(Roma) 12 Dis 2012 Waxaa jirta murti tiraahda ‘Baahidu waa hooyada wax curinta” hadaba horyaalka Talyaaniga oo la da’yareeyay kadib dhibaatooyinka dhaqaale ee ku dhuftay galbeedka oo ay Yurubi ku jirto ayaa waxay keentay in loo jeesto dhanka da’yarta taasoo keentay inay mar qura soo baxaan xarfaan kubad ahaan qayrul caadi ah balse aan markii hore kalsooni la siin jirin kuwaasoo aanu ka xusi karno Stephan El Shaarawy, Lorenzo Insigne, Mattia De Sciglio, Mattia Destro IWM.
Hadaba iminka oo ay suuqa kala iibsiga xilliga jiilaalka ay ka harsan tahay wax aan dhamayn 3 todobaad ayay naadiyada Serie A ayaa doonaya inay markale iska faarujiyaan laacibiinta qawaarrada ah ee ay qandaraasyadoodu dhacayaan xagaaga soo aadan iyo kuwa aan bandhigooda lagu qancin.
Tiiyoo ay jiraan kuwo uu heshiiskooda kujiro shuruud dhigaysa inay kooxdu qandaraaska u dheerayn karto hadii ay doonto iyo kuwo ay u furan tahay inay ciddii ay doonaan la heshiiyaan iyagoo aan cidna fasax ka qaadanin kuwaasoo ay ka mid yihiin Walter Samuel iyo Christian Abbiati.
Hadaba halkan hoose ka eeg taxa ama liiska laacibiinta uu qandaraaskoodu dhamaanayo xagaaga (Bosman) balse laga yaabo inay dhaqaajiyaan wixii ka bilowda bisha Janaayo ee soo aadan:
| Dhashay | ||
| Andrea Consigli | 27 Jan 1987 | Goolhaye |
| Giorgio Frezzolini | 21 Jan 1976 | Goolhaye |
| Ciro Polito | 12 Apr 1979 | Goolhaye |
| Daniele Capelli | 20 Jun 1986 | Daafac |
| Michele Ferri | 29 May 1981 | Daafac |
| Cristian Raimondi | 30 Apr 1981 | Khad dhexe |
| Dhashay | ||
| Federico Agliardi | 11 Feb 1983 | Goolhaye |
| Archimede Morleo | 26 Sep 1983 | Daafac |
| Daniele Portanova | 17 Dec 1978 | Daafac |
| Diego Perez | 18 May 1980 | Khad dhexe |
| Andrea Pisanu | 07 Jan 1982 | Khad dhexe |
| Dhashay | ||
| Vlada Avramov | 05 Apr 1979 | Goolhaye |
| Lorenzo Ariaudo | 11 Jun 1989 | Daafac |
| Daniele Conti | 09 Jan 1979 | Khad dhexe |
| Nene | 28 Jul 1983 | Weerar |
| Dhashay | ||
| Mariano Andujar | 30 Jul 1983 | Goolhaye |
| Pablo Alvarez | 17 Apr 1984 | Daafac |
| Blazej Augustyn | 26 Jan 1988 | Daafac |
| Nicola Legrottaglie | 20 Oct 1976 | Daafac |
| Giovanni Marchese | 17 Oct 1984 | Daafac |
| Alessandro Potenza | 08 Mar 1984 | Daafac |
| Adrian Ricchiuti | 30 Jun 1978 | Khad dhexe |
| Takayuki Morimoto | 07 May 1988 | Weerar |
| Dhashay | ||
| Lorenzo Squizzi | 20 Jun 1974 | Goolhaye |
| Marco Andreolli | 10 Jun 1986 | Daafac |
| Bostjan Cesar | 09 Jul 1982 | Daafac |
| Dario Dainelli | 09 Jun 1979 | Daafac |
| Boukary Drame | 22 Jul 1985 | Daafac |
| Pavol Farkas | 27 Mar 1985 | Daafac |
| Nicolas Frey | 06 Mar 1984 | Daafac |
| Bojan Jokic | 17 May 1986 | Daafac |
| Gennaro Sardo | 08 May 1979 | Daafac |
| Francesco Dettori | 02 Mar 1983 | Khad dhexe |
| Luciano | 03 Dec 1975 | Khad dhexe |
| David Di Michele | 06 Jan 1976 | Weerar |
| Davide Moscardelli | 03 Feb 1980 | Weerar |
| Sergio Pellissier | 12 Apr 1979 | Weerar |
| Dhashay | ||
| Cristiano Lupatelli | 21 Jun 1978 | Goolhaye |
| David Pizarro | 11 Sep 1979 | Khad dhexe |
| Luca Toni | 26 May 1977 | Weerar |
| Dhashay | ||
| Damiano Ferronetti | 01 Nov 1984 | Daafac |
| Emiliano Moretti | 11 Jun 1981 | Daafac |
| Dhashay | ||
| Walter Samuel | 22 Mar 1978 | Daafac |
