Saturday, May 25th, 2013

Italy

honda

Milan oo howlaha Seedorf-Allegri Isniinta dhamaynaysa iyo Honda oo ay doonayso!

(Milano) 25 May 2013 Kooxda AC Milan ayaa doonaysa inay dalab u dirsato CSKA Moscow oo ay ka doonayso Keisuke Honda hadii Kevin-Prince Boateng uu ku ...

More Italy News

alanatore

Walter Mazzarri oo loo magacaabay tababaraha cusub ee kooxda Inter

(ANSA), 24 May 2013   Kooxda Kubadda Cagta Inter Milan ee dalka Talyaaniga oo waayadan hoos u dhac isboorti oo aad u baaxad ...
C_3_Media_1708376_immagine_oleft

WAR DEG DEG AH : Napoli oo qaadatay tababare Rafael Benitez

(Italy), 24 May 2013   Kooxda Kubadda Cagta Napoli ee waddanka Talyaaniga ayaa heshiis 2 sano ah la gashay tababaraha haatan ee kooxda ...
int

WAR DEG DEG AH: Inter oo cayrisay Andrea Stramaccioni

(Milano) 24 May 2013 Camaaliqada reer Talyaani ee Inter Milan ee ka ciyaarta Serie A-da Talyaaniga ayaa waxay cayrisay macalinkeeda kadib ...
Bandhigga

BANDHIGGA XAAJI: Amiin Caamir sidee isku yihiin ciyaaraha, waraysi ku saabsan finalka UCL & qodobbo kale oo xiise badan.! (Dhegeyso)

(Gothenburg) 24 May 2013 Kusoo dhowaada dhegeystayaal barnaamijkii BANDHIGGA XAAJI oo aynu maalin kasta oo Jimce ah halkan idinkaga soo baahinno ...
2013310152538472734_20

Giampaolo Pazzini oo muddo dheer dhaawac ahaan uga maqnaan doona AC Milan

(ANSA), 23 May 2013   Kooxda Kubadda cagta AC Milan ayaa shaaca ka qaadday in weeraryahankeeda Reer Talyaani Giampaolo Pazzini uu muddo 6-bilood ...
Cavani

Real Madrid ayaa ah naadiga ugu dhow inay la wareegto Endison Cavani

Khamiis, 23 May 2013. Warar ka imaanaya dalka Talyaaniga ayaa sheegaya in naadiga Real Madrid ay tahay naadiga ugu dhow inay ...
milan-seedorf

MILANTA SEEDORF: Safka iyo shaxda uu Seedorf doonayo hadii loo dhiibo kooxda AC Milan

(Milano) 23 may 2013 Clarence Seedorf ayaa la hadal hayaa in loo dhiibi doono kooxda AC Milan oo la sheegayo in ...
top-11-champions

ARAGTI: Shantii finaal ee ugu dambeeyay oo laga soo saaray 11 laacib iyo kaydkooda! (Yaa kujira?)

(Zurich) 22 may 2013 Waxaa Sabtiga soo aadan magaalada London gaar ahaan garoonka Wembley ku ballansan labada kooxood ee reer Jarman ...
conte

”Bal eega waxa Inter ku dhacay!” – Antonio Conte

(Torino) 22 May 2013 Macalinka Antonio Conte ee kooxda Juventus ayaa tilmaamay inuusan nasan doonin ama is dhigan doonin kadib markii ...
maldini-seedorf

Seedorf iyo Maldini oo dib ugu soo laabanaya AC Milan

Arboco, 22 May 2013. Corriere dello Sport ayaa sheeganeysa in AC Milan ay Clarence Seedorf ka dhigi doonto macalinkeeda cusub iyaadoo ...
Maz1

INTER 2013-14: Shaxda iyo safka uu lasoo shirtegi doono macalinka cusub ee Inter loo magacaabi rabo!

(Milano) 22 May 2013 Kooxda Inter ayaa doonaysa inay lasoo shirtagto shaxda 3-5-2 - halkaasoo ay kasoo bixi doonto wax ...
Higuain

Juventus oo beri bilaabeysa wada hadalada ay kula soo wareegeyso Gonzalo Higuain

Talaado, 21 May 2013. Madaxda Isboortiga ee naadiga Juventus ayaa lagu wadaa inuu beri u duulo dalka Spain si uu wada ...
cava

Qiimeeynta horyaalka Serie A iyo Juve oo jaa’iisooyinka ugu badan la jeesatay!

(Roma) 21 May 2013 Serie A ayaa Axaddii soo dhamaaday iyadoo ay halkaa ku joogsadeen 1003 gool oo la kala dhaliyay ...
FC Internazionale Milano v SSC Napoli - Serie A

Inter oo la sheegayo inay macalin cusub soo wadato! (Waa kee?)

(Milano) 21 May 2013 Massimo Moratti ayaa ilaa iyo haatan ka warwareegaya inuu si cad uga hadlo aayaha macalinka Inter ee ...
AC Milan v Bologna FC - Juvenile Match

WAR CUSUB: Maamulka Milan oo isku mari la’ macalimiinta bedelaysa Max Allegri!

