Thursday, June 20th, 2013

Degmada Godinlabe oo la guddoonsiiyey koobkii Degmooyinka Ximan iyo Xeeb (Daawo Sawirrada)

Published on December 10, 2012 by

Isniin, 10-12-2012.

Xafladaan oo ay ka soo qeyb galeen Masuuliyiinta ugu sareysa Maamul Goboleedka Ximan Iyo Xeeb oo ugu horeeyo Madaxwayne Maxamed C/llaahi Aaden (Tiiceey) iyo Masuuliyiin kale Iyo sidoo kale Madaxda Dhallinyarada iyo Cayaaraha iyadoo halkaasi lagu gudoonsiiyay Degmada Godinlabe, Koobkii Degmooyinka Maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb oo ay sanadkaan ku guulaysteen.

Dhanka kale Degmada Camaara ayaa iyane la guddoonsiiyay kaalinta labaad oo ay sanadkaan ka gashay madaama koobkan ay finalka ay iskugu soo hareen Camaara Iyo Godinlabe, balse halkaasi kaalinta Koowaad ay koobka ku hanatay Degmada Godinlabe.

Gabagabadii ayaa kaalinta sadexaad lagu guddoonsiiyay Degmada Hobyo oo sanadkaan ka gashay koobkii Demgooyinka Ximan Iyo Xeeb.

Waa markii labaad oo lagu qabtay Magaalada Cadaado ee Xarunta Maamul Goboleedka Ximan Iyo Xeeb koobka Degmooyinka iyadoo ay horay ugu guulaysatay koobkaan Degmada Camaara halka Sanadkaan ay ku guulaysatay Degmada Godinlabe ee maamulka Ximan iyo Xeeb.

Daawo Sawirrada

Hassan Baashi Abdi Aden

Sawirqaade: Dirshe

Cadaado-Galgaduud

Comments

comments


Wararka

Italy

Talyaaniga oo gaaray Semefinalka koobka qaaradaha markii uu dirqi kaga badiyey Japan + Sawirro

(Pernambuco) 20 June 2013. Xulka Talyaaniga ayaa xalay ...
Selecao (1)

Xulka Selecao oo u soo baxay Semefinalka koobka qaaradaha markii ay xalay ka adkaadeen Mexico + Sawirro

(Castelao) 20 June 2013. Xulalka Brazil iyo Mexico ...
Italy vs Japan

Italy vs Japan 4-3 (Talyaaniga oo ku raayay ciyaar uu ku rafaaday)

Italy: Buffon; Maggio, Barzagli, Chiellini, De Sciglio; De ...
article-2344432-1A66E459000005DC-393_634x440

West Ham United oo funaanadeeda u xirtay Weeraryahan Andy Carroll

(Reuters) – London, 19 June 2013   Kooxda Kubadda Cagta ...
Kwadwo-Asamoah_Juventus-medical-visite-mediche

Juventus oo 100% toos u yeelatay Asamoah, kaddib markii ay Udinese ka iibsatay kala barkii ka dhinaa heshiiskiisa

(Reuters) – Torino, 19 June 2013   Kooxda Kubadda Cagta ...
brazil-meksiko2-600x300

GOOGOOSKA: Brazil vs Mexico 2-0 (Selecao & Azzurri oo semifinalka usoo baxay)

BRAZIL: Julio Cesar, Dani Alves, Thiago Silva, Luiz, ...
Cavani

Chelsea oo 24-ka saac ee soo socota wada hadalo la yeelaneysa Cavani….(Oo maxaa laga hadli?)

(London), 19 June 2013. Naadiga lagu naaneyso The ...
Ronaldo (5)

ARAGTI: C. Ronaldo ma yahay ciyaaryahanka ugu jir dhiska qurxoon kubadda cagta….(DAAWO SAWIRRO)

(Miami) 19 June 2013. Cristiano Ronaldo ayaa ahaa ...
Javier Martinez

Javier Martinez: “Waxaan rajeenayaa in hal maalin xitaa u ciyaaro sida Iniesta”

(Rio de Janeiro), 19 June 2013. Xiddiga qadka ...
top-11-conf-cup

MAKU RAACSAN TAHAY?: Waa kuwee 11-ka laacib ee ugu wanaagsan koobka qaaradaha?

(Brasilia) 19 June 2013 Waxay saacado yari inaga ...

GoolFM Mobile (USA)

GOOLMobile