Wednesday, June 19th, 2013

Taariikhda

top11traditori

DERBYADA TALYAANIGA: Maxaad ka taqaannaa 11-ka laacib ee u wada ciyaaray kooxo isku magaalo ah..!

Laacibka kooxda Torino daafaca uga ciyaara ee Angelo Ogbonna ayaa qarka u saaran inuu ku biiro kooxda ay magaalada Torino ku xafiiltamaan ee Juve hadaba waxaanu ...

More Taariikhda News

FC Bayern Muenchen v Barcelona - UEFA Champions League Semi Final: First Leg

DURUUF ADUUN MAALINBA WAA DA’ CUSUB: Dante oo ay mar dantu ku khasabtay inuu iibiyo PlayStation-kii uu lahaa.!!

(Munich) 31 May 2013 Dambeedka dhexe ee daafaca uga ciyaara kooxda Bayern Munich ee Dante Bonfim Costa Santos oo ku caan ...
top11ferguson

11-kii laacib ee ugu wanaagsanaa xidigaha uu layliyay Alex Ferguson mudadii uu joogay Man Utd.!

(Manchester) 28 May 2013 Sir Alex Ferguson ayaa sida la ogyahay ciyaaraha ka howlgabay isagoo kooxda Man Utd la qaatay ku ...
top-senza-champions

Maxaad ka taqaannaa 11-ka laacib ee caanka ah balse aan abidkood ku guulaysanin UCL?

(Zurich) 26 May 2013 Waxaan qarsoonayn inay laacibiinta ka ciyaarta qaaradda Yurub ay leeyihiin hal riyo taasoo ah inay ku guulaystaan ...
SPAIN SOCCER CHAMPIONS LEAGUE

DIB U EEGIS: Baro 10-ka laacib ee ugu goolasha badan koobka horyaallada Yurub

(Zurich) 26 May 2013 Koobka horyaallada Yurub dufcadiisii sanadkan ayaa noqotay mid soo saartay xiisihii aalaaba looga bartay tartanka heerka kooxeed ...
ney

DIB U EEGIS: Baro laacibiinta Latin-ka ah ee Neymar ka hor ku fashilmay gegada Camp Nou!

  (Barcelona) 26 May 2013 Sida ay wararku sheegayaan laacibka reer Brazil ee Neymar ee Neymar ayaa heshiis la gaaray koobka Barcelona ...
Jerseys of German football clubs Bayern

DHEGEYSO: Yaa caawa guulaysan kara, halkeese ciyaarta laga go’aamin karaa maxayse ka yiraahdeen macalimiinta labada kooxood? (Warbixin cod ah)

(London) 25 May 2013 Dhamaadkii koobka horyaallada Yurub ee sanadkan ayaa caawa kooxdii calfataba waxaa lagu ciyaarayaa gegada Wembley ee Carro ...
5

Kubadda gacanta weli waxay u baahan tahay gudoomiye Eenow!!! + sawiro

(Muqdisho) 18 May 2013.Iyadoo inta badan xiriirada kala duwan ee hoos taga gudiga olombikada Soonmaaliyeed ee GOS ay ku shaqeynayeen marxalado ...
dr-ali-osmaan-in-atlanta

Dhegeyso Dr cali Osman oo si qiiro leh uga hadley sanad guurada Idaacadda Gool FM iyo 15-ka May

(Atlanta) 16 May 2013 Munaasabadda sanad guurada koowaad ee Aas aaskii Gool FM oo mudo isbuuc ah looga dabaal degayey caasimadda ...
GoolFM_logo3

Wariyayaasha Idaacadaha Muqdisho iyo Gobolada+fanaaniin u hambalyeysay sanad guurada GoolFM (Dhegeyso)

(Muqdisho) 16 May 2013 Iyadoo Idaacadda GoolFM u dabaaldegtay sanadguuradii 1-aad markii la aasaasey oo ku beegneyd 15-kii May 2012 ayaa waxaa ...
sir

FALANQAYN COD AH: Man Utd & EPL ma tebi doonaan Sir Alex Ferguson?!! (Dhegeyso)

(Gothenburg) 14 May 2013 Waxaa dhowaanahan ciyaaraha ka howlgabay Sir Alex Ferguson oo mudo 27 sanadood ku dhowaad ah laylinayay kooxda ...
Dr-Cali

Bahda jaaliyadda atlanta oo hambalyo iyo bogaadin u diraya idaacadda GoolFM sanad guuradeeda 1-aad

(Atlanta) 14 May 2013.Guddiga Isboortiga iyo Dhaqanka isagoo ku hadlaayo Magaca Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Magaaladda Atlanta ayuu waxa uu ...
van

Laacib caan ah oo waayihiisii ciyaareed rooso kusoo afjaray.!! (Akhri taariikhda laacibkan)

(Maasbracht) 13 May 2013  Mark van Bommel ayaa shalay laaday kubadii ugu dambaysay ee uu ciyaar rasmi ah ku ciyaaro, balse ...
Brazil v Ghana - International Friendly

Ronaldinho oo hal ciyaar 23 gool ka dhaliyay.!!

