Laacibiin ka tirsan Chelsea oo diiddan inay kubadda u baasaan Torres..! (Yaa ka mid ah?)
Published on December 6, 2012 by Raage
(London) 06 Dis 2012 Waxaa sii xumaanaya xiriirka ka dhexeeya ciyaaryahannada Chelsea gaar ahaan Fernando Torres oo la sheegayo inuusan adeeg ku filan ka helin laacibiinta ay isku kooxda yihin.
Warsidaha The Telegraph ayaa tuhunsan in xilligii ay socotay ciyaartii ay Chelsea ka badisay kooxda Nordsjælland in ciyaartooydu ay marar badan cirka u fiiriyeen ama inkireen Torres oo aysan u baasin kubadda.
Marar badan ayaa la arkayay laacibiinta Juan Mata, Hazard iyo Ramires oo aan baaska kula ordaynin Torres iyadoo ay weliba muuqatay inaan sidii loo baahnaa loola dabaal degin Torres oo sidaa oo ay tahay 2 gool dhaliyay taasoo muujinaysa qabysanaan kajirta qolka lebiska Chelsea.
Gool FM
Comments
comments
Wararka
Sabti, 25 May 2013.
Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda cagta dalka ...
Sabti, 25 May 2013. Naadiga Real Madrid ayaa ...
Sabti, 25 May 2013. Jose Mourinho ayaa leylinaya ...
(Reuters), 25 May 2013
Waxaa soo baxaya warar isa ...
Sabti, 25 May 2013.
Garoobka Wembley ee Magaalada Lodon ...
Sabti, 25 May 2013. Jaamacadda SIMAD oo ka ...
25-05-2013 - Waxaa caawa lagu ballansan cayaarta kama-dambeysta ...
Sabti, 25 May 2013. Afar degmo ayaa ku ...
(ANSA), 24 May 2013
Kooxda Kubadda Cagta Inter Milan ...
(Reuters), 24 May 2013
Xiriirka Kubadda Cagta UEFA ayaa ...
GoolFM Mobile (USA)