Wednesday, June 19th, 2013

Horyaallada

ita

GOOGOOSKA: Italy vs Spain 2-4 (Spain oo markale Italia afar u dhiibtay)

Italy U21: Bardi; Donati, Bianchetti, Caldirola, Regini; Florenzi, Rossi, Verratti, Insigne; Immobile, Borini Kaydka: Leali, Colombi, Biraghi, Capuano, Marrone, Bertolacci, Crimi, Gabbiadini, Destro, Sansone, Paloschi, Saponara Spain U21: ...

More Horyaallada News

Har

Hawd vs Daad Madheedh 1-0 (Hawd oo soo labaysay Maroodi Jeex)

Halkan ka DAAWO Gool FM
Har

Maroodi Jeex vs Gabiley 2-1 (Maroodi Jeex oo isa soo mutaxday madasha finalka)

Halkan ka DAAWO Gool FM
ita

FINALKA JUNYARKA YURUB: ITALY V SPAIN & Safafka laga yaabo inay caawa lasoo shir tagaan.!

(Qudus) 18 June 2013 Waxaa caawa lagu kala bixi doonaa finalka koobka junyarka Yurub oo ay caawa fiidkii ciyaarayaan dalalka Talyaaniga ...
edison-cavani-napoli

Edinson Cavani: ‘Xiddig walba ayaa ku hamiya ku biirista Real Madrid’

Talaado, 18 June 2013 Weeraryahanka kooxda Napoli Edinson Cavani ayaa waxaa uu sheegay in ay isaga u aheyd wax uu ku riyoodo ...
Wargays

SUUQA KALA IIBSIGA: Xanta suuqa & xidigaha lakala doonayo xagaagan.! (Wargaysyada)

(London) 18 June 2013 Laacibka khadka dhexe uga ciyaara Shakhtar Donetsk ee Henrikh Mkhitaryan, 24, ayaa lagu wadaa inuu yimaado garoonka ...
liv

I JIID AAN KU JIIDEE: Liverpool & Luis Suarez oo luqunta iskugu jira!! (Maxaa laysku hayaa?)

(Liverpool) 18 June 2013 Kooxda Liverpool ayaa ku adkaysan doonta in Luis Suarez uu si rasmi ah u codsado inuu ka ...
cristiano_ronaldo01

Koox Real Madrid usoo bandhigtay raasumaal ka badan €100 milyan oo ay Ronie ku doonayso..! (Waa kooxdee?)

(Madrid) 18 June 2013 Kooxda Real Madrid ayaa heshay dalab ku kacaya €100 milayn oo Euro oo looga doonayo jookarkooda Cristiano ...
mangia-holland490ai_0

”Talyaanigu waxay qabaan baahi guuleed” – Macalinka Junyarka Devis Mangia

(Tel Aviv) 18 June 2013 Macalinka junyar Talyaaniga ee Devis Mangia ayaa qirtay in xulkiisa Under-21 ay caawa dadka qaar la ...
au

Oduamadi oo Milan lagusoo celinayo kadib sedexlaydii xalay ee Nigeria

(Belo Horizonte) 18 June 2013 Kadib markii uu xalay 3 gool dhaliyay laacibka da'da yar ee reer Nigeria ee amaahda kaga ...
isco-alarcon-malaga

Isco: ‘Wax war ah kama hayo Tababare Manuel Pellegrini’

Talaado, 18 June 2013 Laacibka kooxda Malaga ee ka dhisan dalka Spain Isco ayaa waxaa uu sheegay in aysan jirin wax ay ...
emanuele-giaccherini-italy

Emanuele Giaccherini oo sheegay in uu sii joogi doono Juventus.

Talaado, 18 June 2013 Xiddiga qadka dhexe ee kooxda Juventus ee dalka Talyaaniga Emanuele Giaccherini ayaa waxaa uu sheegay in uu sii ...
nig

GOOGOOSKA: Tahiti vs Nigeria 1-6 (Nigeria oo ku tumatay Tahiti)

Halkan ka DAAWO Gool FM
murdoch

SUPER CHAMPIONS LEAGE: Biliyineerka warbaahinta ka xoolaystay ee Rupert Murdoch oo keenay hindise lagu dhigayo koob ay ciyaarayaan dhamaan kooxaha Yurub ugu xooggan..!

(London) 17 June 2013 Bilyaneerka caanka ah ee iska leh Sky iyo inta badan warbaahinta madaxa bannaan ee Britan oo ah ...
balo

Kartuunka Maanta: ”Intaan rooso lagugu qufulin, qari-ba laabtaada” – Prandelli

(Rio De Janeiro) 17 June 2013 Macalinka Talyaaniga ee Cesare Prandelli ayaa kula taliyay Mario Balotelli inuu woxoogaa is celiyo mararka ...
Wargays

SUUQA KALA IIBSIGA: Xanta suuqa & xidigaha lakala doonayo xagaagan.! (Wargaysyada)

(London) 17 June 2013 Paris St-Germain ayaa isku dayi doonta inay ka dhaadhiciso macalinka Tottenham ee Andre Villas-Boas inuu noqdo ...
isco-spain

Isco: “Waxaan dalab ka helay Manchester City iyo Real Madrid”

Isniin, 17 June 2013. Kubbad sameeyaha kooxda Malaga ee ka dhisan dalka Spain Isco ayaa waxaa uu daboolka ka roogay naadiyada uu ...
Nani-reacts-008

Nani oo shaki ka muujiyay mustaqbalkiisa Man United

Isniin, 17 June 2013. Weeraryahanka reer Portugal ee kooxda Man United Luis Nani ayaa carabka ku dhuftay inuusan garaneyn mustaqbalkiisa kooxda Man ...
Luis-Su-rez-Liverpool-008

Juventus oo u soo jeesatay dhanka Luis Suarez kaddib….

