Tuesday, May 5th, 2015

Man United oo diyaar u ah inay iska iibiso mid ka mid ah goolhayayaasheeda

Published on April 21, 2013 by

Man U. goalkeepers

Axad, 21 April 2013. Naadiga Man United ayaa diyaar u ah inay iska iibiso goolhayaheeda reer Denmark ee Anders Lindegaard.

Tababaraha Man United ayaa ku wareersanaa cidii uu goolhayaha koowaad kaga dhigi lahaa Man United Anders Lindegaard iyo David de Gea bilowgii xagaagan balse waxaa booska ku soo baxay David de Gea.

Sidaa darteed Man United ayaa diyaar u ah inay iminka iska fasaxdo goolhaye Anders Lindegaard iyadoo ay durba dhagaha u taagan yihiin kooxaha West Ham iyo Fulham oo wada doonayo goolhayahani.

Aragtidiinu waa muhim

Comment


Wararka

Wenger

Wenger oo sheegay xiddiga “qura” ee uu suuqa u gali doono

(London) 05 Maajo 2015. Tababaraha Arsenal, Wenger ayaa ...
clyne-southampton

Nathaniel Clyne oo shaki galiyey in uu ku biirayo Manchester United xilliciyaareedka dambe

(Manchester) 05 Maajo 2015. Daafaca middig ee Southampton ...
Drogba

Kooxda Chelsea oo heshay weeraryahanka ay badalka uga dhigi lahayd Didier Drogba

(London) 05 Maajo 2015. Chelsea ayaa lagu soo ...
Gunnres

Nevile oo u saadaaliyey Arsenal in ay qaadi doonto horyaalka xilliciyaareedka dambe

(London) 05 Maajo 2015. Daaficii hore ee Manchester ...
cesc64576578

Ilow Wenger iyo Guardiola: Mourinho waa tababaraha dunida ugu wacan, Fabregas

(London) 05 Maajo 2015. Laacibka khadka dhexe ee ...
Roman

Jose Mourinho oo ugu baaqay milkiilaha kooxda in uu gacanta galiyo Bankiga

(London) 05 Maajo 2015. Tababaraha Chelsea Jose Mourinho ...
Ramires

Ramires oo ka dalay xanuunkii soo garay shaaciyeyna inta uu seegi doono garoomada

(London) 04 Maajo 2015. Laacibka khadka dhexe ee ...
Ilkay-Gundogan

Manchester United oo ka cabsi ka qabta in bixitaanka Gundogan ay ku weydo bartilmaameedkeeda

(Manchester) 05 Maajo 2015. Kooxda Kubadda Cagta ee ...
Juventus-vs-Real-Madrid

Wax waliba oo aad ugu baahan tahay kulanka caawa nus-dhammaadka Champions league ee kooxaha Juventus vs Real Madrid

(Torino) 05 Maajo 2015 – Juventus oo toddobaadkan ...
Ars

EPL: Arsenal oo guul muhiim ah ka gaartay Hull City, xilli labo jeer uu shabaqa soo taabay Alexis Sanchez + Sawirro

(London) 05 Maajo 2015 – Kooxda kubadda cagta ...

GoolFM Mobile (USA)

GOOLMobile