Thursday, July 24th, 2014

Kooxaha Milan, Inter iyo Juve oo isku wada haysta Mario Balotelli..!

Published on December 7, 2012 by

(Milano) 07 Dis 2012  Majalladda La Gazzetta dello Sport ayaa maanta daabacday in kooxaha waawayn ee Talyaaniga ee Milan, Inter iyo Juventus ay isku garbinayaan Super Mario Balotelli oo ay ka fikirayaan inay dalab u diraan.

Tiiyoo ay jirto inuu wakiilkiisu leeyahay ”Majiro naadi Talyaani ah oo gadan kara Balotelli oo ‘qaali’ u ah sida Mona Lisa misna wuxuu wargaysku sheegay inay sedexduba wada doonayaan saxeexa xidigan.

Milan ayaa marar badan cadaysay inay u riyaaqsan tahay xidigan caalamiga ah ee reer Talyaani iyadoo madaxweyne Silvio Berlusconi uu Talaadadii ka dhawaajiyay in helista weeraryahankan aysan riyo ahayn.

Inter, ayaa sidoo kale aaminsan inay soo noolayn karto shuruud ku xirnayd heshiiskii uu laacibkani ku tegey kooxda City xagaagii 2010-kii oo sheegaysay inay Inter dib u iibsan karto laacibka.

22 jirkan ayaan sidoo kale ka qarsoomin raadeerka kooxda haysata isla markaana hogaaminaysa horyaalka Talyaaniga ee Juventus oo aan weli faraha la helin weeraryahan halis ah.

Juve ayaa rumaysan in xiriirka soo hagaagaya ee ay la leeyihiin wakiilka laacibka ee Mino Raiola oo sidoo kale metela Paul Pogba inay caawin karto.

Si kastoo xaal yahayba City ayaa ugu kacay kooxda City 22 milyan oo euro waxaana maanta lagu qiimeeyaa inuu 50 % ka sarreeya qiimihii ay kooxdaasi kusoo heshay horraantii.

Gool FM

Aragtidiinu waa muhim

Comment


Wararka

Kansas-City-vs-Manchester-City

TOOS u daawo: Kansas City vs Manchester City – LIVE

Kansas City - Manchester City Kansas City - Manchester ...
liverpool-vs-as-roma

TOOS u daawo: AS Roma vs Liverpool FC – LIVE

AS Roma - Liverpool FC AS Roma - Liverpool ...
maxresdefault

Daawo Laacibka Torino Antonio Nocerino oo kubadda u baleejeynaya si cajiib ah

(Torino), 23 Luulyo 2014   -Xidigga Khadka Dhexe ee ...
aurier

RASMI: Paris Saint-Germain oo heshay Daafaca Ivory Coast Serge Aurier

(Paris), 23 Luulyo 2014    -Kooxda Kubadda Cagta Paris ...
jallet-aulas-football_ee0206ee5cb5a400487a1d13202f9562

RASMI: Jallet oo ka tegay PSG heshiisna la galay kooxda Lyon (Eeg Sawirada)

(Lyon), 23 Luulyo 2014   -Daafaca Reer France Christophe ...
Marceloo

SAWIRRO: Waa sidee muuqaalka cusub ee daafaca Real Madrid Marcelo?

(Brazil) 23 Luulyo 2014. Kaddib niyad jabkii waynaa ...
jose

Jose Mourinho oo tababare u noqonaya kooxda FC Porto, kana hortagaya xiddigo ay mid yihiin Messi, Ronaldinho iyo Eto’o!!

(Porto) 23 Luulyo 2014. Tababaraha kooxda Chelsea Jose ...
Warka-GOOL

Dhageyso Warka Habeennimo ee Idaacadda GOOLFM

(Muqdisho) 23 Luulyo 2014. Halkaan ka dhageyso warka ...
LoicRemy_3126184

RASMI: Liverpool oo heshiis 5 sanadood ah la gashay Weeraryahan Loic Remy

(Liverpool), 23 Luulyo 2014   -Kooxda Kubadda Cagta Liverpool ...
Super

MUUQAAL QOSOL LEH: Balotelli oo aqrinaya buugga Ibrahimovic isagoo dhar feereysanaya qoob ka ciyaarna sameynaya!

(Milano) 23 Luulyo 2014. Xiddiga mushkiladda badan ee ...

GoolFM Mobile (USA)

GOOLMobile