Xulka Uganda oo mar kale ku guuleystay tartanka bariga iyo bartamaha Afrika
Published on December 8, 2012 by Haaruun
Sabti, 08-12-2012.

Wadanka Uganda ayaa ku guuleystay koobkii bariga iyo bartamaha Afrika ee ka socday magaalada Kampla ee Dalka Uganda markii ay caawa 2-1 ku garaaceen xulka Kenya.
Wiilasha Cranes lagu naaneyso ee Uganda ayaa garacay wiilasha Harambee lagu naaneyso ee Kenya waxaana ay Uganda guusha xaqiijisay daqiiqadii 89-aad markii uu gool u dhaliyay xiddigooda khadka dhexe Geoffrey Baba Kizito oo ciyaarta ka dhigay 2-1.
Uganda ayaa difaacaneysay koobkan markii ay sanadkii hore qaaday waxaana ay hadda qaadeen markii 13-aad Taariikhda.
Wadanka lagu magacabo Zanzibar ayaa soo galay booska sadexaad ee tartankaan markii ay rigoorayaal 6-5 ah ku garaaceen Tanzania.
GOOLFM
Comments
comments
Wararka
Sabti, 25 May 2013.
Waxaa Caawa Garoonka Wembley ee ...
(Reuters), 25 May 2013
Weeraryahanka kooxda Manchester City Sergio ...
Borussia Dortmund (4-2-3-1): Weidenfeller; Piszczek, Subotic, Hummels, Schmelzer; ...
Sabti, 25 May 2013. Naadiga Newell's Old Boys ...
Sabti, 25 May 2013. Arsenal ayaa muddo sideed ...
Sabti, 25 May 2013. Saacado yar kaddib ayaa ...
Sabti, 25 May 2013. Rugcadaaga naadiga Liverpool Jamie ...
(London) 25 May 2013 Waxaa maanta taagan doodda ...
Sabti, 25 May 2013. Weeraryahanka naadiga Chelsea Demba ...
(Milano) 25 May 2013 Kooxda AC Milan ayaa ...
GoolFM Mobile (USA)