Wednesday, June 19th, 2013

Arsenal v West Bromwich Albion (muhiimada kulanka)

Published on December 8, 2012 by

Sabti, 08-12-2012. Arsenal oo ay xaaladu ku xumeed maalmahan ayaa galabta kulan adag kala hor tagi doonta kooxda maalmahan laga cabsado ee Bromwich Albion:

 Waxa muhiimka ah ee kulankan:

 Taariikhda ciyaarta: Sabti, December 8.

Kooxaha: Arsenal v West Bromwich Albion.

Garoonka: Emirates Stadium.

Waqti geeska Afrika: 6:00.

 Arsenal (sida macquulka ah, 4-2-3-1): Szczesny; Jenkinson, Mertesacker, Vermaelen, Gibbs; Wilshere, Arteta; Oxlade-Chamberlain, Cazorla, Giroud; Gervinho.

Waxaa ka maqan: Diaby Fabianski , Koscielny, Podolski, Santos , iyo Walcott oo dhaman dhaawacyo qaba.

Waxaa la tijaabin karaa Sagna oo xanuun yar caloosha ka qaba.

 West Bromwich Albion (sida macquulka ah, 4-2-3-1): Myhill; Reid, McAuley, Olsson, Ridgewell; Yacob, Mulumbu; Dorrans, Brunt, Gera, Long.

Waxaa ka maqan: Dawson iyo Foster  oo dhaawacyo qaba.

Garsooraha ciyaarta : Mike Jones (waana ciyaartii 10 aad ee sanadkaan).

Arsenal ayaa ka hor tagi doonta kooxda West Brom oo ka sarreysa shan dhibcood taas oo kuu muujineysa awooda sanadkaan ee kooxda West Brom.

Arsenal ayaa ciyaareysa galabta iyadoo ku jirta waqtigeedii ugu xumaa mudo 18 sano oo ah xaga bilaabashada horyaalka.

Comments

comments


Wararka

Ronaldo (5)

ARAGTI: C. Ronaldo ma yahay ciyaaryahanka ugu jir dhiska qurxoon kubadda cagta….(DAAWO SAWIRRO)

(Miami) 19 June 2013. Cristiano Ronaldo ayaa ahaa ...
Javier Martinez

Javier Martinez: “Waxaan rajeenayaa in hal maalin xitaa u ciyaaro sida Iniesta”

(Rio de Janeiro), 19 June 2013. Xiddiga qadka ...
top-11-conf-cup

MAKU RAACSAN TAHAY?: Waa kuwee 11-ka laacib ee ugu wanaagsan koobka qaaradaha?

(Brasilia) 19 June 2013 Waxay saacado yari inaga ...
Alcantara

Thiago Alcantara oo go’aansaday inuu ka soo tago Barcelona….(Kooxduu ku jeedaa!?)

(EFE) 19 June 2013. Warar soo ifbaxay maanta ...
teve

WAR CUSUB: Carlos Tévez oo la sheegayo inuu AC Milan ula kulmay si qarsoodi ah (Maxaa la isku raacay?)

(Milano) 19 June 2013 AC Milan ayaa la ...
GoolFM_logo2

TOOS: ELMAN 0 VS APR 1: “Ciyaartiina waa dhammaatay iyadoo guul laga gaaray Elman”

(El Fasheir) 19 June 2013. Tartanka kooxaha Bariga ...
bg_villa_65

Arsenal oo Spurs uga horeeysa iibsiga David Villa.!! (Akhri sababta!)

(London) 19 June 2013 Arsenal ayaa loo arkaa ...
Cesc and Bale

Fabregas: “Way waalantahay Real Madrid haddii ay 100-milyan kula wareegto Gareth Bale”

(Rio de Janeiro), 19 June 2013. Cesc Fabregas ...
GoolFM_logo2

GOOLFM oo si toos ah u tabinaysa kulanka galabta dhexmaraya Elman iyo APR

(Daarfuur) 19 June 2013. Idaacadda GOOLFM ee Muqdisho ...
gattuso-jacket490ai_2

RASMI: Gattuso oo noqday macalinka Palermo

(Palermo) 19 June 2013 Kooxda Serie B ka ...

GoolFM Mobile (USA)

GOOLMobile