”Niyadda ayaan ka dilnay kooxda Man City” – Evra
Published on December 11, 2012 by Raage
(Manchester) 11 Dis 2012 Daafaca dadabka bidix ee Manchester United Patrice Evra ayaa sheegay inay si wanaagsan ula macaamileen kooxda ay deriska yihiin ee Manchester City oo sida uu qabo ay jug macnawiyadeed ama dhanka niyadda ah gaarsiiyeen.
Ntd ayaa soo gababagabaysay guuldarra la’aantii kooxda Citizens oo aan laga badinin 37 kulan oo horyaalka Ingiriiska ah taasoo 2 sano ku dhowaad ah.
Evra ayaa rumeysan ayaa taasi aad u caawin doonto maadaama ay dhaawac u gaysteen niyadda kooxda Man City. ”Guusha aan ka gaarnay kooxda City waxay muhim noogu tahay dhanka niyadda oo laba dhinac u fasirmaysa” ayuu yiri Evra
Gool FM
Comments
comments
Wararka
(AFP) – Paris, 19 June 2013
Maxkamad ku taalla ...
(EFE) – Jerusalem, 19 June 2013
Xulka Qaranka Spain ...
(Reuters) – Seoul, 18 June 2013
Xulka Qaranka Waddanka ...
(Reuters) – Addis Ababa, 18 June 2013
Guddoomiyaha Xiriirka ...
(DPA), 18 June 2013
Shabakadda ‘Globo’ ee Waddanka Brazil ...
Italy U21: Bardi; Donati, Bianchetti, Caldirola, Regini; Florenzi, ...
(EFE) 18 June 2013. Warar soo ifbaxaya saakay ...
Halkan ka DAAWO
Gool FM
Halkan ka DAAWO
Gool FM
Talaado, 18 June 2013. Waxaan halkaan idin kugu soo ...
GoolFM Mobile (USA)