(Brasilia) 12 May 2013 In 23 gool la dhaliyo hal ciyaar maaha sheeko ciyaar ah mana aha wax badanaa xitaa ka ...
Daniel Day-Lewis

Jilaayaal caan ah oo isku haysta ninkii film ka sameeyn lahaa waayaha Alex Fergie! (Yaa ka mid ah)

(Manchester) 10 May 2013 Jilaagii horay u sameeyay film-ka Doctor Who ee David Tennant ayaa u muuqda ninka kusoo bixi doona ...
moyes21928-19B315E6000005DC-202_634x423

Maxaad ka taqaanaa Taariikhda macalinka cusub ee Manchester United ,David Moyes ?

Manchester United ayaa ku dhawaaqday in tababaraha kooxda Everton David Moyes uu noqon doono macalinkeeda cusub ee lixda sano ee soo ...
Sir Alex

Sir Alex Fergie muxuu u ahaa Man Utd & EPL? (Qalinkii Maxamed Xaaji)

(Gothenburg) 08 May 2013 Hadii aanad soo hadal qaadin SAF xaqba uma lihid inaad ka sheekeyso EPL oo ah magaca loosoo ...
Sir Alex

WAA DHAMAADAY: Sir Alex Fergie oo ciyaaraha si lama filaan ah uga fariistay!! (Raad raac toos ah)

(Gothenburg) 08 May 2013 Waxaa ciyaaraha gebi ahaanba macasalaamaynaya Sir Alex Fergie oo ahaa macalinka ugu waqti dheeraa ee hal koox ...
Jube

DIB U EEGIS: 11-ka laacib ee ay kubaddu ka luntay markii ay ku biireen kooxda Juve.!!

(Torino) 04 May 2013 Waxaanu halkan idiinkugu haynaa arin ku saabsan kooxda Juve oo 4 dhibcood u jirta inay u dabbaaldegto ...
Inter

Wax ka baro 11 ka mid ah xidigihii ay kubadu ka dhuntay markii ay Inter kusoo biireen.!

(Milano) 03 May 2013 Kooxda Inter Milan ayaa kahor fadeexaddii Calciopolli horyaalka dalkaasi ee Talyaaniga oo ay ugu dambaysay 1989-kii ka ...
BARCA

FINALKII JARMANKA…GOOGOOS: Barcelona vs Bayern Munich 0-3 (0-7) (Bayern oo Barca budo ka dhigtay)

Barcelona (4-3-3): Valdes, Alves, Pique, Bartra, Adriano; Song, Xavi, Iniesta; Pedro, Fabregas, Villa. Kadyka: Pinto, Messi, Alexis, Tello, Dos Santos, Montoya, Thiago. Bayern Munich ...
a

DHEGEYSO: Barca vs Bayern oo baalal badan laga eegayo (Warbixin cod ah)

(Gothenburg) 01 May 2013 Waxaa caawa kulan adag ku ballansan kooxaha waawayn ee Barcelona vs Bayern Munich oo ciyaaraya lugta 2-aad ...
a

DHEGEYSO: Kooxaha Real iyo Barca maka aargudan karaan Bayern iyo Borussia? (Warbixin cod ah)

(Gothenburg) 30 Abr 2013 Waxaa caawa ballansan kooxaha Real Madrid vs Borussia Dortmund oo ciyaaraya lugta 2-aad ee nus-dhamaadka koobka horyaallada ...
garoonka oo nalal casri ah kashidanyihiin

Ronaldo iyo Babeto oo Furay Garoonka Maracana oo dib u habayn lagu sameeyay[daawo quruxda garoonka].

Axad-28-04-2013 Garoonka lagu tilmaamo kan ugu taarikhda wanaasagn dhamaan garoomada kala ee caalamka ayaa si rasmi ah dib loogu furay ciyaar dhex ...
Dr Cali

Taariikhda Ciyaaraha Marathonka Boston iyo khabiir Dr.Cali Cismaan + Dhegeyso

(Atlanta) 21-April 2013. Waxaa dhowaan qaraxyo Bambaano lala eegtey halka lagu dhameeyo Orodka Marathonka ee Gobolka BOston dalka Mareykanka,iyadoo halkaasi ay ...
Gattuso oo feeraya -Peter-Crouch isaga oo kayaaban waxa uu kahaleeyay

Cayaaraha caalamka ayaa waxaa kadhaca dhacdooyin layaab leh Bal nala daawada sawiradan cajiib ah{daawo sawirada hoose}.

