(Liverpool) 03 Agoosto 2015 Kooxda Liverpool ee dalka ingiriiska ...
Benzema

Wakiilka Karim Benzema oo beeniyay in Arsenal ay dalab ka soo gudbisay

(Madrid) 03 Agoosto 2015 Wakiilka laacibka weerarka uga ciyaara ...
Rafael

Madaxweynaha Lyon oo xaqiijiyey in Rafael oo soo gaaray Lyon

(Lyon) 03 Agoosto 2015. Madaxweynaha Lyon ayaa xaqiijiyey ...
mario-gotze-bayern-munich-cska-moscow-champions-league-10122014_149s3eew47ip013ix9fohdpiho

Juventus oo u weecatay saxiixa Gotze kadib markii ay ku guul daraysatay Julian Draxler

(Turin) 03 Agoosto 2015 Kooxda Juventus ayaa isdhiibtay marka ...
Antoine Griezmann

Antoine Griezmann oo u deyriyey kooxaha Bayern Munich iyo Chelsea

(Madrid) 03 Agoosto 2015. Antoine Griezmann aya hoos ...
Adama-Traore-595672

Da’yarka Barcelona ee Adama Traore oo la shaaciyey waqtiga uu ku biirayo kooxda Liverpool

(Liverpool) 03 Agoosto 2015 – Xiddiga da’da yar ...
Aymen Abdennour

Barcelona oo u weecan doonta daafac u ciyaara Tottenham haddii ay ku guul daraysato saxiixa Aymen Abdennour

(Barcelona) 03 Agoosto 2015 Kooxda Barcelona ayaa si wayn ...

GoolFM Mobile (USA)

GOOLMobile