Saturday, May 25th, 2013

Dhagayso: Barnaamijka Todobaadka iyo Ciyaaraha ee GOOLFM

Published on December 7, 2012 by

07-12-2012- Waxaan halkaan idin kugu soo gubinaynaa barnaamijka Todobaadka iyo Ciyaaraha ee GOOLFM oo ah barnaamijka Todobaadkiiba mar maanta oo kale aad ka dhagaysataan Idaacadda GOOLFM ee Magaalada Muqdisho.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaya wariyeheena Najiib Aadan Najiib.

 

Halkaan hoose ka dhagayso barnaamijka

http://www.goolfm.net/wp-content/uploads/2012/12/BARNAAMIJKA-TODOBAADKA-IYO-SPORTIGA-07-12-12.mp3

 

GOOLFM

Comments

comments


Wararka

Bayern vs Dortmund

DAAWO SAWIRR: Shaxda laga yaabo inay caawa garoonka ku soo galaan Bayern Munich iyo Borussia Dortmund

Sabti, 25 May 2013. Garoonka Wembley ee dalka ...
f1

Guddoomiyaha Kubadda Cagta Jabuuti oo ka qeyb galaya daawashada ciyaarta caawa ee finalka Champions League

Sabti, 25 May 2013. Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda cagta dalka ...
Suarez

Real Madrid oo liiska ku darsatay weeraryahanka Liverpool ee Luis Suarez

Sabti, 25 May 2013. Naadiga Real Madrid ayaa ...
Jose and Modric

Jose Mourinho oo doonaya in Luka Modric u soo kaxeesto Chelsea

Sabti, 25 May 2013. Jose Mourinho ayaa leylinaya ...
article_4529909f93498012_1362509639_9j-4aaqsk

Arsenal oo markan Jeebka gacanta gelinaysa si ay u hesho Wayne Rooney, mushaar Sarena u diyaarinaysa

(Reuters), 25 May 2013   Waxaa soo baxaya warar isa ...
tababar (2)

Indhohoo idil waxay eegayaan Wembley, Daawo Tababarkii ugu dambeeyey ee Bayern Munich iyo Borussia Dortmund

Sabti, 25 May 2013. Garoobka Wembley ee Magaalada Lodon ...
simad (13)

Jaamacadda SIMAD oo kulan ciyaareed u qabatay qaar ka mid ah Ardayda dhigata Jaamacadaasi + Sawirro

Sabti, 25 May 2013. Jaamacadda SIMAD oo ka ...
bvb-bm

Borussia Dortmund vs Bayern Munich (Kulanka kama-dambeysta Koobka Horyaallada Yurub)

25-05-2013 - Waxaa caawa lagu ballansan cayaarta kama-dambeysta ...
degmooyinka (23)

Afar degmo oo ku loolamay Tartanka Degmooyinka Gobolka Banaadir (Daawo Sawirrada)

Sabti, 25 May 2013. Afar degmo ayaa ku ...
alanatore

Walter Mazzarri oo loo magacaabay tababaraha cusub ee kooxda Inter

(ANSA), 24 May 2013   Kooxda Kubadda Cagta Inter Milan ...

GoolFM Mobile (USA)

GOOLMobile