Wednesday, October 22nd, 2014

DAAWO: Soomaaliya oo ka qaybgashay Koobka Orodada Aduunka ee IAAF (Arag kaalinta ay gashay?)

Published on March 8, 2014 by

Abdi(Sopot) 08 Mar 2014 – Waxaa dalka Poland lagu qabtay orodka masaafada dhexe oo uu dalkeenna Soomaaliya uu ku metelayay Omar Abdi oo ku nool magaalada Charlestown, ee gobolka Massachusetts.

Waxaana orodka oo ahaaa 1,500 meter ee tartanka orodada aduunka ee IAAF World Indoor Track and Field Championships oo ka soconaya magaalada Sopot, ee dalkaasi Poland.

Hoos ka daawo halka uu galay Cabdi oo marar ka mid ah laabyadii orodka hogaanka hayay.

Gool FM

Aragtidiinu waa muhim

Comment


Wararka

Scrapbook_1413930771911

Lionel Messi oo bareejeeyay Ronaldo markii caawa uu dhaliyay goolkiisii 69′ ee Champions League? (Messi iyo CR7 yaa hor jebin doona rukoorkii Raul?)

(Barcelona), 21 Oktoobar 2014      -Weeraryahanka kooxda Kubadda ...
Scrapbook_1413926779259

Luiz Adriano oo Rikoor cusub oo xagga gool dhalinta ah ka dhigay UEFA Champions League

(Minsk), 21 Oktoobar 2014    -Weeraryahanka kooxda Kubadda ...
s

DAAWO: Gooogoosyada CL – LIVE

Googoosyada... Googoosyada... Gool FM
s

GOOGOOSKA & SAWIRRADA: AS Roma vs Bayern Munchen 1-7 (Roma oo sidii roobkii raaskeeda loogu rusheeyay!)

TOOS Stadio Olimpico Roma: De Sanctis, Torosidis, Yanga-Mbiwa, Manolas, ...
s

GOOGOOSKA & SAWIRRADA: FC Barcelona vs Ajax 3-1

TOOS Nou Camp Barcelona: Ter Stegen, Dani Alves, ...
s

GOOGOOSKA & SAWIRRADA: Chelsea vs Maribor 6-0 (Chelsea oo si xun u jiirtay Maribor)

TOOS Stamford Bridge Chelsea: Cech, Ivanovic, Zouma, Terry, Luis, ...
Ronaldo

RONALDO vs LIVERPOOL: C. Ronaldo qudhiisa ayaa ka goolal badan kooxda Liverpool idilkeed!

(England) 21 Oktoobar 2014. Naadiga Liverpool ayaa garoonkeeda ...
s

GOOGOOSKA: APOEL Nicosia FC vs Paris Saint Germain 0-1

APOEL Nicosia FC - Paris Saint Germain Gool FM
Herrara

Xiddiga cusub ee Man United Ander Herrera oo baaritaan lagu hayo…..(Oo maxaa lagu heystaa!?)

(Manchester) 21 Oktoobar 2014. Kubbad qaabeeyaha cusub ee ...
Neymmmmar

EEG SAWIRKA: Muxuu yahay farqiga u dhexeeya Neymar-kii 2013 iyo Neymar-ka sanadan!?

(Catalonia) 21 Oktoobar 2014. Neymar ayaa ku bilowday ...

GoolFM Mobile (USA)

GOOLMobile