Saturday, May 25th, 2013

Man Utd oo dooneysa inay dirto De Gea oo dib ugu celiso dalkiisa iyo kooxda Real Madrid oo danayneysa

Published on December 11, 2012 by

(Manchester) 11 Dis 2012  Manchester United ayaa doonaysa inay kaashato goolhayeheeda David De Gea hadii uu ku guuldaraysto inuu is muujiyo xilli-ciyaareedkan oo haatan sii kululaanaya.

Warsidaha The Sunday Mirror ayaa daabacay in De Gea ay khasab ku tahay inuu ka dhaadhiciyo Sir Alex Ferguson inaan loo baahnayn goolhayaha la isku hayo ee kooxda Stoke City Mr Asmir Begovic, oo sidoo kale lala xiriirinayo kooxaha Arsenal iyo Liverpool.

22 jirkan ayaa la sheegayaa inuusan bandhigiisu joogto ahayn isagoo soo dhoweynaya fursad kasta oo uu kula biiri karo kooxda Madrid oo xiisaynaysa saxeexiisa iyadoo Alex Fergie uu dib ugu laabanayo 25 jirka Begovic oo wacdaro ka dhigaya kooxda Stoke City isla markaana bartilmaameed idman u ahaa waayeelka Man Utd kahor intii uusan soo iibsanin De Gea oo haatan faloob u muuqda.

Gool FM

 

Comments

comments


Wararka

Messi

Naadiga Newell’s Old Boys oo dooneysa in hal kulan Barcelona ka soo tabal caareysato Lionel Messi

Sabti, 25 May 2013. Naadiga Newell's Old Boys ...
Arsenal

Xiddigaha lagu wado inay Arsenal iska iibiso xagaagan

Sabti, 25 May 2013. Arsenal ayaa muddo sideed ...
UEFA Final @ Wembley 25 May 2013 - German fans fighting

SAWIRRO+VIDEO: Taageerayaasha Bayern Munich iyo Dortmund oo gacanta iskula tagay ka hor kulanka caawa!

Sabti, 25 May 2013. Saacado yar kaddib ayaa ...
Kooxda Carragher

Waa tee kooxdii ugu fiicnayd ee uu la ciyaaro rugcadaaga Liverpool Carragher iyo kooxdii ugu fiicnayd uu ka soo horjeesto!?

Sabti, 25 May 2013. Rugcadaaga naadiga Liverpool Jamie ...
best-11-finale

ARAGTI: Waa kuwee 11-ka laacib ee ugu fiican kulanka caawa?

(London) 25 May 2013 Waxaa maanta taagan doodda ...
Ba

Demba Ba oo laga saaray liiska ciyaartoyda xulka Senegal!

Sabti, 25 May 2013. Weeraryahanka naadiga Chelsea Demba ...
honda

Milan oo howlaha Seedorf-Allegri Isniinta dhamaynaysa iyo Honda oo ay doonayso!

(Milano) 25 May 2013 Kooxda AC Milan ayaa ...
nabadda

Dhagayso: Barnaamijka Isboortiga iyo Nabadda ee GOOLFM

Sabti, 25 May 2013- Waxaan halkaan idin kugu soo ...
bayer munich

Bayern Munich oo taariikhda dhankeeda xun ka gali doonta tartanka Champion League haddii….

Sabti, 25 May 2013. Naadiga Bayern Munich ayaa ...
Jerseys of German football clubs Bayern

DHEGEYSO: Yaa caawa guulaysan kara, halkeese ciyaarta laga go’aamin karaa maxayse ka yiraahdeen macalimiinta labada kooxood? (Warbixin cod ah)

(London) 25 May 2013 Dhamaadkii koobka horyaallada Yurub ...

GoolFM Mobile (USA)

GOOLMobile