Wednesday, June 19th, 2013

Sunderland v Chelsea: Chelsea ma gaari doontaa guusheedii ugu horeysay EPL 7-kulan kaddib? (Wax ka sii ogow kulankan)

Published on December 8, 2012 by

Sabti, 08-12-2012. Iyado si fudud ku lumisay hogaanki horyaalka ayaa haddana kooxda reer London ee Chelsea waxaa ay galabta usafri doontaa kooxda uu hogaamiyo Martin O’Neill ee Sunderland.

Muhimada ciyaartan:

Taariikhda ciyaarta: Sabti, December 8.

Kooxaha ciyaari doona waa : Sunderland v Chelsea.

Garoonka: Stadium of Light.

Saacada geeska Afrika: 6:00.

Sunderland (sida macquulka ah, 4-4-2): Mignolet; Bardsley, Cuellar, O’Shea, Rose; Larsson, Gardner, McClean, Johnson; Sessegnon, Fletcher.

Waxaa ka maqan: Brown, iyo Cattermole oo labaduba dhaawac ah.

Waxaa tijaabo lagu sameyn doonaa: O’Shea iyo Fletcher oo xanuuno fud fud qaba.

Chelsea (sida macquulka ah, 4-2-3-1): Cech; Azpilicueta, Ivanovic, Cahill, Cole; Ramires, Oscar; Hazard, Mata, Lampard; Torres.

Waxaa ka maqan: Mikel (ganaax), Sturridge iyo Terry oo dhaawac ah.

Garsoore: Mark Halsey (waa ciyaartiisii 7 aad ee sanadkaan).

Tababare Rafael Benítez ayaa raadinaya guushii ugu horeysay ee horyaalka wadanka Ingriiska, Chelsea ayaa wax guul ah gaari weysay todobadii kulan ee ugu dambeysay horyaalka waana bilawgii ugu xumaa mudo 17 sano ah .

Labadan koox ayaa galabta kulmi doonaa markii 115 aad tartamada oo dhan waxaana markii ugu horeysay ay kulmeen 2-dii November 1908 –dii markaas oo ay Sunderland ku adkaatay 3-0.

Laakin waqtigaan la joogo Chelsea ayaa ka badis badan Sunderland waxaana ay Chelsea adkaatay 54 ciyaarood halka laga adkaaday 39 kulan waxaana ay isku garab dhaceen 21 kulan.

Comments

comments


Wararka

top-11-conf-cup

MAKU RAACSAN TAHAY?: Waa kuwee 11-ka laacib ee ugu wanaagsan koobka qaaradaha?

(Brasilia) 19 June 2013 Waxay saacado yari inaga ...
Alcantara

Thiago Alcantara oo go’aansaday inuu ka soo tago Barcelona….(Kooxduu ku jeedaa!?)

(EFE) 19 June 2013. Warar soo ifbaxay maanta ...
teve

WAR CUSUB: Carlos Tévez oo la sheegayo inuu AC Milan ula kulmay si qarsoodi ah (Maxaa la isku raacay?)

(Milano) 19 June 2013 AC Milan ayaa la ...
GoolFM_logo2

TOOS: ELMAN 0 VS APR 1: “Ciyaartiina waa dhammaatay iyadoo guul laga gaaray Elman”

(El Fasheir) 19 June 2013. Tartanka kooxaha Bariga ...
bg_villa_65

Arsenal oo Spurs uga horeeysa iibsiga David Villa.!! (Akhri sababta!)

(London) 19 June 2013 Arsenal ayaa loo arkaa ...
Cesc and Bale

Fabregas: “Way waalantahay Real Madrid haddii ay 100-milyan kula wareegto Gareth Bale”

(Rio de Janeiro), 19 June 2013. Cesc Fabregas ...
GoolFM_logo2

GOOLFM oo si toos ah u tabinaysa kulanka galabta dhexmaraya Elman iyo APR

(Daarfuur) 19 June 2013. Idaacadda GOOLFM ee Muqdisho ...
gattuso-jacket490ai_2

RASMI: Gattuso oo noqday macalinka Palermo

(Palermo) 19 June 2013 Kooxda Serie B ka ...
pri

WEERAR 3 XAGAL AH: AS Monaco oo AC Milan wax ka waydiisay laacibiinta Prince, Niang iyo El Shaarawy.!!

(Monte Carlo) 19 June 2013 Kooxda kaashka haysata ...
Elman1

Kabtan kooxda Elman oo rajo ka muujiyay kulanka ay galabta kooxdiisu ciyaareyso (Dhageyso)

(Daarfuur) 19 June 2013. Xasan Cali Rooble oo ...

GoolFM Mobile (USA)

GOOLMobile