(Milano) 21 May 2013 Kooxda AC Milan oo la hadal hayo inay maalinta berri albaabka tusi doonto macalinka Massimiliano Allegri hadaba ...
prz

Ancelotti waa mid kamida musharixiinta xilka uu baneyn doono Mourinho” Perez

(Madrid) 21 May 2013. Real Madrid madaxweynaheeda  Florentino Perez ayaa qirey in kooxdiisu xiriir la sameysey Macalinka hogaamiya kooxda France ,Paris Saint-Germain ...
dun

Dunga oo shaaciyey in Robinho dib ugu celinayo horyaalka Brazil

(Rio de Janeiro) 21 May 2013 Tababaraha kooxda Internacional Carlos Dunga ayaa sheegay inuu isku deyi doono sidii uu weeraryahanka kooxda Ac ...
AC Milan v Barcelona - UEFA Champions League Quarter Final

WAR DEG DEG AH: TV Talyaani ah oo sheegaya in Allegri laga eryay AC Milan iyo maamulka oo dafiray

(Milano) 20 May 2013 Silvio Berlusconi oo ah milkiilaha AC Milan ayaa todobaadkii hore dhamaadkiisii carrabka ku dhuftay in macalinka Massimiliano ...
top-11-anno

XULKA SERIE A: 11-ka xidig ee xilli-ciyaareedkan ugu xariifsanaa horyaalka Talyaaniga!

(Roma) 20 may 2013 Waxaa haamaansaday xilli-ciyaareedkii Talyaaniga ee 2012-2013 oo xalay lasoo afjray, balse qaar ka tirsan warbaahinta Talyaaniga ayaa ...
cedibili

Juventus oo fasaxaysa 8 laacib oo ay kuwo muhim ihi ku jiraan (Waa kuwee)

(Torino) 20 May 2013 Macalinka kooxda Juventus ee Antonio Conte ayaa si rasmi ah ula fariistay maamulka sare ee kooxdaasi isagoo ...
top-young

11-ka xidig-yare ee Talyaaniga ugu xariifsan oo koox laga dhigay! (Yaa ka mid ah?)

(Roma) 20 May 2013 Waxaa xalay lasoo afmeeray horyaalka Talyaaniga oo sanadkan si ka duwan sanadihii qiimeyn gaar ah siiyay xidigaha ...
Mexes

Mexes oo dalbanaya in Massimiliano Allegri uu sii joogo Milan

Isniin, 20 May 2013. Difaaca reer France ee xalay kooxdiisa Milan bar baraha ka bad baadiyay Philippe Mexes ayaa waxa uu sheegay ...
Fiorentina

Fiorentina oo dood galisay guushii Milan

Isniin, 20 May 2013. Naadiga Fiorentina masuuliyiin ka tirsan oo ay ka mid yihiin Daniele Pradè, Gonzalo Rodriguez iyo Manuel Pasqual ayaa ...
Mario

Laacibiinta AC Milan oo is hortaagay Mario Balotelli mar uu doonayay inuu…..

Isniin, 20 May 2013. Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya dalka Talyaaniga in laacibiin ka tirsan naadiga AC Milan ay is ...
Higuain

Juventus oo Arsenal kula dagaal galeysa xiddiga Higuain ee ka tirsan naadiga Real Madrid

Isniin, 20 May 2013. Kooxda Marwada duqda ah ee dalka Talyaaniga ayaa kula dagaalameysa Arsenal weerarka Naadiga Real Madrid Gonzalo Higuain oo ...
2013-03-01T160537Z_1_CBRE92018PG00_RTROPTP_2_SOCCER-ENGLAND-CHELSEA-BENITEZ

Napoli oo sugi la’ inta uu tababare Benitez ka degayo xilka Tababarenimo ee Chelsea

(ANSA), 20 May 2013   Kooxda Kubadda Cagta Napoli ee dalka Talyaaniga ayaa sugi kari la’ inta uu xilka iska dhiibayo Macallinka kooxda ...
bar

GOOGOOS: Barcelona vs Real Valladolid 2-1 (Barca oo horyaalka la gudoonsiiyay)

Barcelona (4-3-3): Valdes; Montoya, Pique, Mascherano, Alba; Busquets, Xavi, Iniesta; Fabregas, Pedro, Villa. Valladolid (4-3-3): Jaime; Pena, Rueda, Valiente, Balenziaga; Rubio, Perez; ...

 More »

Warka Subaxnimo – 09:00am

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Warka Duhurnimo – 02:00PM

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Warka Fiidnimo – 08:00pm

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

GOOLFM Mobile (USA)

GOOLMobile

====ENGLAND=====

====ITALLY=======

====SPAIN=======

Suuqa

Messi

Naadiga Newell’s Old Boys oo dooneysa in hal kulan Barcelona ka soo tabal caareysato Lionel Messi

Sabti, 25 May 2013. Naadiga Newell's Old Boys ...
Arsenal

Xiddigaha lagu wado inay Arsenal iska iibiso xagaagan

Sabti, 25 May 2013. Arsenal ayaa muddo sideed ...

Barnaamijyada

nabadda

Dhagayso: Barnaamijka Isboortiga iyo Nabadda ee GOOLFM

Sabti, 25 May 2013- Waxaan halkaan idin kugu soo ...
women gool

Dhagayso: Barnaamijka Haweenka iyo Isboortiga ee GOOLFM

Arboco, 22-04-2013- Waxaan halkaan idin kugu soo gubinaynaa barnaamijka ...

Aragtida

jesuuuus

Jesus: “Benfica wey u qalantey inay ku guuleysato Europa League nasiibka ayaase ka hiiliyey!!”

(Amsterdam) 16 May 2013 Jorge Jesus ayaa sheegey in Benfica ...
Gattuso oo feeraya -Peter-Crouch isaga oo kayaaban waxa uu kahaleeyay

Cayaaraha caalamka ayaa waxaa kadhaca dhacdooyin layaab leh Bal nala daawada sawiradan cajiib ah{daawo sawirada hoose}.

[caption id="attachment_53409" align="alignnone" width="460"] waa wiil yar oo ...

Sawirka Maanta

Romelu-Lukaku

Codeynta GoolFM

Yaa ku guuleysan doona Koobka Champions League?

 View Results


Loading ... Loading ...

Keydka GoolFM