Thursday, June 20th, 2013

Waa kuwee 11-kii laacib ee ugu wanaagsanaa heerka guruubyada koobka horyaallada Yurub?

Published on December 7, 2012 by

(Zurich) 07 Dis 2012  Koobka horyaallada Yurub oo ka bilaabmay qaaradda cajuusada ah bishii Sebtember ee sanadkan wuxuuna koobkaasi haatan kasoo gudbay heerkii wareegga guruubyada iyadoo ay soo bexeen 16 kooxood oo reebay tiro intaa le eg.

Kooxaha dadka ka yaabiyay waxaa ka mid ah kooxda Malaga oo wareegeeda oo ay kula jirtay Milan iyo Zenit guuldarro la’aan kaga soo baxday sanadkeedii ugu horreeyay ee ay koobkan ka qaybgasho, waxaa kaloo xusid mudan kooxda Shakhtar Donetsk oo weli sare u taagaysa shucladii ay shideen laacibiinta koofurta Ameerika iyo Chelsea oo koobkii ay haysatay uga hartay wareegga hore.

Ha iloobin sidoo kale kooxda Man City oo sanadkii 2-aad faloob ka noqotay koobkan oo ay ka hartay iyadoo aan kulan qura xitaa badinin sidaana ku seegtay xitaa koobka UEFA oo ay nafta maalmo kusii sabi lahayd.

Hadaba aynu eegno 11-ka laacib ee uu warsidaha Goal.com uu u gartay inay yihiin kuwii ugu wanaagsanaa koobka horyaallada Yurub ee haatan gaaray waregga bug-baxda hadii aad is waydiinayso sababta aan loogu soo darin xitaa hal laacib oo u ciyaara kooxda Borussia Dortmund oo lagu tilmaami karo tan ugu fiican koobkan ilaa haatan maadaama ay kaalinta 1-aad kaga soo baxday guruub loo bixiyay kii dhimashada oo ay kula jireen Real iyo Man City waa dood ay dad badani kula qabi karaan.

HART
Qiimeeynta: 3.42
MAN CITY
Kulamo: 6 L/Dh: 11

 

LAHM THIAGO SILVA DEMICHELIS
CHIELLINI
Qiimeeynta: 3.20
Qiimeeynta: 3.42 Qiimeeynta: 3.20
Qiimeeynta: 3.42
BAYERN MUNICH
PARIS SAINT-GERMAIN MALAGA JUVENTUS
Kulamo: 5 Goolal: 0
Kulamo: 6 Goolal: 2
Kulamo: 6 Goolal: 0
Kulamo: 6 Goolal: 0

 

FERNANDINHO
WILLIAN ISCO
Qiimeeynta: 3.92 Qiimeeynta: 3.83
Qiimeeynta: 3.88
 
SHAKHTAR DONETSK  SHAKHTAR DONETSK
MALAGA
Kulamo: 6 Goolal: 1
Kulamo: 6 Goolasha: 4
Kulamo: 6 Goolasha: 2

 

RONALDO
MESSI
Qiimeeynta: 3.58
 Qiimeeynta: 3.67
REAL MADRID BARCELONA
Kulamo: 6 Goolal: 6
Kulamo: 6 Goolal: 5

 

BURAK YILMAZ
Qiimeeynta: 3.25
GALATASARAY
Kulamo: 6 Goolal:  6

Gool FM

Comments

comments


Wararka

Manchester City's Aleksandar Kolarov (right) celebrates with team-mate Carlos Tevez (left) after scoring their fourth goal

Juventus oo Kolarov iyo Tevez kawada dooneysa Man City

(Turin), 20 June 2013. Naadiga lagu naaneyso Marwada ...
Luiz2

David Luiz oo sanka ka jabay kulankii xalay ee Brazil+Sawirro

(Castelo), 20 June 2013. Daafaca reer Brazil David ...
Italy

Talyaaniga oo gaaray Semefinalka koobka qaaradaha markii uu dirqi kaga badiyey Japan + Sawirro

(Pernambuco) 20 June 2013. Xulka Talyaaniga ayaa xalay ...
Selecao (1)

Xulka Selecao oo u soo baxay Semefinalka koobka qaaradaha markii ay xalay ka adkaadeen Mexico + Sawirro

(Castelao) 20 June 2013. Xulalka Brazil iyo Mexico ...
Italy vs Japan

Italy vs Japan 4-3 (Talyaaniga oo ku raayay ciyaar uu ku rafaaday)

Italy: Buffon; Maggio, Barzagli, Chiellini, De Sciglio; De ...
article-2344432-1A66E459000005DC-393_634x440

West Ham United oo funaanadeeda u xirtay Weeraryahan Andy Carroll

(Reuters) – London, 19 June 2013   Kooxda Kubadda Cagta ...
Kwadwo-Asamoah_Juventus-medical-visite-mediche

Juventus oo 100% toos u yeelatay Asamoah, kaddib markii ay Udinese ka iibsatay kala barkii ka dhinaa heshiiskiisa

(Reuters) – Torino, 19 June 2013   Kooxda Kubadda Cagta ...
brazil-meksiko2-600x300

GOOGOOSKA: Brazil vs Mexico 2-0 (Selecao & Azzurri oo semifinalka usoo baxay)

BRAZIL: Julio Cesar, Dani Alves, Thiago Silva, Luiz, ...
Cavani

Chelsea oo 24-ka saac ee soo socota wada hadalo la yeelaneysa Cavani….(Oo maxaa laga hadli?)

(London), 19 June 2013. Naadiga lagu naaneyso The ...
Ronaldo (5)

ARAGTI: C. Ronaldo ma yahay ciyaaryahanka ugu jir dhiska qurxoon kubadda cagta….(DAAWO SAWIRRO)

(Miami) 19 June 2013. Cristiano Ronaldo ayaa ahaa ...

GoolFM Mobile (USA)

GOOLMobile