Wednesday, October 22nd, 2014

BANDHIGGA XAAJI: Amiin Caamir sidee isku yihiin ciyaaraha, waraysi ku saabsan finalka UCL & qodobbo kale oo xiise badan.! (Dhegeyso)

Published on May 24, 2013 by

gool xaaji(Gothenburg) 24 May 2013 Kusoo dhowaada dhegeystayaal barnaamijkii BANDHIGGA XAAJI oo aynu maalin kasta oo Jimce ah halkan idinkaga soo baahinno waxaana qodobada aynu ku qaadaa dhigi doonno oo xiise badan ugu waawayn:

Waxaa habeen dambe la ciyaari doonaa dhamaadka koobka horyaallada Yurub oo ay ku ballansan yihiin kooxaha Bayern Munich vs Borussia Dortmund hadaba waxaa kulankaasi wax ka waydiiyay Sunni Siciid Saalax oo ah weriye Isboorti oo ku dhaqan magaalada Kristiansand oo ku taalla dalka Norway anigoo ugu horreeyntii ka codsaday inuu sawir guud ka bixiyo waxa uu kulankani kubadda Jarmanka uga dhigan yahay?

Amiin Caamir Maxamuud waa fannaan iyo aragti yahan fikradiisa ku muujiya qaab sawir ah ama kartuun hadaba dadku waloow ay dhankaas uun ku yaqaannaan GoolFM.net wuxuu isku dayay inuu soo saaro dhankiisa Isboorti.

Hadaba waxaan telefoonka kula xiriiray Amin Caamir oo deggan magaalada Edmonton ee gobolka Alberta balse markii aan waraysanayay booqasho ku joogay magaalada Vancouver oo ka tirsan gobolka British Colombia ee isla dalka Canadia si uu wax nooga sheego sida ay ciyaaraha isku yihiin iyo kooxda uu taageero.

Maroodii guuldarro u saadaaliyay kooxda Borussia Dortmund kulanka habeen dambe

Ciyaaryahan caan ah oo jacayl been ah lagu siray

Garsoore hertiyay mid ka mid ah goolwalayaashii ciyaartii uu dhexdhexaadinayay

Ibrahimovic oo u xiisay qadadii lacag la’aanta ahayd ee Talyaaniga iyo

Heesta xulka barnaamijka Bandhigga oo aynu kusoo qaadan doono heestan.

Waa heestii ‘AYAA ARKOO AAMINAA, INDHAHAYGA OOYAYOO’’ iyo codkii hallaasiga ahaa ee aabihii jacaylka ee hobollada Waaberi Cumar Dhuulle Cali (AUN) oo aan igmanayo umuuraha ka kala daadsan iyo anfariirka haysta laacibka Manti Te’o.

Barnaamijka waxaa idiin daadahaynaya Maxamed Xaaji oo ah tifaftiraha webka GoolFM.net

Bandhigga2

Gool FM

Aragtidiinu waa muhim

Comment


Wararka

article-2434759-184FFA9900000578-579_634x408

Qoyska Messi oo qorshaynaya in ay ka guuraan Spain si ay uga fogaadaan sheekada la xiriirta Canshuuraha iyo Garsoorka dalkaasi

(Barcelona), 22 Oktoobar 2014      -Saxafiga weyn ...
Remy

Loic Remy oo ku rajo wayn inuu kasoo muuqdo kulanka Man United

(London) 22 Oktoobar 2014. Weeraryahanka kooxda Chelsea Loic Remy ...
Herrera v Mata

DAAQO MUUQAAL: Xiddigaha reer Spain ee Man United Mata iyo Herrera oo ku tartama kubbad bir ku dhufshada…….(Haddaba yaa guuleystay)

(Manchester) 22 Oktoobar 2014. Wiilasha reer Spain ee ...
ozil1

Manuel Pellegrini oo ku amray Man City inay lasoo wareegaan Mesut Ozil si uu bedel ugu noqdo….

(Manchester) 22 Oktoobar 2014. Tababaraha kooxda Manchester City Manuel ...
two Couchs

Arsenal oo dooneysa inay cayriso Arsene Wenger… (Tababare cusub ayey arkootay)

(London) 22 Oktoobar 2014. Arsenal ayaa qorsheynaysa inay ...
Cavani ak

MUUQAAL MAAD LEH: Cavani haddii lagu ganaaxay qorigii uu kor ugu taagay Taageerayaasha markan hoos ayuu u dhigay

(Paris) 22 Oktoobar 2014. Edinson Cavani ayaa kaarka cas ...
Messi v Neymar

“Messi waxa uu u fikiraa si ka dhaqsiyo badan qof kasta ee kale” – Neymar

(Catalona) 22 Oktoobar 2014. Neymar ayaa ammaan ugu ...
Marcelo

Manchester United oo qorsheynaysa inay si lama filaan ah ugu dhaqaaqdo daafaca Real Madrid Marcelo

(Manchester) 22 Oktoobar 2014.  Manchester United ayaa qorsheynaysa ...
Robbin

MUUQAAL: Xitaa haddii ay kooxdiisu 7-1 ku adkaatay wali wuu istuurayaa Arjen Robben si uu rigoore u helo

(Rome) 22 Oktoober 2014. Kooxda Bayern Munich ayaa ...
drogba-2

Didier Drogba oo lagu soo bilaabi karo kulanka Manchester United

(London) 22 Oktoobar 2014. Tababaraha kooxda Chelsea Jose ...

GoolFM Mobile (USA)

GOOLMobile