Saturday, April 18th, 2015

Natiijooyinkii Ciyaarihii xalay ee Isreeb-reebka K/Adduunka 2014-ka ee Qaaradda Yurub

Published on September 12, 2012 by

Arbaco, 12/09/2012

Frank Lampard oo dhalinaya Goolkii rigoorada ahaa ee xalay uu ka dhaliyay Ukraine

Waxaa xalay la ciyaaray kulammadii labaad ee Isreeb-reebka Koobka Adduunka 2014-ka ee ka dhici doona dalka Brazil, ciyaarahaas oo ka dhacay Qaaradda Yurub, waxaana xulalku ay isku arkeen sidatan:-
Group A:

11/09/2012    Serbia     6 – 1    Wales
16′  A. Kolarov,   24′  Z. Tosic,  31′ G. Bale (Wales),  39′    F. Djuricic, 55′    D. Tadic,  80′ B. Ivanovic,  90′  M. Sulejmani.
11/09/2012    Belgium    1 – 1    Croatia
6′  Perisic(Croatia),  45′  G. Gillet.
11/09/2012    Scotland    1 – 1    Rep. of Macedonia
11′  N. Noveski , 43′  K. Miller (Scotland).

Group B:
11/09/2012    Bulgaria    1 – 0    Armenia
43′ Manolev.
11/09/2012    Italy    2 – 0    Malta
5′ Destro, 90′ Peluso.

Group C:
11/09/2012    Sweden   2 – 0    Kazakhstan
37′ Elm, 90′ Berg.
11/09/2012    Austria    1 – 2    Germany
44′, M. Reus,  52′ M. Özil (Rigore.), 57′    Z. Junuzovic  (Austria)

Group D:
11/09/2012    Romania   4 – 0    Andorra
29′, G. Torje,  44′ C. Lazar, 90′  M.V. Gaman,  90′ A. Maxim.
11/09/2012    Turkey      3 – 0    Estonia
44′ E. Belözoglu,   60′  U. Bulut,  75′  S. Inan.
11/09/2012    Hungary    1 – 4    Holland
4′  J. Lens, 7′  B. Dzsudzsak (Hungry/Rigoore),  19′     B.M. Indi,  53′    J. Lens , 74′ K.J. Huntelaar .

Group E:
11/09/2012    Cyprus     1 – 0    Iceland
57′  K. Makrides.
11/09/2012    Norway  2 – 1    Slovenia
17′ M. Suler (Slovenia), 26′ M. Henriksen, 90′  J.A. Riise (Rigoore)
11/09/2012    Switzerland    2 – 0    Albania
22′ X. Shaqiri, 68′  G. Inler (Rigoore).

Group F:
11/09/2012    Israel    0 – 4    Russia
7′ A. Kerzhakov, 18′ A. Kokorin,  64′ A. Kerzhakov,  77′    V. Fayzulin.
11/09/2012    Northern Ireland    1 – 1    Luxembourg
14′    D. Shiels (Ireland), 7′  D.D. Mota.
11/09/2012    Portugal  3 – 0    Azerbaijan
63′ S. Varela,  85′ H. Postiga,  88′ B. Alves.

Group G:
11/09/2012    Bosnia-Herzegovina    4 – 1    Latvia
5′ K. Gorkss (Latvia),  12′  Z. Misimovic (Rigoore), 44′  M. Pjanic,  54′ Z. Misimovic, 90′  Eden Dzeko.
11/09/2012    Slovakia  2 – 0    Liechtenstein
36′  M. Sapara, 78′  M. Jakubko.
11/09/2012    Greece      2 – 0    Lithuania
55′ S. Ninis,  72′ K. Mitroglou.

Group H:
11/09/2012    San Marino    0 – 6    Montenegro
24′ L. Djordjevic, 26′ F. Beqiraj,  51′ F. Beqiraj, 69′ E. Zverotic, 78′ A. Delibasic,  82′ A. Delibasic.
11/09/2012    Poland    2 – 0    Moldova
33′ J. Blaszczykowski (Rigoore)     , 81′  Wawrzyniak.
11/09/2012    England     1 – 1    Ukraine
38′, Y. Konoplyanka 87′    Frank Lampard (UK/Rigoore),  88′ Steven Gerrard  (Kaarka Cas).

Group I:
11/09/2012    Georgia       0 – 1    Spain
86′ Soldado.
11/09/2012    France    3 – 1    Belarus
49′  Capoue, 68′ C. Jallet, 72′  Putsila (Belarus),  80′ F. Ribéry

Steven Gerrard oo loo taagayo Kaarka cas kulankii xalay ee Isreeb-reebka K/Adduunka ee Ingiriiska iyo Ukraine

 

 

Waxaa Diyaariyay: Yaxye Yuusuf Khasaaro

Xafiiska Rennes – France

Aragtidiinu waa muhim

Comment


Wararka

IMG_8222

DHAGEEYSO:Warbixin todobaadkii tagay iyo Horyaalka dalka(Waa qalinkii Wariye C/laahi Daahir Siyaad Dhakoos)

(Muqdisho) 18 Abriil 2015. Garoonka Banaadir waxaa todobaadkii ...
Arteta

Mikel Arteta oo ka hadlay waqtiga uu heshiiska u kordhin doono Arsenal

(London) 18 Abriil 2015 Kabtanka kooxda Arsenal Mikel Arteta ayaa ...
s

TOOS u daawo: Barcelona vs Valencia CF – LIVE (Derby-ga Catalonia)

 Barcelona vs Valencia CF  Barcelona vs Valencia CF  Barcelona vs ...
Ronaldinho

Ronaldinho: Kama fariisanayo kubadda cagta”

(Mexico) 18 Abriil 2015 Laacibkii hore ee kooxaha Barcelona ...
wenger-fa-cup-2

Wenger oo ku faanay inuu soo qaaday koobabka laga ciyaaro wadamadii uu tababaraha ka soo noqday

(London) 18 Abriil 2015 Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger ...
Maya

Juan Mata oo caawa markii ugu horreysay ku soo laabanaya Stamford Bridge tan iyo markii uu ka tagay Chelsea… (Soo dhaweyn caynkee ah ayuu kala kulmi doonaa taageerayaasha Blues?)

(London) 18 Abriil 2015 – Juan Mata ayaa ...
m

FIKIRKAAGA KA DHIIBO: CHELSEA V MAN UTD…Kooxdee lagu muquunin doonaa kulankii Kaba waynta?

(London) 18 Abriil 2015 - Waxaa xilli dambe ...
verratti-sur-la-bonne-voie_115425

Marco Verratti: Ancelotti waa aabahay oo kale”

(Paris) 18 Abriil 2015 Laacibka kooxda PSG Marco Verratti ayaa ...
welbeck

Danny Welbeck oo doonaya inuu goolal badan u dhaliyo Arsenal mustaqbalka

(London) 18 Abriil 2015 Weerar yahanka kooxda Arsenal Danny Welbeck ...
IMG_1603

Madaxda Wasaaradaha Isboortiga iyo Dhalinyarada ee Dowlad Goboleedyada dalka oo Muqdisho kulan ku yeeshay + Sawirro

(Muqdisho) 18 Abriil 2015. Shalay waxaa garoonka banaadir ...

GoolFM Mobile (USA)

GOOLMobile