Sunday, November 23rd, 2014

UCL: Liiska xidigaha shanta koox ee Britain uga qaybgeleysa koobka Horyaallada Yurub oo lasoo saaray iyo laacibiin ka maqan.!

Published on September 5, 2012 by

(London) 05 August 2012 Wilshere ayaa ka maqan Arsenal, Fletcher ayaan ku jirin Manchester United halka Molouda uu ka maqan yahay Chelsea: Marka ay timaado 5-ta koox ee reer Britain uga qayb geleysa koobka horyaallada Yurub ee UEFA Championes League kuwaasoo kala ah Arsenal, Chelsea, Manchester City, Manchester United iyo Celtic Glascow oo soo wada gudbiyay xulkooda min 25-ka laacib ah ee ka qaybgelaya koobka waawaynka Yurub.

GOOLHAYAYAAL
DAAFAC
KHAD DHEXE
WEERAR
Wojciech Szczezny, Lukasz Fabianski, Vito Mannone Kieran Gibbs, Carl Jenkinson Thomas Vermaelen, Laurent Koscielny, Andre Santos, Per Mertesacker, Sebastian Squillaci, Johan Djourou Aaron Ramsey, Abou Diaby, Mikel Arteta, Tomas Rosicky, Theo Walcott, Alex Ox-Chamberlain, Santi Cazorla, Serge Gnabry Lukas Podolski, Oliver Giroud, Gervinho, Andrey Arshavin, Marouane Chamakh

Maqane la xusi karo: Jack Wilshere (La filayay in lagu qoro taxa B-List)

CELTIC Xilligii tegey: Sooma bixinGROUP G: Barcelona, Benfica, Spartak Moscow

GOOLHAYAYAAL
DAAFAC
KHAD DHEXE
WEERAR
Fraser Forster, Lukasz Zaluska Adam Matthews, Emilio Izaguirre, Efe Ambrose, Kelvin Wilson, Charlie Mulgrew, Mikael Lustig, Thomas Rogne, Joseph Chalmers, *Marcus Fraser* Kris Commons, Beram Kayal, Scott Brown, Dylan McGeoch, Joe Ledley, Paddy McCourt, Victor Wanyam, aFilip Twardzik* Nicolas Miku, Fedor Gary Hooper Lassad Nouioui, Georgios, Samaras, Anthony Stokes, Tony Watt, James Forrest*

*Waxay u taagan tahay laacibiinta ku qoran taxa ‘B-List’- ga oo ah kuwa dhashay wixii ka dambeeyey 1-dii Janaayo 1991-kii kuwaasoo kooxdooda ugu ciyaarayay si aan kala go’ lahayn mudo 2 sano ah ilaa iyo markii uu gaaray da’da 15 jirka sidaa darteed wuu ciyaari karaa marka ay diiwaangeliso UEFA.

Maqane la xusi karo: Lubos Kamenar

CHELSEA
XILLIGII TEGEY: Horyaalka koobkaGROUP E: Juventus, Nordsjaelland, Shakhtar Donetsk

GOOLHAYAYAAL
DAAFAC
KHAD DHEXE
WEERAR
Petr CechRoss TurnbullJamal Blackman* Ashley Cole, David Luiz, Gary Cahill, John Terry, Branislav Ivanovic, Paulo Ferreira, Ryan Bertrand, Cesar Azpilicueta, Billy Clifford, *Aziz Deen-Conteh, *Todd Kane*, Daniel Pappoe*, Adam Phillip* Osca rRamires, Marko Marin, Eden Hazard, Lucas Piazon, Frank Lampard, George Saville* Fernando Torres, Daniel Sturridge, Victor Moses, Juan Mata

Maqane la xusi karo: Florent Malouda, Hilario

MANCHESTER CITY
XILLIGII TEGEY: Heerka Guruubyada GROUP D: Ajax, Borussia Dortmund, Real Madrid

