Saturday, January 31st, 2015

Daawo Sawirrada kooxda Liverpool oo soo bandhigtay xiddigeeda cusub ee Luis Alberto

Published on June 22, 2013 by

 article-0-1A7334FC000005DC-112_634x604
(Liverpool) 22 June 2013. Kooxda kubadda cagta Liverpool ee ka dhisan wadanka ingiriiska ayaa waxa ay soo bandhigay xiddigeeda cusub ee Luis Alberto kaasoo ay kaga soo qaateen kooxda Sevilla Adduun dhan £6.8million.

20-jirkaan weerarka ka ciyaara ayaa heshiis afar sano ah qalinka ugu duugay kooxdiisa cusub ee the Reds lagu naaneyso.

Daawo Sawirrada

article-0-1A7334FC000005DC-112_634x604 (2)

Luis Alberto oo heshiiska Afarta sano ah qalinka ku duugaya

Luis Alberto oo heshiiska Afarta sano ah qalinka ku duugaya

article-0-1A7334FC000005DC-112_634x604 (3)

GOOLFM

Aragtidiinu waa muhim

Comment


Wararka

Ibra

Ibrahimovic oo canaan kala dul dhacay jamaahiirta PSG

(Paris) 31 Janaayo 2015. Xiddiga kooxda Paris Sain-Germain ...
rafik

Man United oo la wareegtay daaficii hore ee Manchester City

(Manchester) 31 Janaayo 2015. Manchester United waxa ay ...
1323124-28455860-1600-900

Barcelona oo Neymar la saxiixanaysa heshiis cusub oo dheer mushaarkiisana u laba jibaaraysa

(Barcelona), 31 Janaayo 2015  -Kooxda Kubadda Cagta Barcelona ...
Bale

Paul Clement oo sheegay in Bale uusan ka tageyn Madrid

(Madrid) 31 Janaayo 2015. Caawiyaha tababaraha naadiga Real ...
pogba

Pogba oo isu diyaarinaya aadida Spain kaddib….?

(Turin) 31 Janaayo 2015. Rajadii ay Real Madrid ...
s

TOOS u daawo: Chelsea FC vs Manchester City – LIVE (Hormoodkii horyaalka oo is haya)

Chelsea FC - Manchester City Chelsea FC - Manchester ...
s

TOOS u daawo: Real Madrid vs Real Sociedad – LIVE (Camaaliqa-layskii oo ay Real caawa is hayaan)

Real Madrid - Real Sociedad Real Madrid - Real ...
s

U CODEE: Kooxdee badin lahayd haddii la mideeyo kooxaha Milano, Madrid, Manchester, London ama Roma?

(Zurich) 31 Jan 2015 - Waxaa jira ...
s

TOOS u daawo: Manchester United vs Leicester City – LIVE

TOOS Old Trafford Man Utd: De Gea, Valencia, ...
s

TOOS u daawo: Liverpool FC vs West Ham United – LIVE

TOOS Anfield Liverpool: Mignolet, Can, Skrtel, Sakho, Markovic, ...

GoolFM Mobile (USA)

GOOLMobile