Steve Clarke iyo Marouane Fellaini oo noqday macalinka iyo ciyaariyahanka bisha ee Premier League
Published on December 12, 2012 by adminka

ARBACO-12-12-2012-Macalinka kooxda West Brom Steve Clarke ayaa loo mgacaabay macalinkii ugu fiicnaa bishii November horyaalk Premier League.
49 jirkaan u dhashay dalka Scotland ayaa noqday maclinkii labaad ee layliya kooxda Baggies ee ku guuleeysta abaalmarintaan , tan iyo Roberto Di Matteo oo ku guulestay baal marintaan bishii September 2010.
Clarke aya ku hogamiayay afar guul oo xariir ah bsihii la soo dhafaay tasoo ka dhigtay marki ugu horeysay oo sidaas ay sameyso kooxda West Brom horyaalka Premier League.
Sidoo kale laacibka kooxda Everton Marouane Fellaini ayaa isna ku guuleystay abalmarinta laacibka bisha markii uu afar gool dhaliyay bsihii la soo dhafay ee November.
Comments
comments
Wararka
(El Fasheir) 19 June 2013. Tartanka kooxaha Bariga ...
(London) 19 June 2013 Arsenal ayaa loo arkaa ...
(Rio de Janeiro), 19 June 2013. Cesc Fabregas ...
(Daarfuur) 19 June 2013. Idaacadda GOOLFM ee Muqdisho ...
(Palermo) 19 June 2013 Kooxda Serie B ka ...
(Monte Carlo) 19 June 2013 Kooxda kaashka haysata ...
(Daarfuur) 19 June 2013. Xasan Cali Rooble oo ...
(Rio De Janeiro) 19 June 2013 Macalinka Talyaaniga ...
(Daarfuur) 19 June 2013. Asigoo ku sagan deegaanka ...
(London) 19 June 2013 Wararkii ugu dambeeyay ee ...
GoolFM Mobile (USA)