GOOLHAYAYAAL
DAAFAC
KHAD DHEXE WEERAR
Joe HartCostel PantilimonEirik Holmen Johansen Micah Richards, Maicon, Vincent Kompany, Pablo Zabaleta, Joleon Lescott, Aleksandar Kolarov, Gael Clichy, Matija NastasicKieran,  Kennedy*, Courtney Meppen-Walter*, Reece Wabara*, Jeremy Helan*, Shay Facey*, Gregory Leigh*, Ellis Plummer*, George Swan* James Milner, Samir Nasri, Javi Garcia, Jack Rodwell, Gareth Barry, David Silva, Yaya Toure, Emyr Huws*, Albert Rusnak*, George Evans*, Louis Hutton*, George Glendon* Edin Dzeko, Sergio Aguero, Carlos Tevez, Mario Balotelli, John Guidetti, Adam Drury*, Alex Henshall*, Devante Cole*, Alex Nimley*

Maqane la xusi karo: Kolo Toure

 

MANCHESTER UNITED
XILLIGII TEGEY: Heerka Guruubyada  GROUP H: Braga, Cluj, Galatasaray

 

 

GOOLHAYAYAAL
DAAFAC
KHAD DHEXE WEERAR
David De Gea, Anders Lindegaard, Sam Johnstone* Rafael Da Silva, Patrice Evra, Phil Jones, Rio Ferdinand, Jonny Evans, Chris Smalling, Nemanja Vidic, Alexander Buttner, Michael Keane* Antonio Valencia, Anderson, Ryan Giggs, Michael Carrick, Nani, Ashley Young, Paul Scholes, Tom Cleverley, Darren Fletcher, Nick Powell, Larnell Cole*, Jesse Lingard*, Marnick Vermijl*, Ryan Tunnicliffe* Wayne Rooney, Chicharito, Danny Welbeck, Robin van Persie, Shinji Kagawa, Federico Macheda*, Josh King*

 

Waxaa isku Duwey: Maxamed Xaaji

Tifaftiraha: GoolFM.net


Wararka

img.kooora.com

King Messi: Sanad qura 91 gool, 73 gool hal xilli ciyaareed iyo 4 Kubbadood oo Dahab ah (Waxyaabaha lagu xasuusan doono Leo)

(Barcelona), 23 November 2014     FALANQEYN; Lionel Messi waxa uu ...
Vemaelen

Thomas Vermaelen oo uu soo gaaray dhaawac hor leh, xilli uusan weli u safan kooxdiisa Barcelona

(Catalonia) 23 Nof 2014. Thomas Vermaelen ayaa laga ...
derby-della-madonnina

TOOS u daawo: AC Milan vs Inter Milan – LIVE (Kulanka Derby-ga kooxdee lagu dibrin doonaa?)

Milan: Diego Lopez; Rami, Zapata, Mexes, De Sciglio; ...
r1

RASMI: Marco Reus oo garoomada ka maqnaanaya inta ka harsan sanadka

(Dortmund) 23 Nof 2014. Kooxda Borussia Dortmund ayaa xaqiijisay ...
PREVIEW_MANU_ARSENAL_CAREY copy.jpg

Tani waa sababta ay Arsenal isaga cayrinayso tababare Arsene Wenger.. (Aqri warbixintan!!)

(London) 23 Nof 2014. Arsenal ayaa xalay guuldarro ...
2

PREMIER LEAGUE: Liverpool oo guul darro qaraar kala kulantay Crystal Palace + Sawirro

(London) 23 Nof 2014. Liverpool ayay mashaqadu ku ...
costa

Waxyaabihii laga bartay bandhigii Chelsea ee kulankii West Brom

(London) 23 Nof 2014. Chelsea oo sanad ciyaareed ...
city1

Rikoorradii laga diiwaan geliyay guushii Man City ay ka gaartay kooxda Swansea City

(Manchester) 23 Nof 2014. Kooxda Sheekh Mansour ayaa ...
Man u

Rikoorradii laga diiwaan geliyay guushii Man United ay ka gaartay Arsenal

(London) 23 Nof 2014. Man United oo la ...
s7

DIB U EEGIS: Paolo Maldini vs Guiseppe Bergomi…Aynu eegno labo arbe oo aad u culus! (Sawirro kale oo taariikhi ah)

(Milano) 23 Nof 2014 - Waxaa caawa dhacaya ...

GoolFM Mobile (USA)

GOOLMobile