Saturday, May 25th, 2013

Milan waxay tebeysaa dhirbaaxadaydii: ”Ma jecleeyn qaab-jarriinka tinta El Shaarawy iyo xitaa sunniyihiisa” – Gattuso

Published on December 11, 2012 by

(Sion) 11 Dis 2012  Raacaha kulul ee khadka dhexe Gennaro Ivan Gattuso ayaa dib u jalleecay kooxda AC Milan oo uu xagaagii ka tegey isagoo raalli gelin ka bixiyay hadal uu ayaan hore sheegay oo ahaa inuu isbedelay qolka lebiska Milan oo uu ku tilmaamay mid foowdo noqday.

“Waan jeclahay Milan. Waxay ahayd riyo dhamaatay kadib 13 sanadood. Waxaana isu arkaa taageere xagjir ah oo ku guulaystay koobka horyaallada Yurub iyo laacibka 6-aad ee ugu safashada badan naadiga Milan taariikhdeeda oo dhan.” ayuu isku qanciyay Gattuso

“Hadda waxaan fahmi karaa inay khalad tahay in jiilka kugu xiga aad ka rajeeyso inay sidaada oo kale u dhaqmaan. Ma jecleeyn qaab-jarriinka tinta El Shaarawy, iyo xitaa sunniyihiisa.” ayuu ku kaftamay

“Laga yaabee inay tebayaaan dhirbaaxadaydii, lkn waan ku celinayaaye waan khaldanaa haatan Al Shacraawi wuxuu muujinayaa inuu yahay xidig soo baxay.” ayuu qiray Gattuso.

Gool FM

Comments

comments


Wararka

alanatore

Walter Mazzarri oo loo magacaabay tababaraha cusub ee kooxda Inter

(ANSA), 24 May 2013   Kooxda Kubadda Cagta Inter Milan ...
europa-league

RASMI : UEFA oo ku dhawaaqday in kooxdii ku guuleysata Koobka UEFA ay toos uga qayb geli doonto Horyaallada Yurub

(Reuters), 24 May 2013   Xiriirka Kubadda Cagta UEFA ayaa ...
C_3_Media_1708376_immagine_oleft

WAR DEG DEG AH : Napoli oo qaadatay tababare Rafael Benitez

(Italy), 24 May 2013   Kooxda Kubadda Cagta Napoli ee ...
1956063_w2

Xiriirka UEFA oo adkeynaya Xeerka Ciqaabta Midab Takoorka ka dhaca Kubadda Cagta

(Reuters), 24 May 2013   Xiriirka Kubadda Cagta Qaaradda Yurub ...
int

WAR DEG DEG AH: Inter oo cayrisay Andrea Stramaccioni

(Milano) 24 May 2013 Camaaliqada reer Talyaani ee ...
Ibra

Ibrahimovic oo u xiisay qadadii lacag la’aanta ahayd ee Talyaaniga!!

(Paris) 24 May 2013 Zlatan  Ibrahimovic waa mid ...
real

DAAWO: Baska gaarka ah ee Real Madrid oo si bilaash ah ku qaaday taageerayaal sugayay bas caadi ah!

(Madrid) 24 May 2013 Xilli-ciyaareedkii lasoo dhaafay dabcan ...
maro1

Maroodi guuldarro u saadaaliyay Borussia Dortmund kulanka habeen dambe! (Daawo xayawaannada wax saadaaliya oo dhan)

(London) 24 May 2013 Waxaa habeen dambe isku ...
futsal3

DAAWO: Garsoore herti dhulka la geliyay mid ka mid ah goolhayayaashii ciyaartii uu dhex dhexaadinayay!!

(Belgrade) 24 May 2013 Futsal-ka oo ka tirsan ...
otre

LA YAAB: Laacib Maraykan ah oo jacayl been ah lagu siray!!

(Indiana) 24 May 2013 Laacib lagu magacaabo Manti ...

GoolFM Mobile (USA)

GOOLMobile