Talaado, 11-12-2012.
OGEYSIIS MUHIIM AH
Ma ogtahay Dhagayste ama aqriste in dhawaan Idaacadda GOOLFM Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ay ka bilaaban doonto Sheeko cusub oo maalinle ah oo la magac baxday DHOOFKAADII DHIBBUU II KORDHIYEY!!.
Haddaba qisooyin kala duwan oo xanuun badan ayaad ku dhagaysan doonataa Sheekadan cusub ee maalinlaha ah ee DHOOFKAADII DHIBBUU II KORDHIYEY!! oo 01-january- ee sanadka cusub 2013 ka bilaaban doonta Idaacadda GOOLFM ee Magaalada Muqdisho.
Waxayna soo gali doontaa maalin walba 1:30 Duhurnimo iyadoo rogaal celisana waxaad maqlidoontaan 9:00 Habeenimo waa dadka ku nool Muqdisho iyo nawaaxigeeda.
Dadka caalamka ku sugan ayaa sidoo kale Sheekadan kala socon doona bogga Internet-ka ee goolfm.net
waxa ayna maskaxdiisa ka soo maaxatay C/llaahi Cismaan Faarax.
haddaba yeysan ku seegin Sheekadan Cusub ee DHOOFKAADII DHIBBUU II KORDHIYEY!!.
Halkaan hoose ka dhagayso goos gooska Sheekada
GOOLFM Muqdisho