Wednesday, June 19th, 2013

DAAWO SAWIRRO: Chelsea oo gaartay Japan si ay semi-final-ka Club World Cup ula ciyaarto Monterrey

Published on December 10, 2012 by

Isniin, 10-12-2012. Naadiga Chelsea ayaa u soo safartay dalka Japan si ay ay semi-final-ka Club World Cup ula ciyaarto kooxda Monterrey ee ka socota dalka Mexico.

Kooxda Monterrey ee ka socota Mexico ayaa soo gaartay Semi-final-ka koobkan kaddib marii ay 3-1 kaga soo talaabsadeen kooxda Ulsan Hyundai ee reer Korea ee iyadu ku soo guuleysatay  Champion League Asia.

Dhanka kale waxaa sidoo kale Semi-final wada ciyaari doona kooxda Al Ahly ee heysta Champion League Africa iyo kooxda Corinthians ee reer Brazil ee iyana heysta Copa Libertadores.

Waxaana koobkan Club World Cup ayaa la soo afjari doonaa gabi ahaantiisa 16-k bishan iminka socota.

Waxayna kooxaha isku arki doonaan Semi-finalka Club World Cup:

Chelsea v Monterrey.

Al Ahly v Corinthians.

Daawo Sawirdda Chelsea oo soo gaartay Japan.

Comments

comments


Wararka

Ronaldo (5)

ARAGTI: C. Ronaldo ma yahay ciyaaryahanka ugu jir dhiska qurxoon kubadda cagta….(DAAWO SAWIRRO)

(Miami) 19 June 2013. Cristiano Ronaldo ayaa ahaa ...
Javier Martinez

Javier Martinez: “Waxaan rajeenayaa in hal maalin xitaa u ciyaaro sida Iniesta”

(Rio de Janeiro), 19 June 2013. Xiddiga qadka ...
top-11-conf-cup

MAKU RAACSAN TAHAY?: Waa kuwee 11-ka laacib ee ugu wanaagsan koobka qaaradaha?

(Brasilia) 19 June 2013 Waxay saacado yari inaga ...
Alcantara

Thiago Alcantara oo go’aansaday inuu ka soo tago Barcelona….(Kooxduu ku jeedaa!?)

(EFE) 19 June 2013. Warar soo ifbaxay maanta ...
teve

WAR CUSUB: Carlos Tévez oo la sheegayo inuu AC Milan ula kulmay si qarsoodi ah (Maxaa la isku raacay?)

(Milano) 19 June 2013 AC Milan ayaa la ...
GoolFM_logo2

TOOS: ELMAN 0 VS APR 1: “Ciyaartiina waa dhammaatay iyadoo guul laga gaaray Elman”

(El Fasheir) 19 June 2013. Tartanka kooxaha Bariga ...
bg_villa_65

Arsenal oo Spurs uga horeeysa iibsiga David Villa.!! (Akhri sababta!)

(London) 19 June 2013 Arsenal ayaa loo arkaa ...
Cesc and Bale

Fabregas: “Way waalantahay Real Madrid haddii ay 100-milyan kula wareegto Gareth Bale”

(Rio de Janeiro), 19 June 2013. Cesc Fabregas ...
GoolFM_logo2

GOOLFM oo si toos ah u tabinaysa kulanka galabta dhexmaraya Elman iyo APR

(Daarfuur) 19 June 2013. Idaacadda GOOLFM ee Muqdisho ...
gattuso-jacket490ai_2

RASMI: Gattuso oo noqday macalinka Palermo

(Palermo) 19 June 2013 Kooxda Serie B ka ...

GoolFM Mobile (USA)

GOOLMobile