Tuesday, June 18th, 2013

Chelsea iyo Juventus oo janjalka ku dhegan Suarez

Published on December 7, 2012 by

(Torino) 07 Dis 2012 Kooxda Juventus ayaa cayrsanaysa qanaaska Liverpool Luis Suarez iyadoo uu qorayo wargayska The Daily Express in ninkan oo muhim u ah qadiyadda Liverpool oo doonaysa inay dagaallanto si ay uga baxdo booska ay uga jirto horyaalka Ingiriiska oo ay caga saar u ahayd ay cadaadis kala kulmayso kooxaha Chelsea iyo Juventus oo janjalka ku dhegan laacibkooda ugu muhiimsan.

Sida lagasoo sheegayo Talyaaniga Juventus waxay doonaysaa inay lacag u quurto xidigan oo lagu qiimeeyo 28 milyan oo gini waloow aysan doonaynin inay xarkaha goostaan marka ay timaaddo ilaalinta sharciga gunti isku giijiska ah ee FFP (Financial fair play).

Suarez ayay adag tahay inuu iska diido fursad uu markale uga soo muuqan karo koobka horyaallada Yurub oo ay gaar ahaan usoo baxday kooxda Juventus.

Gool FM

Comments

comments


Wararka

Ribery-Benzema-AFP

Maxkamaddii Ribery iyo Karim Benzema oo dib loo dhigay illaa sanadka dambe

(AFP) – Paris, 19 June 2013   Maxkamad ku taalla ...
article-2344034-1A637DD8000005DC-177_634x507

Daawo Sawirrada Xulka Spain oo ku guuleystay Koobkii Qarammada Yurub ee 21-jirrada

 (EFE) – Jerusalem, 19 June 2013   Xulka Qaranka  Spain ...
Iran

Iran iyo South Korea oo u soo baxay Koobka Adduunka 2014-ka ee Brazil

  (Reuters) – Seoul, 18 June 2013   Xulka Qaranka Waddanka ...
Ethiopian-Team

Itoobiya oo laga celin doono 3-dii Dhibcood ee ay ka heshay Kulankeedii Botswana

(Reuters) – Addis Ababa,  18 June 2013   Guddoomiyaha Xiriirka ...
Brazil_1

Brazil oo Dakhli fara badan ka soo gali doono Dalxiisayaasha daawanaya Koobka Qaaradaha

(DPA), 18 June 2013   Shabakadda ‘Globo’  ee Waddanka Brazil ...
ita

GOOGOOSKA: Italy vs Spain 2-4 (Spain oo markale Italia afar u dhiibtay)

Italy U21: Bardi; Donati, Bianchetti, Caldirola, Regini; Florenzi, ...
cavaniiiii

Napoli oo dalab adag hor dhigtay Real Madrid!….(Madrid oo aqbali doonta haddii ay dhab u dooneyso Cavani)

(EFE) 18 June 2013. Warar soo ifbaxaya saakay ...
Har

Hawd vs Daad Madheedh 1-0 (Hawd oo soo labaysay Maroodi Jeex)

Halkan ka DAAWO Gool FM
Har

Maroodi Jeex vs Gabiley 2-1 (Maroodi Jeex oo isa soo mutaxday madasha finalka)

Halkan ka DAAWO Gool FM
Shaciyarada

Dhagayso: Barnaamijka Sharciyada Isboortiga ee GOOLFM

Talaado, 18 June 2013. Waxaan halkaan idin kugu soo ...

GoolFM Mobile (USA)

GOOLMobile