| McDonald Mariga | 04 Apr 1987 | Khad dhexe |
| Javier Zanetti | 10 Aug 1973 | Khad dhexe |
| Dhashay | ||
| Rubinho | 04 Aug 1982 | Goolhaye |
| Vincenzo Iaquinta | 21 Nov 1979 | Weerar |
| Dhashay | ||
| Juan Pablo Carrizo | 06 May 1984 | Goolhaye |
| Giuseppe Biava | 08 May 1977 | Daafac |
| Modibo Diakite | 02 Mar 1987 | Daafac |
| Lionel Scaloni | 16 May 1978 | Daafac |
| Luciano Zauri | 20 Jan 1978 | Daafac |
| Cristian Brocchi | 30 Jan 1976 | Khad dhexe |
| Pasquale Foggia | 03 Jun 1983 | Khad dhexe |
| Tommaso Rocchi | 19 Sep 1977 | Weerar |
| Dhashay | ||
| Christian Abbiati | 08 Jul 1977 | Goolhaye |
| Daniele Bonera | 31 May 1981 | Dhexe |
| Mario Yepes | 13 Jan 1976 | Dhexe |
| Massimo Ambrosini | 29 May 1977 | Khad dhexe |
| Mathieu Flamini | 07 Mar 1984 | Khad dhexe |
| Dhashay | ||
| Roberto Colombo | 24 Aug 1975 | Goolhaye |
| Morgan De Sanctis | 26 Mar 1977 | Goolhaye |
| Salvatore Aronica | 20 Jan 1978 | Daafac |
| Hugo Campagnaro | 27 Jun 1980 | Daafac |
| Gianluca Grava | 07 Mar 1977 | Daafac |
| Leandro Rinaudo | 09 May 1983 | Daafac |
PALERMO |
Dhashay | |
| Francesco Benussi | 15 Oct 1981 | Goolhaye |
| Giacomo Brichetto | 09 May 1983 | Goolhaye |
| Michel Morganella | 17 May 1989 | Daafac |
| Igor Budan | 22 Apr 1980 | Weerar |
| Fabrizio Miccoli | 27 Jun 1979 | Weerar |
| Dhashay | ||
| Nicola Pavarini | 24 Feb 1974 | Goolhaye |
| Massimo Gobbi | 31 Oct 1980 | Daafac |
| Alessandro Lucarelli | 22 Jul 1977 | Daafac |
| Marco Marchionni | 22 Jul 1980 | Khad dhexe |
| Dhashay | ||
| Ivan Pelizzoli | 18 Nov 1980 | Goolhaye |
| Antonio Bocchetti | 11 Jun 1980 | Daafac |
| Damiano Zanon | 09 Feb 1983 | Daafac |
| Manuele Blasi | 17 Aug 1980 | Khad dhexe |
| Eugenio Romolo Togni | 09 Sep 1982 | Khad dhexe |
| Vladimir Weiss* | 30 Nov 1989 | Weerar |
*Qandaraasyo ay u furan tahay in la kordhiyo oo la gaarsiiyo ilaa 2014
| Bogdan Lobont | 18 Jan 1978 | Goolhaye |
| Simone Perrotta | 17 Sep 1977 | Khad dhexe |
| Dhashay | ||
| Tommaso Berni | 06 Mar 1983 | Goolhaye |
| Paolo Castellini | 25 Mar 1979 | Daafac |
| Gianni Munari | 24 Jun 1983 | Khad dhexe |
| Fernando Tissone | 24 Jul 1986 | Khad dhexe |
| Dhashay | ||
| Andrea Campagnolo | 07 Jun 1978 | Goolhaye |
| Simone Farelli | 19 Feb 1983 | Goolhaye |
| Gianluca Pegolo | 25 Mar 1981 | Goolhaye |
| Matteo Contini | 16 Apr 1980 | Daafac |
| Cristiano Del Grosso | 24 Mar 1983 | Daafac |
| Massimo Paci | 09 May 1978 | Daafac |
| Roberto Vitiello | 08 May 1983 | Daafac |
| Angelo | 12 Jun 1981 | Khad dhexe |
| Alessio Sestu | 29 Sep 1983 | Khad dhexe |
| Erjon Bogdani | 14 Apr 1977 | Weerar |
| Marcelo Larrondo | 16 Aug 1988 | Weerar |
| Michele Paolucci | 06 Feb 1986 | Attacker |
| Reginaldo | 31 Jul 1983 | Weerar |
| Alessandro Rosina | 31 Jan 1984 | Weerar |
| Dhashay | ||
| Salvatore Masiello | 31 Jan 1982 | Daafac |
| Guillermo Rodriguez* | 21 Mar 1984 | Daafac |
| Giuseppe De Feudis | 10 Jul 1983 | Khad Dhexe |
| Rolando Bianchi | 15 Feb 1983 | Weerar |
| Alessandro Sgrigna | 24 Apr 1980 | Weerar |
*Qandaraasyo ay u furan tahay in la kordhiyo oo la gaarsiiyo ilaa 2015
| Dhashay | ||
| Zeljko Brkic | 09 Jul 1986 | Goohaye |
| Paulo Barreto | 12 Jul 1985 | Weerar |