Saturday, May 25th, 2013

WAR CULUS: Falcao oo go’aansaday kooxdii uu ku biiri lahaa (Waa kooxdee?)

Published on December 11, 2012 by

(Madrid) 11 Dis 2012   Laacibka weerarka kaga ciyaara kooxda  Atletico Madrid ee Radamel Falcao ayaa lagusoo waramayaa inuu doonayo inuu ku biiro kooxda Real Madrid

Tiiyoo uu jiro heshiis nin wayn oo ka dhexeeya labadan kooxood ee isku magaalada ah oo dhigaya inaan la is fara fareeynin (non-aggression) kaasoo ku qotoma inaysan kooxina u hanqal taagin xidig u ciyaara labadan kooxood midkood misna hoowshu haatan waxay ka sahlan tahay dhanka Falcao oo iskii u doonaya inuu ku biiro Real.

Warsidaha El Economista ayaa qoray in gudoonka Real Florentino Perez ayaa waxaa marar badan lagu booriyay inay lasoo wareegaan qanaaskan oo ah laacibka ugu halisan waaxda weerarka marka loo eego laacibiinta Yurub ku sugan haatan marka laga reebo Messi.

Wargayska kale ee El Confidencia ayaa qoraya inuu jiro heshiis horraanba dhex maray Real iyo  Falcao oo saaxiibadii u sheegay inuu ku biirayo gegada Santiago Bernabeu, tiiyoo ay sidoo kale xiiseeynayaan kooxaha Chelsea iyo Manchester City.

 Gool FM

Comments

comments


Wararka

alanatore

Walter Mazzarri oo loo magacaabay tababaraha cusub ee kooxda Inter

(ANSA), 24 May 2013   Kooxda Kubadda Cagta Inter Milan ...
europa-league

RASMI : UEFA oo ku dhawaaqday in kooxdii ku guuleysata Koobka UEFA ay toos uga qayb geli doonto Horyaallada Yurub

(Reuters), 24 May 2013   Xiriirka Kubadda Cagta UEFA ayaa ...
C_3_Media_1708376_immagine_oleft

WAR DEG DEG AH : Napoli oo qaadatay tababare Rafael Benitez

(Italy), 24 May 2013   Kooxda Kubadda Cagta Napoli ee ...
1956063_w2

Xiriirka UEFA oo adkeynaya Xeerka Ciqaabta Midab Takoorka ka dhaca Kubadda Cagta

(Reuters), 24 May 2013   Xiriirka Kubadda Cagta Qaaradda Yurub ...
int

WAR DEG DEG AH: Inter oo cayrisay Andrea Stramaccioni

(Milano) 24 May 2013 Camaaliqada reer Talyaani ee ...
Ibra

Ibrahimovic oo u xiisay qadadii lacag la’aanta ahayd ee Talyaaniga!!

(Paris) 24 May 2013 Zlatan  Ibrahimovic waa mid ...
real

DAAWO: Baska gaarka ah ee Real Madrid oo si bilaash ah ku qaaday taageerayaal sugayay bas caadi ah!

(Madrid) 24 May 2013 Xilli-ciyaareedkii lasoo dhaafay dabcan ...
maro1

Maroodi guuldarro u saadaaliyay Borussia Dortmund kulanka habeen dambe! (Daawo xayawaannada wax saadaaliya oo dhan)

(London) 24 May 2013 Waxaa habeen dambe isku ...
futsal3

DAAWO: Garsoore herti dhulka la geliyay mid ka mid ah goolhayayaashii ciyaartii uu dhex dhexaadinayay!!

(Belgrade) 24 May 2013 Futsal-ka oo ka tirsan ...
otre

LA YAAB: Laacib Maraykan ah oo jacayl been ah lagu siray!!

(Indiana) 24 May 2013 Laacib lagu magacaabo Manti ...

GoolFM Mobile (USA)

GOOLMobile