Tuesday, September 2nd, 2014

Man City oo qarka u saaran inay heshiis la gaarto Fernandinho

Published on May 1, 2013 by

Fernandinho

Arboco, 01 May 2013. Naadiga Man City ayaa ku dhow inay soo afjarto heshiiska ay kula soo wareegeyso Fernandinho ee u safta naadiga Shakhtar Donetsk.

Wararka ayaa sheegaya in xiddigan reer Brazil uu heshiis ku kacaya 23-milyan oo bound ugu wareegayo garoonka Etihad ee kooxda Man City.

City ayaa sidoo kale la arkaa inay u dhaqaaqdo saxiixa daafaca reer Argentina ee Diego Novaretti kaasoo ay ku heli karto heshiiska xurta ah.

Aragtidiinu waa muhim

Comment


Wararka

gun__1405066205_sanchez17a

Kooxda Arsenal xiddigaha u yimid iyo kuwa ay iska dirtay xagaagan

(Lodon) 02 September 2014. Aqristayaashenna sharafta leh waxaan ...
F2

Lambarkee ayuu Man United u xiran doonaa Radamel Falcao?

(Manchester) 02 September 2014. Kooxda Manchester United ayaa xaqiijisay inuu ...
Welb

RASMI: Danny Welbeck oo ka tagay Man United kuna biiray Arsenal

(London) 02 September 2014. Kooxda Arsenal ayaa dhameystirtay saxiixa ...
FALCAO

Falcao: “Man United waa kooxda dunida ugu weyn”

(Manchester) 2 semtembar 2014.     Weeraryahanka cusub ...
F1

RASMI: Radamel Falcao oo ku biiray Manchester United… (Daawo Sawirrada)

(Manchester) 02 September 2014. Kooxda Manchester United ayaa dhameystirtay ...
CR7

Cristiano Ronaldo oo ka hadlay sixiixa Man United ee Falcao

(Madrid 2 Sebtembar 2014.     Laacibkii hore ...
Tatto2

Muxuu sameeyey taageerahan kooxda Man United kaddib markii uu Chicharito ku biiray Real Madrid?

(Madrid) 2 Sebtembar 2014.         Tageerayaasha kooxaha kubadda cagta ...
s

HUBAAL: Giacomo Bonaventura oo AC Milan ku biiray (Daawo goolashiisa)

(Milano) 01 Sebt 2014 - Milan ayaa soo ...
suuqa

LIVE: Toos ula soco maalinta ugu dambeysa suuqa kala iibsiga

1409600166429_wps_1_Daley_Blind

RASMI: Manchester United oo soo bandhigtay Daley Blind + Sawirro

(Manchester) 01 September 2014. Kooxda Kubadda Cagta Manchester ...

GoolFM Mobile (USA)

GOOLMobile