Thursday, June 20th, 2013

Lega Calcio: Waa kuwee 11-ka laacib ee todobaadkan ugu wanaagsan horyaalka Talyaaniga?

Published on December 11, 2012 by

(Roma) 11 Dis 2012  Waxaa todobaadkan la ciyaaray kulankii 16-aad ee horyaalka Talyaaniga ee Serie A iyadoo ay kooxaha AC Milan iyo AS Roma ay diiwaan gashadeen guulo xiise badan oo min 6 gool la isku beegay.

Waxaa cajiib ahayd in Serie A-da Talyaaniga ay wareegan ka dhacday hal ciyaar oo qura oo barbarro ku idlaatay halka 9 koox ay guulo gaareen waxayna taasi ka dhigan tahay in 7 ka tirsan 9-ka koox ee badisay ay kujiraan xulka horyaalka Talyaaniga ee halkan ka eeg kooxda oo u safan qaabka 4-3-3.

BRKIC
UDINESE
 vs Sampdoria (A)
Qiimeeynta: 
TOTW Apps: 1


LICHTSTEINER DANILO MARQUINHOS
DE SCIGLIO
JUVENTUS UDINESE ROMA MILAN
 vs Palermo (A)  vs Sampdoria (A)  vs Fiorentina (H)  vs Torino (A)
Qiimeeynta:  Qiimeeynta:  Qiimeeynta:  Qiimeeynta:
TOTW Apps: 2
TOTW Apps: 3
TOTW Apps: 3
TOTW Apps: 1


PJANIC GUARIN WEISS
ROMA INTER PESCARA
 vs Fiorentina (H) vs Napoli (H) vs Genoa (H)
Qiimeeynta:  Qiimeeynta:  Qiimeeynta: 
TOTW Apps: 1
TOTW Apps: 2
TOTW Apps: 2


TOTTI
BERGESSIO
DI NATALE
ROMA CATANIA UDINESE
 vs Fiorentina (H) vs Siena (A) vs Sampdoria (A)
Qiimeeynta:  Qiimeeynta:  Qiimeeynta: 
TOTW Apps: 4
TOTW Apps: 1
TOTW Apps: 3

Gool FM

Comments

comments


Wararka

Uruguay vs Nigeria

Confederations Cup: Uruguay Vs Nigeria….(Nigeria oo same-finalka u gudbi doonta haddii ay guul gaarto)

(Salvador, Bahia), 20 June 2013. Uruguay oo baahi ...
spain_vs_tahiti

Confederations Cup: Spain vs Tahiti….(Wax ka ogoow ka hor kulankooda)

(Rio de Janeiro), 20 June 2013. Xulka Spain ...
Isco and Bale

Real Madrid oo howsha Isco ka hor marineysa tan Gareth Bale

(EFE), 20 June 2013. Kooxda Real Madrid ayaa ...
Luis Suarez

Napoli oo ku soo biirtay tartanka loogu jiro Luis Suarez

(Naples), 20 June 2013. Naadiga ka dhisan dalka ...
Manchester City's Aleksandar Kolarov (right) celebrates with team-mate Carlos Tevez (left) after scoring their fourth goal

Juventus oo Kolarov iyo Tevez kawada dooneysa Man City

(Turin), 20 June 2013. Naadiga lagu naaneyso Marwada ...
Luiz2

David Luiz oo sanka ka jabay kulankii xalay ee Brazil+Sawirro

(Castelo), 20 June 2013. Daafaca reer Brazil David ...
Italy

Talyaaniga oo gaaray Semefinalka koobka qaaradaha markii uu dirqi kaga badiyey Japan + Sawirro

(Pernambuco) 20 June 2013. Xulka Talyaaniga ayaa xalay ...
Selecao (1)

Xulka Selecao oo u soo baxay Semefinalka koobka qaaradaha markii ay xalay ka adkaadeen Mexico + Sawirro

(Castelao) 20 June 2013. Xulalka Brazil iyo Mexico ...
Italy vs Japan

Italy vs Japan 4-3 (Talyaaniga oo ku raayay ciyaar uu ku rafaaday)

Italy: Buffon; Maggio, Barzagli, Chiellini, De Sciglio; De ...
article-2344432-1A66E459000005DC-393_634x440

West Ham United oo funaanadeeda u xirtay Weeraryahan Andy Carroll

(Reuters) – London, 19 June 2013   Kooxda Kubadda Cagta ...

GoolFM Mobile (USA)

GOOLMobile