Thursday, October 23rd, 2014

Jadwallada lugta 2-aad ee horyaallada k/cagta dalka heerarka B & C oo lasoo saaray.

Published on July 3, 2013 by

{Muqdisho}03-07-2013.Ali Abdi Mohamed SFF (1)Guddiga tartamada Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagt ayaa maanta soo saaray jadwallada qeybaha labaad ee horyaallada Heerarka 2-aad iyo 3-aad oo sida ku cad shaxda lasoo saaray dib u bilaabmi doona kaddib dhamaadka bisha barakeysan ee Ramadaan.

Xiriirka ayaa sheegay in sababta tartamadan loo hakinayo bisha Ramadaan ay tahay in shacabka Soomaaliyeed ee cayaaraha xiiseeya ay helaan fursad ay ku daawadaan tartamo dalka oo dhan laga qabto bisha Ramadaanka oo dhalinyaro xaafadeedyadu isku arkaan.

“Kulan guddiga tartamadu uu yeeshay maanta ayaa leyskula afgartay in horyaalka heerka -3aad dib loosii amba qaado 11-ka bisha August halka horyaalka heerka 2-aadna uu isna dib u furmi doono 12-ka bisha August “ayuu war saxaafadeed uu soo saaray ku sheegay guddoomiyaha guddiga tartamada Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Mudane Cali Cabdi Maxamed (Cali shine).

Mudane Cali shine oo ah masuulka xiriirka Soomaaliyeed ugu qaabilsan howsha dib u dhiska garoonka Stadium Banaadir ayaa dhanka kale sheegay in howshii dib u dhiska garoonka stadium Banaadir ay meel wanaagsan mareyso inti badneydna la qabtay isagoo xusay in uu xiriirku aad ugu rajo weynyahay in horyaalka Heerka 1-aad ee dalka oo furmaya 5-ta bisha September lagu cayaari doono garoon heer caalami ah.

“FIFA ayaan horay ugu gudbinay qoraal aan uga codsanay in ka hor mudada aan u qabanay horyaalka heer-ka 1-aad ay soo dhameystiraan qeybaha yar ee ka harsan dib u dhiska garoonka Stadium Banaadir, waxaana rajeyneynaa in arrintaasi ay hirgasho”ayuu war saxaafadeedkiisa ku sheegay guddoomiyaha guddiga tartamada xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Mudane Cali Cabdi Maxamed ( Cali shine).

