Friday, October 31st, 2014

UCL: Shan waxyaabood oo aan todobaadkan ka baranay koobka horyaallada Yurub.!

Published on November 22, 2012 by

 (Zurich) 22 Nof 2012  Todobaadkan waxaa markale cadaatay xiisaha, maaweelada iyo quruxda koobka ugu sareeya kooxaha Yurub ee Horyaallada qaaradda.

Kulankii 5-aad ayaa noqday kii ugu soo wax soo saar badnaa kadib markii wareega 16-ka usoo bexeen kooxaha Paris Saint-Germain, Schalke, Arsenal, AC Milan, Borussia Dortmund, Real Madrid, Shakhtar Donetsk, Valencia, Bayern Munich iyo Barcelona oo kuligood soo tiigsaday wareega 16-ka.

Waxaa kaloo todobaadkan xilkii laga xayuubiyay Roberto Di Matteo oo ay Chelsea ilaa haatan ka doorbiday Rafa Benitez halka Robertaha kale ee Man City uusan xaalkiisu rigli ahayn hadaba aynu eegno shantii waxyaabood ee aanu ka baranay koobka horyaallada Yurub todobaadkan:

Luiz Adriano oo ciyaar wanaag ka door biday gool iyo guul ay Shakhtar.!

Keebaa kan ka kale ka xiisi doona ama u xiisi doona Di Matteo iyo Chelsea.!

Kooxda aan isku miisaannayn ee Zenit oo falkeedii lagu celiyay.!

Borussia Dortmund – Waa kooxda ilaa haatan ugu mudan koobka horyaallada Yurub.!

Hoowl haka gelin kooxdii guruubka hogaaminaysa.!

Gool FM

Aragtidiinu waa muhim

Comment


Wararka

Burnley-v-Everton

Everton oo u riyaaqday heshiiskana u cusbooneysiinaysa Samuel Eto’o

(London), 31 Oktoobar  2014    -Wararka ka imaanaya ...
S

KABAWAYN KOOB LA’AAN AH: AC Milan & Man Utd oo ka wada hadlaya inay kulan qaali ah ciyaaraan! (Goobtee & goortee?)

(Milano) 28 Okt 2014 - Kooxda AC Milan ...
f2

DAAWO TIRAKOOBKA: Kulanka Man C vs Man U oo noqon kara midkii ugu badnaa ee ay saftaan laacibiin Laatiin ah! + Sawirro

(Manchester) 31 Okt 2014 - Laacibiinta reer South ...
s

IS BARBARDHIG: Man C vs Man U middee ciyaartooy wanaagsan? + Sawirro

(Manchester) 31 Okt 2014 - Waa shaki la'aan ...
img3.kooora.com

Eeg Rikoorrada qarka u saaran in la jebiyo xilli Ciyaareedkan 2014-2015

(London), 31 Oktoobar 2014     -Illaa 7 Rikoor ...
s

KEENA MAN CITY: Xidigaha Man Utd oo u diyaar garoobaya Derby-ga Manchester! + Sawirro

(Manchester) 31 Okt 2014 - Angel di Maria ...
Santos and Ronaldo

“Cristiano Ronaldo kuma waalna Rikoodho jabinta ee waa wax la shaqeeya DNA-giisa”. Santos

(Portugal) 31 Agoosto 2014. Tababaraha xulka Portugal Fernando ...
Ronalddo

“Haddii ay ahaan lahayd doorasho xor ah, C. Ronaldo kuma uusan guuleysteen”. Madaxwaynaha Horyaalka Spain

(Spain) 31 Oktoobar 2014. Madaxwaynaha horyaalka La Ligaha ...
Sanchez

Sanchez oo ku soo biiray saaxada Twitter ka!

(London) 31 Oktobar 2014.  Weeraryahanka Arsenal Sanchez ayaa ...
Costa and Jose

Dooda Diego Costa ee u dhexeysa Jose Mourinho iyo xulka Spain oo weli taagan….(Markanna maxaa la yiri!?)

(Spain) 31 Oktoobar 2014. Waxaa maalmahanba muran ku ...

GoolFM Mobile (USA)

GOOLMobile