Thursday, May 23rd, 2013

Dhagayso: Barnaamijka Haweenka iyo Isboortiga ee GOOLFM

Published on December 12, 2012 by

12-12-2012- Waxaan halkaan idin kugu soo gubinaynaa barnaamijka Haweenka iyo Isboortiga ee GOOLFM oo ah barnaamijka Todobaadkiiba mar maanta oo kale aad ka dhagaysataan Idaacadda GOOLFM ee Magaalada Muqdisho.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaya wariyeheena Nasro-kiin Xaashi Nuurre.

Halkaan hoose ka dhagayso barnaamijka

http://www.goolfm.net/wp-content/uploads/2012/12/BARNAAMIJKA-HAWEENKA-IYO-SPORTIGA-12-12-12.mp3

 

GOOLFM

Comments

comments


Wararka

milan-seedorf

MILANTA SEEDORF: Safka iyo shaxda uu Seedorf doonayo hadii loo dhiibo kooxda AC Milan

(Milano) 22 may 2013 Clarence Seedorf ayaa la ...
info_1369125311

Roberto Carlos oo ku dhawaaqay in uu ku soo biiri doono Tababarenimada xilli ciyaareedka soo socda

(DPA), 23 May 2013   Laacibkii hore ee xulka Qaranka ...
1369212106_extras_albumes_0

Waa Nuucee Saddexda Midab ee Funaanadda Real Madrid ku ciyaari doonto xilli ciyaareedka soo socda ?

(EFE-SPAIN), 23 May 2013   Saxaafadda Waddanka Spain ayaa soo ...
Arsenal

WARBIXIN: Kooxda Arsenal iyo saddexda meel ay dhibaatadu ka heysato

Arboco, 22 May 2013. Arsenal ayaa si dirqi ...
top-11-champions

ARAGTI: Shantii finaal ee ugu dambeeyay oo laga soo saaray 11 laacib iyo kaydkooda! (Yaa kujira?)

(Zurich) 22 may 2013 Waxaa Sabtiga soo aadan ...
we will be back

Xiddigaha hoos ugu dhacay Premier League oo koox laga dhigay……( Taarabt, Remy & Arouna Kone oo shaxdan hoggaaminaya)

Arboco, 22 May 2013. Kooxaha Wigan Athletic, QPR ...
che

Daawo Sawirro: Tababarka ay naadiga Chelsea ku sameyneyso dalka Mareykanka

Arboco, 22 May 2013. kulamadii ugu dambeeyey ee ...
Josee

QORMO XIISO BADAN: Jose Mourinho Weli ma yahay mid ka mid ah tababarayaasha ugu fiican casrigan mise!

Arboco, 22 May 2013. Jose Mourinho ayaa ka ...
conte

”Bal eega waxa Inter ku dhacay!” – Antonio Conte

(Torino) 22 May 2013 Macalinka Antonio Conte ee ...
women gool

Dhagayso: Barnaamijka Haweenka iyo Isboortiga ee GOOLFM

Arboco, 22-04-2013- Waxaan halkaan idin kugu soo gubinaynaa barnaamijka ...

GoolFM Mobile (USA)

GOOLMobile