Thursday, July 24th, 2014

Kartuunka Maanta: Wakiilka Balotelli oo ka bad badiyay lacagta uu ku kici karo Super Mario.!

Published on December 6, 2012 by

(Manchester) 06 Dis 2012  Weli waxaa dhici karta inuusan weli howlgelin sidii loogu hanka waynaa gaar ahaan kooxda haysata horyaalka Ingiriiska ee Manchester City oo sanadkii 2-aad ka hartay koobka horyaallada Yurub, balse Mario Balotelli waxaa isku dilaya kooxo waawayn oo Yurub ka dhisan kuwaasoo ay ka mid tahay kooxda Milan oo doonaysa adeega 22 jirkan dabciga kulul.

Macalinka Rossoneri Massimiliano Allegri ayaa Talaadadii warfidiyeenka u qishay sida uu ula dhacsan yahay laacibkan reer Talyaani oo uu ku tibaaxay nin jir ahaana qayrul caadi ah, farsamo ahaan tayooyin dhowr ah leh.

Si kastaba, wakiilka laacibka ninka lagu magacaabo Mino Raiola ayaa ku celceliyay waxgalnimada Balotelli oo uu sheegay inuusan ka tegi doonin gegada Al Itixaad maadaama uu yahay nin aan qiimihiisa la gooyn karin oo kooxaha doonaya ugu kici doona lacagta lagu iibin karo sawirka farshaxanka ah ee Mona Lisa oo leh dhoollacadeeyn la yaab leh.

Mona Lisa waa sawir gacmeed uu qarnigii 16-aad oo sidoo kale loo yaqaanno waayihii baraaruga Yurub uu sawiray farshaxanka caanka ah ee reer Talyaani Leonardo da Vinci iyadoo ay dadka fanaaniinta ah ee wax sawira ay aad uga dambeeyaan sawirka Mona Lisa oo ah midka meesha ka muuqda.

Gool FM

Aragtidiinu waa muhim

Comment


Wararka

1

Manchester City oo guul weyn ka gaartay kooxda Kansas City… (Daawo Sawirrada)

(Kansas) 24 Luulyo 2014. Manchester City ayaa guul weyn ...
article-2703532-1FED121A00000578-851_634x469

DAAWO SAWIRADA: Kooxda Roma oo guul ka gaartay kulankii ay la ciyaartay kooxda lacagta badan la galiyay ee Liverpool

(Boston) 24 luulyo 2014.Kooxda kubadda cagta ee Liverpool ...
1

Kabtan Zlatan Ibrahimovic oo guul ku hoggaamiyey Paris Saint Germain .. (Daawo Sawirrada)

(Paris) 24 Luulyo 2014. Ciyaartan oo uu Kabtan ...
1

Chelsea oo barbaro kala kulantay kooxda yar ee RZ Pellets WAC.. (Daawo Sawirrada)

(Vienna) 24 Luulyo 2014. Naadiga Chelsea ayaa barbaro ...
Kansas-City-vs-Manchester-City

TOOS u daawo: Kansas City vs Manchester City – LIVE

Kansas City - Manchester City Kansas City - Manchester ...
liverpool-vs-as-roma

TOOS u daawo: AS Roma vs Liverpool FC – LIVE

AS Roma - Liverpool FC AS Roma - Liverpool ...
maxresdefault

Daawo Laacibka Torino Antonio Nocerino oo kubadda u baleejeynaya si cajiib ah

(Torino), 23 Luulyo 2014   -Xidigga Khadka Dhexe ee ...
aurier

RASMI: Paris Saint-Germain oo heshay Daafaca Ivory Coast Serge Aurier

(Paris), 23 Luulyo 2014    -Kooxda Kubadda Cagta Paris ...
jallet-aulas-football_ee0206ee5cb5a400487a1d13202f9562

RASMI: Jallet oo ka tegay PSG heshiisna la galay kooxda Lyon (Eeg Sawirada)

(Lyon), 23 Luulyo 2014   -Daafaca Reer France Christophe ...
Marceloo

SAWIRRO: Waa sidee muuqaalka cusub ee daafaca Real Madrid Marcelo?

(Brazil) 23 Luulyo 2014. Kaddib niyad jabkii waynaa ...

GoolFM Mobile (USA)

GOOLMobile