Wednesday, June 19th, 2013

Roberto Mancini “Waxaan ku guuleysanayaa Champion League 14-sano kaddib sida Ferguson”

Published on December 8, 2012 by

Sabti, 08-12-2012. Man City ayaa 2-sano oo isku xigta ay ka qeyb gashay tartanka Champion League ayay ku soo hartay wareega group-yada waxa uuna sheegay tababare Roberto Mancini in 12-sano kaddib inuu ku guuleysan doono Champion League sida tababaraha Man United Sir Alex Ferguson.

2-sano ayaa hadda gudubtay 14-ka sano uu sheegay Mancini wuxuuna u baahan yahay in loo sii sabro 12-sano oo kale si uu ugu guuleysto tartanka Champion League.

Waxa uuna sheegay Mancini isaga oo ka hadlaya ka soo haristooda Champion League in xusuusta dib oo celiyo oo la qiyaanin iyadoo uu kula guuleystay Sir Alex Ferguson kooxda Man United Champion League 14-sano kaddib, isla markaana uu u  baahan yahay in 12-sano loo sabro si uu ugu guuleysto koobkan.

Comments

comments


Wararka

Kwadwo-Asamoah_Juventus-medical-visite-mediche

Juventus oo 100% toos u yeelatay Asamoah, kaddib markii ay Udinese ka iibsatay kala barkii ka dhinaa heshiiskiisa

(Reuters) – Torino, 19 June 2013   Kooxda Kubadda Cagta ...
brazil-meksiko2-600x300

TOOS u daawo: Brazil vs Mexico – LIVE (Koobka qaaradaha)

BRAZIL: Julio Cesar, Dani Alves, Thiago Silva, Luiz, ...
Cavani

Chelsea oo 24-ka saac ee soo socota wada hadalo la yeelaneysa Cavani….(Oo maxaa laga hadli?)

(London), 19 June 2013. Naadiga lagu naaneyso The ...
Ronaldo (5)

ARAGTI: C. Ronaldo ma yahay ciyaaryahanka ugu jir dhiska qurxoon kubadda cagta….(DAAWO SAWIRRO)

(Miami) 19 June 2013. Cristiano Ronaldo ayaa ahaa ...
Javier Martinez

Javier Martinez: “Waxaan rajeenayaa in hal maalin xitaa u ciyaaro sida Iniesta”

(Rio de Janeiro), 19 June 2013. Xiddiga qadka ...
top-11-conf-cup

MAKU RAACSAN TAHAY?: Waa kuwee 11-ka laacib ee ugu wanaagsan koobka qaaradaha?

(Brasilia) 19 June 2013 Waxay saacado yari inaga ...
Alcantara

Thiago Alcantara oo go’aansaday inuu ka soo tago Barcelona….(Kooxduu ku jeedaa!?)

(EFE) 19 June 2013. Warar soo ifbaxay maanta ...
brazil-meksiko2-600x300

TOOS u daawo: Brazil vs Mexico – LIVE (Koobka qaaradaha)

Halkan ka DAAWO Gool FM
teve

WAR CUSUB: Carlos Tévez oo la sheegayo inuu AC Milan ula kulmay si qarsoodi ah (Maxaa la isku raacay?)

(Milano) 19 June 2013 AC Milan ayaa la ...
GoolFM_logo2

TOOS: ELMAN 0 VS APR 1: “Ciyaartiina waa dhammaatay iyadoo guul laga gaaray Elman”

(El Fasheir) 19 June 2013. Tartanka kooxaha Bariga ...

GoolFM Mobile (USA)

GOOLMobile