Wednesday, June 19th, 2013

Manchester United oo udhaqaaqday Walcott

Published on December 12, 2012 by


ARBACO-12-12-2012-Manchester United ayaa ku soo biirtay loolanka looga jiro ciyaariyahan Theo Walcott oo ay wali kooxdiisa heshiika isku mari la’ yihiin .

Theo Walcott aya laga yabaa in uu maro wadadii uu maray Robin van Persie kasoo ku biiray garoonka Old Trafford bishii August. Maadama ciyaaryahankan uu heshiikiisu dhici doono dhmaadka xili ciyaaredkaani .

Sportsmail ayaa ogatay hadii Walcott uu ka tagaayo Arsenal, in dooqiisa koowad uu ka dhigan doono ku biiritaanka kooxda United.

Walcott ayaa diidan in uu saxiixo hashiis dhan shan sano balse xidigan wali wada hadal toos ah kooxdiisa lama galin tan iyo bishii August.

United ayaan sheegin qiimaha ay ku rabto laacibkaan ,laakin tababare Ferguson ayaa ku kalsoon in uu saxiixa laacibkaan ku garaci karo kooxaha Chelsea ,City iyo Liverpool.

Comments

comments


Wararka

top-11-conf-cup

MAKU RAACSAN TAHAY?: Waa kuwee 11-ka laacib ee ugu wanaagsan koobka qaaradaha?

(Brasilia) 19 June 2013 Waxay saacado yari inaga ...
Alcantara

Thiago Alcantara oo go’aansaday inuu ka soo tago Barcelona….(Kooxduu ku jeedaa!?)

(EFE) 19 June 2013. Warar soo ifbaxay maanta ...
teve

WAR CUSUB: Carlos Tévez oo la sheegayo inuu AC Milan ula kulmay si qarsoodi ah (Maxaa la isku raacay?)

(Milano) 19 June 2013 AC Milan ayaa la ...
GoolFM_logo2

TOOS: ELMAN 0 VS APR 1: “Ciyaartiina waa dhammaatay iyadoo guul laga gaaray Elman”

(El Fasheir) 19 June 2013. Tartanka kooxaha Bariga ...
bg_villa_65

Arsenal oo Spurs uga horeeysa iibsiga David Villa.!! (Akhri sababta!)

(London) 19 June 2013 Arsenal ayaa loo arkaa ...
Cesc and Bale

Fabregas: “Way waalantahay Real Madrid haddii ay 100-milyan kula wareegto Gareth Bale”

(Rio de Janeiro), 19 June 2013. Cesc Fabregas ...
GoolFM_logo2

GOOLFM oo si toos ah u tabinaysa kulanka galabta dhexmaraya Elman iyo APR

(Daarfuur) 19 June 2013. Idaacadda GOOLFM ee Muqdisho ...
gattuso-jacket490ai_2

RASMI: Gattuso oo noqday macalinka Palermo

(Palermo) 19 June 2013 Kooxda Serie B ka ...
pri

WEERAR 3 XAGAL AH: AS Monaco oo AC Milan wax ka waydiisay laacibiinta Prince, Niang iyo El Shaarawy.!!

(Monte Carlo) 19 June 2013 Kooxda kaashka haysata ...
Elman1

Kabtan kooxda Elman oo rajo ka muujiyay kulanka ay galabta kooxdiisu ciyaareyso (Dhageyso)

(Daarfuur) 19 June 2013. Xasan Cali Rooble oo ...

GoolFM Mobile (USA)

GOOLMobile