Saturday, May 25th, 2013

”Tegistii Drogba waxay nagu noqotay sidii ‘Maaso’ oo kale” – Mata

Published on December 7, 2012 by

(London) 07 Dis 2012  Laaacibk Juan Mata ayaa qortay inay tegistii Didier Drogba oo uu ku tilmaayay sida ”maanso” oo kale ay saameeyn xun ku yeelatay kooxda Chelsea oo aan ilaa haatan haatan helin halyeey booskiisa kasoo baxa.

Kubad qaabeeyaha kooxda Buluugga ah ayaa ku yiri warsidaha So Foot: ”Tegitaankii Drogba waxay noo ahayd sida maasada korontada oo kale waayo dagaalyahan ayuu noo ahaa”.

”Waxaa khasab nagu noqotay inaan naf raadino la’aantii taasoo adkaatay waayo sanado badan ayuu ahaa marxiyaha ama danab-gudbiyaha Chelsea” ayuu raaciyay Mata oo muujiyay inuu wax ka yaqaanno maadama fiisigiska (Physics)

Mata ayaa tibaaxay in waayihii Chelsea aysan howsha weerarku sidaa u dhib badnaan jirin. ”Kubadda unbaad siinaysaa deeto waxaad sugaysaa inuu ugu yaraan daafaca kasoo horjeeda ku khasbo inay khalad (faawal) galaan” ayuu ku dooday oo noo qishay inuu dabku ka dansan yahay kooxda Chelsea oo todobaadkan bartamihiisii noqotay kooxdii ugu horreeysay ee ka harta koobka UCL iyadoo haysata.

Gool FM

Comments

comments


Wararka

BLI099xCEAESk_5

Kooxda Bayern Munich oo ku guuleysatay koobka horyaallada Yurub + Sawirro

Sabti, 25 May 2013. Waxaa Caawa Garoonka Wembley ee ...
Sergio-Aguero-Manchester-City-Sunderland-Prem_2840436

Sergio Aguero oo heshiis cusub u saxiixay kooxdiisa Man City

(Reuters), 25 May 2013   Weeraryahanka kooxda Manchester City Sergio ...
final

HAMBALYO BAYERN….DAAWO GOOGOOSKA!: Borussia Dortmund vs Byern Munich 1-2 (Arjen Roben oo iska dhaqay khaladkii hore)

Borussia Dortmund (4-2-3-1): Weidenfeller; Piszczek, Subotic, Hummels, Schmelzer; ...
Messi

Naadiga Newell’s Old Boys oo dooneysa in hal kulan Barcelona ka soo tabal caareysato Lionel Messi

Sabti, 25 May 2013. Naadiga Newell's Old Boys ...
Arsenal

Xiddigaha lagu wado inay Arsenal iska iibiso xagaagan

Sabti, 25 May 2013. Arsenal ayaa muddo sideed ...
UEFA Final @ Wembley 25 May 2013 - German fans fighting

SAWIRRO+VIDEO: Taageerayaasha Bayern Munich iyo Dortmund oo gacanta iskula tagay ka hor kulanka caawa!

Sabti, 25 May 2013. Saacado yar kaddib ayaa ...
Kooxda Carragher

Waa tee kooxdii ugu fiicnayd ee uu la ciyaaro rugcadaaga Liverpool Carragher iyo kooxdii ugu fiicnayd uu ka soo horjeesto!?

Sabti, 25 May 2013. Rugcadaaga naadiga Liverpool Jamie ...
best-11-finale

ARAGTI: Waa kuwee 11-ka laacib ee ugu fiican kulanka caawa?

(London) 25 May 2013 Waxaa maanta taagan doodda ...
Ba

Demba Ba oo laga saaray liiska ciyaartoyda xulka Senegal!

Sabti, 25 May 2013. Weeraryahanka naadiga Chelsea Demba ...
honda

Milan oo howlaha Seedorf-Allegri Isniinta dhamaynaysa iyo Honda oo ay doonayso!

(Milano) 25 May 2013 Kooxda AC Milan ayaa ...

GoolFM Mobile (USA)

GOOLMobile