[caption id="attachment_53409" align="alignnone" width="460"] waa wiil yar oo taageere kubada cagta ah oo xanaaqsan isaga oo farta ku taagaya cadowgiisa..[/caption] Jimco-19-04-2013{Muqdisho} Webka ...
Tottenham-Hotspur-icon

Taarikhda Naadiga Kubada Cagta ee Tottenham Hotspur Football Club.

Magaca Kooxda= Tottenham Hotspur Football Club Aasaaska Kooxda=1882  Garoonka ay ku cayaarto=White Hart Lane, Cadadka uu qaado Garoonkooxda- 36,310 Macalinka Kooxda=Andre Villas Boas Naaneesta Kooxda= ...
Mil

LA YAAB: Taageerayaasha Borussia Dortmund oo la sheegay inay koobiyeeyeen kuwa AC Milan (Akhri oo aragtidaada ka dhiibo)

(Dortmund) 10 Abr 2013 Taageerayaasha Borussia Dortmund ayaa la sheegayaa inay soo minguuriyeen fikrad ay lahaayeen taageerayaasha cagjirka ah ee  AC ...

 More »

Warka Subaxnimo – 09:00am

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Warka Duhurnimo – 02:00PM

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Warka Fiidnimo – 08:00pm

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

GOOLFM Mobile (USA)

GOOLMobile

Connect to Facebook


Suuqa kala iibsiga

Capello

WARGEYSYO: Fabio Capello waa macalinka cusub ee PSG

(Paris) 19 June 2013.Wargeysyo ayaa qoray in Fabio ...
Carroll

Andy Carroll oo ku baasay tijaabada caafimaad uu u marayay naadigiisa West Ham

(London) 19 June 2013. Weeraryahanka reer England ee ...
Mata

Barcelona oo isku diyaarineysa inay gacanta ku soo dhigto laacibka ugu fiican Chelsea!

(BARCELONA) 19 June 2013. Naadiga Barcelona ayaa isku ...
Garath Bale Composite

Yuu saameynayaa haddii Gareth Bale ku biiro Real Madrid!?.

(Madrid) 19 June 2013. Gareth Bale laacibka ugu ...
cavaniiiii

Napoli oo dalab adag hor dhigtay Real Madrid!….(Madrid oo aqbali doonta haddii ay dhab u dooneyso Cavani)

(EFE) 18 June 2013. Warar soo ifbaxaya saakay ...
ita

FINALKA JUNYARKA YURUB: ITALY V SPAIN & Safafka laga yaabo inay caawa lasoo shir tagaan.!

(Qudus) 18 June 2013 Waxaa caawa lagu kala ...

Barnaamijyada GOOLFM

Shaciyarada

Dhagayso: Barnaamijka Sharciyada Isboortiga ee GOOLFM

Talaado, 18 June 2013. Waxaan halkaan idin kugu soo ...
77

Dhagayso: Barnaamijka Kooxda Maanta ee Idaacadda GOOLFM

Isniin, 17 June 2013. Waxaan halkaan idin kugu ...
martida Gool

Dhagayso: Barnaamijka Martida ee GOOLFM

Axad, 16 June 2013-Waxaan halkaan idin kugu soo ...
NBD

Dhagayso: Barnaamijka Isboortiga iyo Nabadda ee GOOLFM

Sabti, 15 June  2013- Waxaan halkaan idin kugu soo ...

Aragtida

jesuuuus

Jesus: “Benfica wey u qalantey inay ku guuleysato Europa League nasiibka ayaase ka hiiliyey!!”

(Amsterdam) 16 May 2013 Jorge Jesus ayaa sheegey in Benfica ...
Gattuso oo feeraya -Peter-Crouch isaga oo kayaaban waxa uu kahaleeyay

Cayaaraha caalamka ayaa waxaa kadhaca dhacdooyin layaab leh Bal nala daawada sawiradan cajiib ah{daawo sawirada hoose}.

[caption id="attachment_53409" align="alignnone" width="460"] waa wiil yar oo ...

Sawirka Maanta

9o1pjwpuq6idp1wd

Codeynta GoolFM

Yaa ku guuleysan doonaa Confederations Cup?

 View Results


Loading ... Loading ...

Keydka GoolFM