Saturday, September 20th, 2014

DAAWO VIDEO: Qaar ka mid ah xiddigaha Real Madrid oo hab cusub u ciyaaraya ciyaaraha Golf-ka!

Published on May 14, 2013 by

golf

Talaado, 14 May 2013. Haddaad ogeyd in xiddigaha caanka ku ah ciyaaraha Golf ka sida Tagger Woods ay ku ciyaaraan gacamaha iyo usha loogu tala galay ayaa waxaa hab cusub oo Golf ka loo ciyaaro soo hindisay qaar ka mid ah xiddigaha Real Madrid.

Bwin ee ah shirkadda ay Real Madrid xayaysiinta u sameyso ayaa soo bandhigtay Video oo ay xiddigo ay ka mid yihiin, Varane, Ozil, Higuain iyo Fabio Coentrao oo si yaab leh u ciyaaraya ciyaaraha Golf ka iyagoo u ciyaaraya sida kubbada cagta.

DAAWO VIDEO: Malaha sidaan ayay ku haboon tahay in loo ciyaaro Golf ka!

Aragtidiinu waa muhim

Comment


Wararka

jose

“Frank Lampard wuu noqon karaa tababaraha xiga ee Chelsea”. Jose Mourinho

(London) 20 Sebtember 2014. Tababaraha kooxda Chelsea Jose ...
Silva

David Silva: ‘Waan awoodnaa inaan joojinno Diego Costa’

(Manchester) 20 Sebtember 2014. Ciyaaryahanka qadka dhexe ee ...
2

Daawo Sawirrada tababarka Man United, wiilasha Van gaal oo aan xil badan isi saareynin ka hor kulanka berri ee Leicester

(Manchester) 20 Sebtember 2014. Xiddigaha kooxda Manchester United ...
1

Daawo Sawirrada: Diyaar garowgii ugu dambeeyey Arsenal ka hor kulankeeda galabta ee Aston Villa

(London) 20 Sebtember 2014. Kooxda Arsenal ayaa ku jirta ...
deportivo-vs-real-madrid-liga-bbva

Horudhaca kulanka La Liga ee kooxaha Deportivo La Coruna vs Real Madrid

(A Coruña) 20 Sebtember 2014. Real Madrid ayaa ...
ac-milan-vs-juventus-660x330

Falanqeynta kulanka adag ee hoggaamiyeyaasha Serie A AC Milan vs Juventus

(Milano) 20 Sebtember 2014. Sida uu horyaalka Serie ...
zaratemanquillo

Horudhaca kulanka Premier league ee kooxaha West Ham United vs Liverpool

(London) 20 Sebtember 2014. Shan sano kaddib markii ...
senderosozil

Falanqeynta kulanka Premier league ee kooxaha Aston Villa vs Arsenal

(Witton) 20 Sebtember 2014. Kooxda Aston Villa ayaa ...
pepelecter

Telefishinkii Barcelona ee Waraabeyaasha ku tilmaamay ciyaartoyda kooxda Real Madrid oo la ganaaxay

(Madrid), 19 September 2014   -Maxkamad ku taalla magaallada ...
Clint-Dempsey-USMNT-Sounders-620x373

Clint Dempsey oo Hees Rap ah ku daah furay bandhigga Ciyaar gacmeedka FIFA 15 ee Mareykanka (Daawo)

(New York), 19 September 2014   -Laacibka Khadka Dhexe ...

GoolFM Mobile (USA)

GOOLMobile