                                                Somali Football Federation

                    Jadwalka Tartanka Horyaalka Heerka 3aad

Wareega 2aad

M/N Malinta Taariikhda

Kooxaha Wada Ciyaarayo

Sacadda Garoonka
37 Axad 11/08/2013 Midnimo vs G. Afrika 15:30 pm Jaamacadda
38 Talaado 13/08/2013 M. United Vs B. Dhexe 15:30 pm Jaamacadda
39 Khamiis 15/08/2013 Hilaac Vs Signjet 15:30 pm Jaamacadda
40 Axad 18/08/2013 Gasco Vs Raadsan 15:30 pm Jaamacadda
41 Talaado 20/08/2013 M. United vs Jamhuuriya 15:30 pm Jaamacadda
42 Khamiis 22/08/2013 Hilaac Vs G. Afrika 15:30 pm Jaamacadda
43 Axad 25/08/2013 Gasco Vs B. Dhexe 15:30 pm Jaamacadda
44 Talaado 27/08/2013 Raadsan Vs Signjet 15:30 pm Jaamacadda
45 Khamiis 29/08/2013 Hilaac vs Midnimo 15:30 pm Jaamacadda
46 Axad 01/09/2013 Gasco Vs Jamhuuriya 15:30 pm Jaamacadda
47 Talaado 03/09/2013 Raadsan Vs G. Afrika 15:30 pm Jaamacadda
48 Khamiis 05/09/2013 Signjet Vs B. Dhexe 15:30 pm Jaamacadda
49 Axad 08/09/2013 Gasco vs M. United 15:30 pm Jaamacadda
50 Talaado 10/09/2013 Raadsan Vs Midnimo 15:30 pm Jaamacadda
51 Khamiis 12/09/2013 Signjet Vs Jamhuuriya 15:30 pm Jaamacadda
52 Axad 15/09/2013 B. Dhexe Vs G. Afrika 15:30 pm Jaamacadda
53 Talaado 17/09/2013 Raadsan vs Hilaac 15:30 pm Jaamacadda
54 Khamiis 19/09/2013 Signjet Vs M. United 15:30 pm Jaamacadda
55 Axad 22/09/2013 B. Dhexe Vs Midnimo 15:30 pm Jaamacadda
56 Talaado 24/09/2013 G. Afrika Vs Jamhuuriya 15:30 pm Jaamacadda
57 Khamiis 26/09/2013 Signjet vs Gasco 15:30 pm Jaamacadda
58 Axad 29/09/2013 B. Dhexe Vs Hilaac 15:30 pm Jaamacadda
59 Talaado 01/10/2013 G. Afrika Vs M. United 15:30 pm Jaamacadda
60 Khamiis 03/10/2013 Jamhuuriya Vs Midnimo 15:30 pm Jaamacadda
61 Axad 06/10/2013 B. Dhexe vs Raadsan 15:30 pm Jaamacadda
62 Talaado 08/10/2013 G. Afrika Vs Gasco 15:30 pm Jaamacadda
63 Khamiis 10/10/2013 Jamhuuriya Vs Hilaac 15:30 pm Jaamacadda
64 Axad 13/10/2013 Midnimo Vs M. United 15:30 pm Jaamacadda
65 Isniin 15/10/2013 G. Afrika vs Signjet 15:30 pm Jaamacadda
66 Talaado 17/10/2013 Jamhuuriya Vs Raadsan 15:30 pm Jaamacadda
67 Arbaco 20/10/2013 Midnimo Vs Gasco 15:30 pm Jaamacadda
68 Khamiis 22/10/2013 M. United Vs Hilaac 15:30 pm Jaamacadda
69 Jimco 24/10/2013 Jamhuuriya vs B. Dhexe 15:30 pm Jaamacadda
70 Axad 27/10/2013 Midnimo Vs Signjet 15:30 pm Jaamacadda
71 Isniin 29/10/2013 M. United Vs Raadsan 15:30 pm Jaamacadda
72 Talaado 31/10/2013 Hilaac Vs Gasco 15:30 pm Jaamacadda

 

Somali Football Federation

 

              Jadwalka Tartanka Horyaalka Heerka 2aad

 

Wareega 2aad

M/N Malinta Taariikhda

Kooxaha Wada Ciyaarayo

Sacadda Garoonka
29 Isniin 12/08/2013 DBG vs Al-Beder 15:30 pm Jaamacadda
30 Arbaco 14/08/2013 ABM Express Vs Saxaafi 15:30 pm Jaamacadda
31 Jimco 16/08/2013 G/Afgooye Vs S/Fruit 15:30 pm Jaamacadda
32 Isniin 19/08/2013 D/Shiil Vs Fc Banadir 15:30 pm Jaamacadda
33 Arbaco 21/08/2013 Al-Beder vs ABM Express 15:30 pm Jaamacadda
34 Jimco 23/08/2013 G/Afgooye Vs DBG 15:30 pm Jaamacadda
35 Isniin 26/08/2013 D/Shiil Vs Saxaafi 15:30 pm Jaamacadda
36 Arbaco 28/08/2013 Fc Banadir Vs S/Fruit 15:30 pm Jaamacadda
37 Jimco 30/08/2013 G/Afgooye vs Al-Beder 15:30 pm Jaamacadda
38 Isniin 02/09/2013 D/Shiil Vs ABM Express 15:30 pm Jaamacadda
39 Arbaco 04/09/2013 Fc Banadir Vs DBG 15:30 pm Jaamacadda
40 Jimco 06/09/2013 S/Fruit Vs Saxaafi 15:30 pm Jaamacadda
41 Isniin 09/09/2013 Al-Beder vs D/Shiil 15:30 pm Jaamacadda
42 Arbaco 11/09/2013 Fc Banadir Vs G/Afgooye 15:30 pm Jaamacadda
43 Jimco 13/09/2013 S/Fruit Vs ABM Express 15:30 pm Jaamacadda
44 Isniin 16/09/2013 Saxaafi Vs DBG 15:30 pm Jaamacadda
45 Arbaco 18/09/2013 Fc Banadir vs Al-Beder 15:30 pm Jaamacadda
46 Jimco 20/09/2013 S/Fruit Vs D/Shiil 15:30 pm Jaamacadda
47 Isniin 23/09/2013 Saxaafi Vs G/Afgooye 15:30 pm Jaamacadda
48 Arbaco 25/09/2013 DBG Vs ABM Express 15:30 pm Jaamacadda
49 Jimco 27/09/2013 Al-Beder vs S/Fruit 15:30 pm Jaamacadda
50 Isniin 30/09/2013 Saxaafi Vs Fc Banadir 15:30 pm Jaamacadda
51 Arbaco 02/10/2013 DBG Vs D/Shiil 15:30 pm Jaamacadda
52 Jimco 06/10/2013 ABM Express Vs G/Afgooye 15:30 pm Jaamacadda
53 Isniin 07/10/2013 Saxaafi vs Al-Beder 15:30 pm Jaamacadda
54 Arbaco 09/10/2013 DBG Vs S/Fruit 15:30 pm Jaamacadda
55 Jimco 11/10/2013 ABM Express Vs Fc Banadir 15:30 pm Jaamacadda
56 Isniin 14/10/2013 G/Afgooye Vs D/Shiil 15:30 pm Jaamacadda

