Sunday, August 24th, 2014

EPL: Waa kuwee 11-ka laacib ee todobaadkan ugu wanaagsan horyaalka Ingiriiska?

Published on December 11, 2012 by

(London) 11 Dis 2012  Sedexda reer Manchester United ee Wayne RooneyRio Ferdinand iyo Rafael ayaa kujira xulka horyaalka Ingiriiska kadib guushoodii qayrul caadiga ahayd ee ay libtii kala carraabeen kulankii derby-ga Manchester.

Hadaba yaa la oran karaa todobaadkan way ugu wanaagsan yihiin horyaalka Ingiriiska ee EPL marka lasoo xooriyo oo laga xulo 11-ka ugu xarfaansan, halkan hoose ka eeg 11-ka laacib oo loo safay qaabka 4-3-3:

FEDERICI
READING
 vs Southampton (A)
Qiimeeynta:     
TOTW Apps: 1

 

RAFAEL FERDINAND FONTE BAINES
MAN UNITED
MAN UNITED SOUTHAMPTON
EVERTON
 vs Man City (A) vs Man City (A) vs Reading (H)
vs Tottenham (H)
Qiimeeynta:     Qiimeeynta:      Qiimeeynta:      Qiimeeynta:     
TOTW Apps: 4
TOTW Apps: 1
TOTW Apps: 2
TOTW Apps: 4

 

SNODGRASS ARTETA SILVA
NORWICH
ARSENAL MAN CITY
vs Swansea (H) vs West Brom (H) vs Man United (A)
Qiimeeynta:     Qiimeeynta:    
Qiimeeynta:    
TOTW Apps: 2
TOTW Apps: 3
TOTW Apps: 2

 

ROONEY TORRES MATA
MAN UNITED
CHELSEA
CHELSEA
vs Man City (A) vs Sunderland (A) vs Sunderland (A)
Qiimeeynta:     Qiimeeynta:     
Qiimeeynta:    
TOTW Apps: 3
TOTW Apps: 2
TOTW Apps: 6

Gool FM

Aragtidiinu waa muhim

Comment


Wararka

Campbell

Ac Milan oo bedalka Mario Balotelli ka dhex arkatay weeraryahanada kooxda Arsenal

(Milano) 24 Agoosto 2014. Kooxda kubadda cagta AC ...
Khadira

Kooxda Napoli oo Arsenal ku cirbineysa saxiixa Sami Khedira

(Napoli) 24 Agoosto 2014. Kooxda kubadda cagta ee ...
Arsenal_Lukas_Podolski-368203

Juventus oo qaab amaah ah kusoo qaadaneysa weeraryahanka kooxda Lukas Podolski

(Turin) 24 Agoosto 2014. Weeraryahanka kooxda Arsenal Lukas ...
Gianmario+Comi+AC+Cesena+v+Reggina+Calcio+63EanrnaJpsl

LAYAAB: Suarez cusub oo kasoo muuqday garoomada talyaaniga(Xiddig dhiig ka keenay mid kale)

(Italy) 24 Agoosto 2014.Weeraryahanka kooxda Avelino Gianmario Comi ...
mAN

Naadiga Sunderland oo ka hor istaagtay Man United inay kulankedii ugu horreeyay guul ka gaarto Premier League + Sawirro

(Sunderland) 24 Agoosto 2014. Jack Rodwell ayaa intii ...
84cca3d3657ee55d6ea1942deac9376c_L

Kooxda El Merriekh oo ku guulaysatay koobkii CECAFA Kagame Cup(Immisa lacag ah ayay heshay?.)+Sawirro

(Kigali) 24 Agoosto 2014.Gool aad u qurux badan ...
Di Maria Real

DEG DEG: Kooxaha Real Madrid iyo Manchester United oo ka heshiiyey Di Maria

(Madrid) 24 Agoosto 2014. Waxaa si rasmi ah ...
735x10006

Carlo Ancelotti “Sami Khedira kuma biirayo kooxda Arsenal,waa uu sii joogayaa Real Madrid”

(Madrid) 24 Agoosto 2014. Macalinka kooxda Real Madrid ...
Di Maria

SIR SOO DUSTAY: Waa kuma shaqsiga Di Maria ku qalqaalinaya ku biirida Man United?

(Madrid) Agoosto 2014. Angel Di Maria ayaa doortay ...
448244_heroa

DAWO SAWIRRADA: Kooxda Tottenham oo si KMG ah u qabatay hogaanka Premier League kadib markii ay dhulka ku jiiday kooxda QPR

(London) 24 Agoosto 2014.Kooxda kubadda cagta ee Tottenham ...

GoolFM Mobile (USA)

GOOLMobile