Saturday, May 25th, 2013

La Liga: Waa kuwee 11-ka laacib ee todobaadkan ugu wanaagsan horyaalka Spain?

Published on December 11, 2012 by

(Madrid) 11 Dis 2012  Jookarka kooxda Barcelona ee leo Messi ayaa todobaadkan cardaadiqaha ka dhigay rikoorkii uu horay u dhigay halyeeygii reer Jarman Gerd Muller oo sanadkii 1972-kii noqday ninkii dhaliyay goolashii ugu badnaa ee hal sano la dhaliyo waxaa sidoo kale todobaadkan wacdaro dhigay xidigga Colombian-ka ah ee laga yaaban yahay ee Falcao oo 5 gool ka ansixiyay kooxda Deportivo La Coruna.

Markale ayay Barca qabsatay cinwaannada wargaysyada ciyaaraha kadib markii ay noqotay kooxda qura ee aan weli dhineceeda dhulka la dhigin marka la eego horyaallada maxalliga ah ee Yurub iyadoo uu Leo haatan marayo 86 gool isagoo aan ku ekaanin jebinta rikoorkii Muller balse sidaa ku dhigay rikoor cusub.

Hadaba aan qiimeyno kooxda ugu wanaagsan La Liga Primera oo u safan qaabka 3-4-3.

CABALLERO
MALAGA
 vs Granada (h)
Qiimeeynta: 


PIQUE
AMAYA DAVID NAVARRO
BARCELONA
BETIS LEVANTE
 vs Betis (a)
vs Barcelona (h)
 vs Mallorca (h)
Qiimeeynta:  Qiimeeynta:  Qiimeeynta: 




FEGHOULI JOAQUIN OZIL ARDA TURAN
VALENCIA
MALAGA
REAL MADRID
ATLETICO
 vs Osasuna (a)
 vs Granada (h)
 vs Valladolid (a)
vs Deportivo ((h)
Qiimeeynta:  Qiimeeynta:  Qiimeeynta:  Qiimeeynta: 





FALCAO
MESSI MANUCHO
ATLETICO
BARCELONA VALLADOLID
vs Deportivo (h)
vs Betis (a)
vs Real Madrid (h)
Qiimeeynta:  Qiimeeynta:  Qiimeeynta: 



Gool FM

Comments

comments


Wararka

Bayern vs Dortmund

DAAWO SAWIRR: Shaxda laga yaabo inay caawa garoonka ku soo galaan Bayern Munich iyo Borussia Dortmund

Sabti, 25 May 2013. Garoonka Wembley ee dalka ...
f1

Guddoomiyaha Kubadda Cagta Jabuuti oo ka qeyb galaya daawashada ciyaarta caawa ee finalka Champions League

Sabti, 25 May 2013. Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda cagta dalka ...
Suarez

Real Madrid oo liiska ku darsatay weeraryahanka Liverpool ee Luis Suarez

Sabti, 25 May 2013. Naadiga Real Madrid ayaa ...
Jose and Modric

Jose Mourinho oo doonaya in Luka Modric u soo kaxeesto Chelsea

Sabti, 25 May 2013. Jose Mourinho ayaa leylinaya ...
article_4529909f93498012_1362509639_9j-4aaqsk

Arsenal oo markan Jeebka gacanta gelinaysa si ay u hesho Wayne Rooney, mushaar Sarena u diyaarinaysa

(Reuters), 25 May 2013   Waxaa soo baxaya warar isa ...
tababar (2)

Indhohoo idil waxay eegayaan Wembley, Daawo Tababarkii ugu dambeeyey ee Bayern Munich iyo Borussia Dortmund

Sabti, 25 May 2013. Garoobka Wembley ee Magaalada Lodon ...
simad (13)

Jaamacadda SIMAD oo kulan ciyaareed u qabatay qaar ka mid ah Ardayda dhigata Jaamacadaasi + Sawirro

Sabti, 25 May 2013. Jaamacadda SIMAD oo ka ...
bvb-bm

Borussia Dortmund vs Bayern Munich (Kulanka kama-dambeysta Koobka Horyaallada Yurub)

25-05-2013 - Waxaa caawa lagu ballansan cayaarta kama-dambeysta ...
degmooyinka (23)

Afar degmo oo ku loolamay Tartanka Degmooyinka Gobolka Banaadir (Daawo Sawirrada)

Sabti, 25 May 2013. Afar degmo ayaa ku ...
alanatore

Walter Mazzarri oo loo magacaabay tababaraha cusub ee kooxda Inter

(ANSA), 24 May 2013   Kooxda Kubadda Cagta Inter Milan ...

GoolFM Mobile (USA)

GOOLMobile