Kartuunka Maanta: Mancini oo madaxu ku xanuunay isu muunaynta Mario iyo Man City
Published on December 11, 2012 by Raage
(Manchester) 11 Dis 2012 Mario Balotelli ayaa dad badan ka caraysiiyay kulankii derbiga Manchester oo kooxdiisa Manchester City dhibcihii oo dhan ay ka xoogtay kooxda ay isku hayaan taliska magaalada ee Man Utd.
Weeraryahankan Talyaaniga ah ayaa haatan haysta inta ka dhiman bishan Diseembar si uu uga dhaadhiciyo madaxda garoonka Al Itixaad inuu istaahilo inuu sii metelo funaanadda buluuga furan ee kooxdaasi Citizens.
Roberto Mancini ayaa inta badan lagu tilmaamaa nin garab taagan jaallihiisa ay isku dalka yihiin balse wuu kasii tiira dhigayaa marka ay timaaddo inuu Super Mario ka dhigo mid ka mid ah qanaasyada aadka looga khoofo aduunka oo idil iyadoo ay kooxda AC Milan ay hareeraha ku sugeyso hadii ay lacalla dhacdo inuu kasoo baxsado faraha kooxda Man City.
Gool FM
Comments
comments
Wararka
Sabti, 25 May 2013. Rugcadaaga naadiga Liverpool Jamie ...
(London) 25 May 2013 Waxaa maanta taagan doodda ...
Sabti, 25 May 2013. Weeraryahanka naadiga Chelsea Demba ...
(Milano) 25 May 2013 Kooxda AC Milan ayaa ...
Sabti, 25 May 2013- Waxaan halkaan idin kugu soo ...
Sabti, 25 May 2013. Naadiga Bayern Munich ayaa ...
(London) 25 May 2013 Dhamaadkii koobka horyaallada Yurub ...
Sabti, 25 May 2013. Garoonka Wembley ee dalka ...
Sabti, 25 May 2013.
Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda cagta dalka ...
Sabti, 25 May 2013. Naadiga Real Madrid ayaa ...
GoolFM Mobile (USA)