Wednesday, June 19th, 2013

17-dii ciyaartooy ee reer Eritrea ee ku goysay dalka Uganda oo la helay!

Published on December 5, 2012 by

Arboco, 05-12-2012. 17-ciyaaryahan oo ka tirsan xulka qaranka Eritrea iyo dhaqtarkooda ayaa ku gooyay dalka Uganda kaddib markii ay ka hareyn tartanka bariga iyo bartamaha Africa ee CECAFA, balse waxaa lagu guuleystay in dib loo helay.

David Apollo Kazungu oo arrimaha qaxootiga u qaabilsan xafiiska reysul wasaaraha dalka Uganda ayaa waxa uu sheegay in subaxan uu la kulmay ciyaartoydan iyagoo magan galyo doon ah waxa uuna yiri Kazungu isagoo u waramaya BBC-da “Waxay inoo sheegeyn in xaalada dalkooda aysan ahayd mid fiican waxaana eegeynaa xaaladooda iyo waraaqadahooda”

Wuxuuna intaa raaciyay inay la shaqeenayaan hey’ada qaramada midboobay u qaabilsan arrimaha qaxootiga ee (UNHCR) si ay u arkaan waxa ay u qaban karaan 18-kaan qof ee 17-da ciyaaryahan iyo dhaqtarkooda.

Eritrea ayaa isaga soo hartay tartanka CECAFA kaddib bar-baro ay la gashay Zanzibar iyo 2-guul daro ay kala kulantay wadamada Malawi and Rwanda, halkii laga doonayayna ciyaartoydeeda inay ku laabtaan wadankooda ayay hotel-kii loo waday intaan la geyn sheegayn inay doonayaan inay aadaan dukaameysi (Shopping) sidaana ku gooyeen balse dib loo helay iminka, waxaana dalkii dib ugu laabtay 5-sargaal iyo 2-ciyaarahano oo qura.

Comments

comments


Wararka

article-2344432-1A66E459000005DC-393_634x440

West Ham United oo funaanadeeda u xirtay Weeraryahan Andy Carroll

(Reuters) – London, 19 June 2013   Kooxda Kubadda Cagta ...
Kwadwo-Asamoah_Juventus-medical-visite-mediche

Juventus oo 100% toos u yeelatay Asamoah, kaddib markii ay Udinese ka iibsatay kala barkii ka dhinaa heshiiskiisa

(Reuters) – Torino, 19 June 2013   Kooxda Kubadda Cagta ...
brazil-meksiko2-600x300

TOOS u daawo: Brazil vs Mexico – LIVE (Koobka qaaradaha)

BRAZIL: Julio Cesar, Dani Alves, Thiago Silva, Luiz, ...
Cavani

Chelsea oo 24-ka saac ee soo socota wada hadalo la yeelaneysa Cavani….(Oo maxaa laga hadli?)

(London), 19 June 2013. Naadiga lagu naaneyso The ...
Ronaldo (5)

ARAGTI: C. Ronaldo ma yahay ciyaaryahanka ugu jir dhiska qurxoon kubadda cagta….(DAAWO SAWIRRO)

(Miami) 19 June 2013. Cristiano Ronaldo ayaa ahaa ...
Javier Martinez

Javier Martinez: “Waxaan rajeenayaa in hal maalin xitaa u ciyaaro sida Iniesta”

(Rio de Janeiro), 19 June 2013. Xiddiga qadka ...
top-11-conf-cup

MAKU RAACSAN TAHAY?: Waa kuwee 11-ka laacib ee ugu wanaagsan koobka qaaradaha?

(Brasilia) 19 June 2013 Waxay saacado yari inaga ...
Alcantara

Thiago Alcantara oo go’aansaday inuu ka soo tago Barcelona….(Kooxduu ku jeedaa!?)

(EFE) 19 June 2013. Warar soo ifbaxay maanta ...
teve

WAR CUSUB: Carlos Tévez oo la sheegayo inuu AC Milan ula kulmay si qarsoodi ah (Maxaa la isku raacay?)

(Milano) 19 June 2013 AC Milan ayaa la ...
GoolFM_logo2

TOOS: ELMAN 0 VS APR 1: “Ciyaartiina waa dhammaatay iyadoo guul laga gaaray Elman”

(El Fasheir) 19 June 2013. Tartanka kooxaha Bariga ...

GoolFM Mobile (USA)

GOOLMobile