Wednesday, June 19th, 2013

Arsenal oo ka hartay Capital One Cup.

Published on December 12, 2012 by


ARBACO-12-12-2012-Iyadoo aan todobo sano aan qaadin wax koob ah ayey markale lumiyeen koob ka mid ah kuwii ay rajada ka lahayeen ,waxaana Arsenal xalay laga soo saaray koobka Capital One Cup.

Kooxda Bradford City oo ciyaarta League 2 ayaa Arsenal ka soo saartay koobkan markii ay kaga adkaatay rigoorayaal 3-2.

Arsenal ayaa lagala wareegay hogaanka ciyaarta daqiiqadii 16 aad ee bilawgii hore markii uu gool ka dhaliyay Garry Thompson ,laakin daqiiqadii 88 aad ee dhamaadkii ciyaarta kabtanka Arsenal Tomas Vermaelen ayaa Gunners udhaliyay goolka bar bar dhaca,waxaana gool kulaadkii ku adkaatay Bradford.

Shaxda ciyaarta

Bradford waxaa usafnaa: Duke, Darby, Meredith, McHugh, McArdle, Thompson (Jones 72), Atkinson (Turgott 92), Jones, Doyle, Hanson, Wells (Connell 74)

Badal aan la isticmaalin: McLaughlin, Good, Ravenhill, Hines

Gool: Thompson 16

Jaale : Wells, Doyle, Hanson

Arsenal waxaa usafnaa: Szczesny, Sagna, Mertesacker, Vermaelen, Gibbs, Wilshere, Ramsey (Rosicky 69), Cazorla, Coquelin (Chamakh 60), Podolski (Oxlade-Chamberlain 69), Gervinho.

Badal aan la isticmaalin: Mannone, Squillaci, Jenkinson, Arteta.

Goolka: Vermaelen 88

Booked: Gervinho, Vermaelen

Garsoore : Mike Dean

Daawadayasha : 23,971

Comments

comments


Wararka

Ronaldo (5)

ARAGTI: C. Ronaldo ma yahay ciyaaryahanka ugu jir dhiska qurxoon kubadda cagta….(DAAWO SAWIRRO)

(Miami) 19 June 2013. Cristiano Ronaldo ayaa ahaa ...
Javier Martinez

Javier Martinez: “Waxaan rajeenayaa in hal maalin xitaa u ciyaaro sida Iniesta”

(Rio de Janeiro), 19 June 2013. Xiddiga qadka ...
top-11-conf-cup

MAKU RAACSAN TAHAY?: Waa kuwee 11-ka laacib ee ugu wanaagsan koobka qaaradaha?

(Brasilia) 19 June 2013 Waxay saacado yari inaga ...
Alcantara

Thiago Alcantara oo go’aansaday inuu ka soo tago Barcelona….(Kooxduu ku jeedaa!?)

(EFE) 19 June 2013. Warar soo ifbaxay maanta ...
teve

WAR CUSUB: Carlos Tévez oo la sheegayo inuu AC Milan ula kulmay si qarsoodi ah (Maxaa la isku raacay?)

(Milano) 19 June 2013 AC Milan ayaa la ...
GoolFM_logo2

TOOS: ELMAN 0 VS APR 1: “Ciyaartiina waa dhammaatay iyadoo guul laga gaaray Elman”

(El Fasheir) 19 June 2013. Tartanka kooxaha Bariga ...
bg_villa_65

Arsenal oo Spurs uga horeeysa iibsiga David Villa.!! (Akhri sababta!)

(London) 19 June 2013 Arsenal ayaa loo arkaa ...
Cesc and Bale

Fabregas: “Way waalantahay Real Madrid haddii ay 100-milyan kula wareegto Gareth Bale”

(Rio de Janeiro), 19 June 2013. Cesc Fabregas ...
GoolFM_logo2

GOOLFM oo si toos ah u tabinaysa kulanka galabta dhexmaraya Elman iyo APR

(Daarfuur) 19 June 2013. Idaacadda GOOLFM ee Muqdisho ...
gattuso-jacket490ai_2

RASMI: Gattuso oo noqday macalinka Palermo

(Palermo) 19 June 2013 Kooxda Serie B ka ...

GoolFM Mobile (USA)

GOOLMobile