Wednesday, June 19th, 2013

”Waan ka naxay geeridii moowtul faj’aha ahayd ee ku dhacday garsoore Nieuwenhuizen” – Blatter

Published on December 6, 2012 by

(Zurich) 06 Dis 2012   Gudoonka FIFA Sepp Blatter ayaa muujiyay sida uu uga murugaysan yahay geeridii degdegta ahayd ee ku timid calan haye Richard Nieuwenhuizen kaasoo u dhintay dhaawac lagama kacaan ahaa oo ay gaarsiiyeen dhalinyaro u ciyaarta naadiyo Dutch ah.

Richard Nieuwenhuizen, oo 41 jir ah, ayaa geeriyooday kadib markii ay weerareen 3 ciyaaryahan oo ka tirsan kooxda Nieuw Sloten iyadoo wiil uu dhalay calan waduhu uu u ciyaarayay kooxdii kasoo horjeeday ee Buitenboys.

”Waxaan jeclaan lahaa inaan soo bandhigo murugada iyo naxdinta aan dareemayo kadib geeridii Richard Nieuwenhuizen ayuu Blatter ku qoray warqad tacsi ahayd oo rasmi ahayd oo uu u diray xiriirdka kubadda cagta Holland.

Blatter ayaa tilmaamay inay kubaddu tahay muraayad ay iska aragto bulshada oo xumaan iyo samaan wixii kasoo baxa ay saameeyn ku yeelanayso isla mujtamaca guud ahaan.

”Si kastaba waxaa iga dhaadhacsanaan doonta in kubaddu ay noqon doonto wax weligeed loo irkado marka aad eegto tusaalaha uu dhigay madaalayaal uu ka mid yahay Mr. Nieuwenhuizen” ayuu raaciyay.

Gool FM

Comments

comments


Wararka

Alcantara

Thiago Alcantara oo go’aansaday inuu ka soo tago Barcelona….(Kooxduu ku jeedaa!?)

(EFE) 19 June 2013. Warar soo ifbaxay maanta ...
teve

WAR CUSUB: Carlos Tévez oo la sheegayo inuu AC Milan ula kulmay si qarsoodi ah (Maxaa la isku raacay?)

(Milano) 19 June 2013 AC Milan ayaa la ...
GoolFM_logo2

TOOS: ELMAN 0 VS APR 1: “Ciyaartiina waa dhammaatay iyadoo guul laga gaaray Elman”

(El Fasheir) 19 June 2013. Tartanka kooxaha Bariga ...
bg_villa_65

Arsenal oo Spurs uga horeeysa iibsiga David Villa.!! (Akhri sababta!)

(London) 19 June 2013 Arsenal ayaa loo arkaa ...
Cesc and Bale

Fabregas: “Way waalantahay Real Madrid haddii ay 100-milyan kula wareegto Gareth Bale”

(Rio de Janeiro), 19 June 2013. Cesc Fabregas ...
GoolFM_logo2

GOOLFM oo si toos ah u tabinaysa kulanka galabta dhexmaraya Elman iyo APR

(Daarfuur) 19 June 2013. Idaacadda GOOLFM ee Muqdisho ...
gattuso-jacket490ai_2

RASMI: Gattuso oo noqday macalinka Palermo

(Palermo) 19 June 2013 Kooxda Serie B ka ...
pri

WEERAR 3 XAGAL AH: AS Monaco oo AC Milan wax ka waydiisay laacibiinta Prince, Niang iyo El Shaarawy.!!

(Monte Carlo) 19 June 2013 Kooxda kaashka haysata ...
Elman1

Kabtan kooxda Elman oo rajo ka muujiyay kulanka ay galabta kooxdiisu ciyaareyso (Dhageyso)

(Daarfuur) 19 June 2013. Xasan Cali Rooble oo ...
aquilani-czech490ai_1

ITALY VS JAPAN: Macalinka Azzurri oo wax ka bedelaya safka hore balse….

(Rio De Janeiro) 19 June 2013 Macalinka Talyaaniga ...

GoolFM Mobile (USA)

GOOLMobile