 

Tartan Wacan

Guddoomiyaha Guddiga Tartamada: Cali Cabdi Maxamed (Shiine)

GOOL FM

 

 

 

Aragtidiinu waa muhim

Comment


Wararka

s

ADDUUNKA AYAA I RABA: Imisa sharikadood ayaa saf ugu jira inay iidheh ku samaystaan Ronaldo laftiisa! + Sawirro (Daawo)

(Madrid) 22 Okt 2014 - Cristiano Ronaldo haatan ...
s

DAAWO: Balotelli oo funaanad bedel iskaga jira xilli kooxdiisa la baacsanayo! + Sawirro

(Liverpool) 22 Okt 2014 - Kooxda Liverpool FC ...
Scrapbook_1414011620608

Cristiano Ronaldo oo dhaliyay goolkiisii 70′ ee UEFA Champions League kuna sii socda jebinta Rikoorkii Raul

(Liverpool), 22 Oktoobar 2014      -Weeraryahanka kooxda Kubadda ...
20130803100326-coppa-italia-1

Waqtiyada la ciyaarayo Wareegga 4′ ee Coppa Italia oo la shaaciyay

(Roma), 22 Oktoobar 2014         -Koobka ...
s

GOOGOOSKA & SAWIRRADA: Liverpool FC vs Real Madrid 0-3 (Real oo Reds raaskeeda ku rafaadisay)

TOOS Anfield Liverpool: Mignolet, Johnson, Skrtel, Lovren, Moreno, ...
s

GOOGOOSKA: Olympiacos Piraeus vs Juventus 1-0

Olympiacos: Roberto; Elabdellaoui, Botia, Abidal, Masuaku; Maniatis, Kasami; ...
s

GOOGOOSKA: RSC Anderlecht FC vs Arsenal 1-2 (Gunners oo guul soo daahday ku xustay dhalashada Wenger)

TOOS Constant Vanden Stock Stadium Anderlecht: Proto, Vanden ...
Nani-lisbon

Nani “Maadaama aan boos ka heleynin Manchester waxaan jeclahay inaan sii joogo Sporting”

(Lisbon), 22 Oktoobar 2014    -Xidigga Garabka Manchester ...
Sulley-Muntari-and-Michael-Essien(2)

Essien “Aad baan uga xumahay annagoo marayna 2014 in dadka qaarkii weli ku dambeyso doqonnimada Midab Takoorka”

(Milan), 22 Oktoobar 2014       -Laacibka Khadka ...
Lavezzi

Kooxda Liverpool oo bisha January £30m ku dooneysa laacibka PSG Ezequiel Lavezzi

(Liverpool) 22 Oktoobar 2014. Liverpool ayaa lasoo sheegayaa ...

GoolFM Mobile (USA)

GOOLMobile