Thursday, May 23rd, 2013

Carles Puyol oo Faraha la galay Siyaasadda!

Published on December 6, 2012 by

(Catalunya),  06  December 2012


Kabtanka kooxda Barcelona ee dalka Spain Carles Puyol ayaa ka baxay Saaxadda isboortiga, isagoo markan faraha la galay Arrimaha Siyaasadda, waxaana Daafucu uu hadallo kulul ku tuuray Wasiirka Waxbarashada Gobolka Catalunya u fadhiya xukuumadda Spain Jose Ignacio Wert.

Puyol ayaa boggiisa Kulanka Dadweynaha ee Twitter-ka waxa uu ku caddeeyay in uu aad uga soo horjeedo qaabka ay u socdo Manhajka waxbarashada gobolka Catalunya, waxaana uu ugu baaqay Wasiirka in uu hor mariyo hannaanka waxbarasho ee gobolka.

Waxa uu soo dhoweeyey Puyol qorshaha ay Catalunya kaga go’eyso Spain inteeda kale, isagoo ku nuux nuuxsaday in loo baahan yahay in Gobolku uu helo Manhaj Waxbarasho oo ka duwan midka laga barto Spain inteeda kale.

 

 

GOOL FM

Comments

comments


Wararka

garonka

Uefa oo ku dhawaaqday garoomada lagu qabanayo final-ka Champions League sanadaha 2014 iyo 2015

Khamiis, 23 May 2013. Uefa ayaa ku dhawaaqday garoomada ...
Rio Ferdinand

Rio Ferdinand oo heshiis cusub u saxiixay kooxda United iyo tababaraha cusub ee kooxdaasi oo ka hadlay

Khamiis, 23 May 2013. Difaaca dhexe Manchester United Rio ...
Petr Cech

Daawo Sawirro: Petr Cech haddii aad ogeyd inuu yahay ciyaarayahan kaliya sheekadu sidaa maaha ee sidoo kale waa..

Khamiis, 23 May 2013. Petr Cech waa ciyaaryahan ka ...
Manchester City iyo Chelsea

Daawo Sawirrada: Manchester City iyo Chelsea oo u diyaarsan kulanka ay caawa isaga hor’imaanayaan Mareykanka

Khamiis, 23 May 2013. Kooxaha Manchester City iyo ...
Liverpool

Liverpool oo iska iibineysa saddex ka mid ah xiddigaheeda

Khamiis, 23 May 2013. Tababaraha naadiga Liverpool Brendan ...
SPORT SOCCER

Jose Mourinho oo lagu soo waramayo inuu heshiis afar sano ah la gaaray Chelsea

Khamiis 23 May 2013. Warar dhawaan soo ifbaxaya ...
Final

Boqortooyada Reer England oo ka soo qeyb gali doonin ciyaarta Final ka Champion League

Khamiis, 23 May 2013. Ciyaarta Final ka Champion ...
Cavani

Real Madrid ayaa ah naadiga ugu dhow inay la wareegto Endison Cavani

Khamiis, 23 May 2013. Warar ka imaanaya dalka ...
article-2329171-19EE20F9000005DC-322_634x418

Daawo Sawirrada Garoonka Wembley oo loo diyaariyey duulaanka Jarmalka ee final-ka horyaallada Yurub

Khamiis, 23 May 2013. Garoonka Wembley ayaa isku diyaariyey ...
ScholesBarca

Man United oo badelka Paul Scholes ka doonatay kooxda Barcelona

  Khamiis, 23 May 2013. Tababaraha cusub ee Man ...

GoolFM Mobile (USA)

GOOLMobile