Wednesday, June 19th, 2013

WAR CULUS: ”Muslim maahi balse waan u riyaaqaa nabi MUXAMED (NNKH) iyo Islaamka” – Chicharito

Published on December 5, 2012 by

(Manchester) 05 Dis 2012  Weeraryahanka reer Mexico ee u ciyaara kooxda Man Utd Javier Hernández (Chicharito) ayaa sida lagu faafiyay Internet-ka wuxuu ka hadlay aragtidiisa ku aadan nabigeenna Muxamed (NNKH) oo uu weliba hadal wanaagsan ka sheegay jeer ay galbeedka kusoo badanayeen dadka magaca ku raadiya aflagaadaynta iyo meel ka dhaca lagu sameeyo nabigeenna suuban (NNKH)

Chicharito ayaa bogiisa Twitter-ka kusoo qoray sidatan: #Chicharito #CNN News: “Muslim maahi, balse aad baan ula dhacsanahay ama ugu riyaaqaa nabi Muxamed (NNKH) iyo Islaamka” #MUFC #GGMU -http://twitter.com/Mad2Pac…

Sida uu u dhignaa qoraalka Twitter-ka ayay la yaab ahayd inuu Chicharito magaca nabiga raaciyo S.A.W oo la mid SALLALLAAHU CALAYHI WASALLAM oo ah duco waajib ku ah qof kasta oo Islaam ah oo maqla magaca nabigeenna Muxamed lamase oga waxa ku dhaliyay fikraddan wiilka reer Mexico iyo inuu Ilaahay hanuunkii lasoo doonay iyo in kale.

Allaahu AKBAR……….

Gool FM

Comments

comments


Wararka

Ribery-Benzema-AFP

Maxkamaddii Ribery iyo Karim Benzema oo dib loo dhigay illaa sanadka dambe

(AFP) – Paris, 19 June 2013   Maxkamad ku taalla ...
article-2344034-1A637DD8000005DC-177_634x507

Daawo Sawirrada Xulka Spain oo ku guuleystay Koobkii Qarammada Yurub ee 21-jirrada

 (EFE) – Jerusalem, 19 June 2013   Xulka Qaranka  Spain ...
Iran

Iran iyo South Korea oo u soo baxay Koobka Adduunka 2014-ka ee Brazil

  (Reuters) – Seoul, 18 June 2013   Xulka Qaranka Waddanka ...
Ethiopian-Team

Itoobiya oo laga celin doono 3-dii Dhibcood ee ay ka heshay Kulankeedii Botswana

(Reuters) – Addis Ababa,  18 June 2013   Guddoomiyaha Xiriirka ...
Brazil_1

Brazil oo Dakhli fara badan ka soo gali doono Dalxiisayaasha daawanaya Koobka Qaaradaha

(DPA), 18 June 2013   Shabakadda ‘Globo’  ee Waddanka Brazil ...
ita

GOOGOOSKA: Italy vs Spain 2-4 (Spain oo markale Italia afar u dhiibtay)

Italy U21: Bardi; Donati, Bianchetti, Caldirola, Regini; Florenzi, ...
cavaniiiii

Napoli oo dalab adag hor dhigtay Real Madrid!….(Madrid oo aqbali doonta haddii ay dhab u dooneyso Cavani)

(EFE) 18 June 2013. Warar soo ifbaxaya saakay ...
Har

Hawd vs Daad Madheedh 1-0 (Hawd oo soo labaysay Maroodi Jeex)

Halkan ka DAAWO Gool FM
Har

Maroodi Jeex vs Gabiley 2-1 (Maroodi Jeex oo isa soo mutaxday madasha finalka)

Halkan ka DAAWO Gool FM
Shaciyarada

Dhagayso: Barnaamijka Sharciyada Isboortiga ee GOOLFM

Talaado, 18 June 2013. Waxaan halkaan idin kugu soo ...

GoolFM Mobile (USA)

GOOLMobile