”Waan sii wadayaa howlahayga mase hubo halka ay noqon doonto” – Mourinho
Published on December 7, 2012 by Raage
(Madrid) 07 Dis 2012 Macalinka kulul ee kooxda Real Madrid mudane Jose Mourinho ayaa xaqiijiyay inuu sanadka soo aadan sii ahaan doono macalin sii wada shaqada laylinta waloow uu kiciyay dooda ah halka ay taasi ka dhici doonto.
Mourinho ayay dad badani qabaan inuu sanadkani yahay kiisii ugu dambeeyay ee kooxda Cadcadka balse lama halka uu afka saari doono isagoo haysta kooxo badan.
”Waxaan sheegi karaa in hadii aan tago sanadka soo aadan, inaan sii shaqayn doono balse ma oga halka ay tahay halkan ama meel kale” ayuu yiri macalin Mou.
Gool FM
Comments
comments
Wararka
Italy: Buffon; Maggio, Barzagli, Chiellini, De Sciglio; De ...
(Reuters) – London, 19 June 2013
Kooxda Kubadda Cagta ...
(Reuters) – Torino, 19 June 2013
Kooxda Kubadda Cagta ...
BRAZIL: Julio Cesar, Dani Alves, Thiago Silva, Luiz, ...
(London), 19 June 2013. Naadiga lagu naaneyso The ...
(Miami) 19 June 2013. Cristiano Ronaldo ayaa ahaa ...
(Rio de Janeiro), 19 June 2013. Xiddiga qadka ...
(Brasilia) 19 June 2013 Waxay saacado yari inaga ...
(EFE) 19 June 2013. Warar soo ifbaxay maanta ...
(Milano) 19 June 2013 AC Milan ayaa la ...
GoolFM Mobile (USA)