Isniin, 17 June 2013. Naadiga lagu naaneyso marwada duqda ah ee Juventus ayaa u soo jeesatay sidii ay gacanta ugu soo dhigi ...
Burkina Faso v Ethiopia - 2013 Africa Cup of Nations: Group C

GOOGOOSKA: Ethiopia vs South Africa 2-1

Halkan ka DAAWO Gool FM
spa

GOOGOOSKA: Spain vs Uruguay 2-1 (Spain oo Uruguay ka adkaatay)

Uruguay (4-4-2): Muslera; Pereira, Lugano, Godin, Caceres; Gargano, Diego Perez, Rodriguez; Gaston Ramirez; Suarez, Cavani. Spain (4-3-3): Casillas; Arbeloa, Pique, Sergio Ramos, ...
ita

GOOGOOSKA: Mexico vs Italy 1-2 (Pirlo oo guul ku xusay kulankiisii qarniga)

Mexico: Corona; Flores, Rodriguez, Moreno, Salcido; Torrado, Aquino; Zavala, Giovani Dos Santos, Guardado; Hernandez Italy: Buffon; Abate, Barzagli, Chiellini, De Sciglio; De ...
top11traditori

DERBYADA TALYAANIGA: Maxaad ka taqaannaa 11-ka laacib ee u wada ciyaaray kooxo isku magaalo ah..!

Laacibka kooxda Torino daafaca uga ciyaara ee Angelo Ogbonna ayaa qarka u saaran inuu ku biiro kooxda ay magaalada Torino ku ...
Sta

Selal Vs Daadmadheedh 1-1 (4-5) (Daadmadheedh oo nus-dhamaadka isa soo dhigtay)

Halkan ka DAAWO Gool FM
Sta

Badhan vs Hawd 0-1 (Hawd oo nus-dhamaadka u gudbay)

Halkan ka DAAWO Halkanna ka DAAWO Gool FM
pirlo-conf490ai

Pirlo oo caawa safanaya kulankiisii 100-aad kana hadlay laacibka bedeli doona..!

(Rio De Janeiro) 16 June 2013 Ninka laxameeya kubadda cagta xulka Talyaaniga ee Andrea Pirlo ayaa isu diyaarinaya inuu si sharaf ...
Wargays

SUUQA KALA IIBSIGA: Xanta suuqa & xidigaha lakala doonayo xagaagan.! (Wargaysyada)

(London) 16 June 2013 Kooxda Manchester United ayaa hollinaysa inay afduubto heshiiska ay Chelsea maagan tahay inay £15 milyan oo gini ...
Lewandowski

Manchester City oo ku soo biirtay dadaalka loogu jiro saxiixa xiddiga Robert Lewandowski

Axad, 16 June 2013. Sida uu saakay oo axad ah ay daabacday Jarriiradda The Sun kooxda Manchester City ayaa ku biirtaya loollanka ...

 More »

Warka Subaxnimo – 09:00am

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Warka Duhurnimo – 02:00PM

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Warka Fiidnimo – 08:00pm

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

GOOLFM Mobile (USA)

GOOLMobile

Connect to Facebook


Suuqa kala iibsiga

Carroll

Andy Carroll oo ku baasay tijaabada caafimaad uu u marayay naadigiisa West Ham

(London) 19 June 2013. Weeraryahanka reer England ee ...
Mata

Barcelona oo isku diyaarineysa inay gacanta ku soo dhigto laacibka ugu fiican Chelsea!

(BARCELONA) 19 June 2013. Naadiga Barcelona ayaa isku ...
Garath Bale Composite

Yuu saameynayaa haddii Gareth Bale ku biiro Real Madrid!?.

(Madrid) 19 June 2013. Gareth Bale laacibka ugu ...
cavaniiiii

Napoli oo dalab adag hor dhigtay Real Madrid!….(Madrid oo aqbali doonta haddii ay dhab u dooneyso Cavani)

(EFE) 18 June 2013. Warar soo ifbaxaya saakay ...
ita

FINALKA JUNYARKA YURUB: ITALY V SPAIN & Safafka laga yaabo inay caawa lasoo shir tagaan.!

(Qudus) 18 June 2013 Waxaa caawa lagu kala ...
edison-cavani-napoli

Edinson Cavani: ‘Xiddig walba ayaa ku hamiya ku biirista Real Madrid’

Talaado, 18 June 2013 Weeraryahanka kooxda Napoli Edinson Cavani ...

Barnaamijyada GOOLFM

Shaciyarada

Dhagayso: Barnaamijka Sharciyada Isboortiga ee GOOLFM

Talaado, 18 June 2013. Waxaan halkaan idin kugu soo ...
77

Dhagayso: Barnaamijka Kooxda Maanta ee Idaacadda GOOLFM

Isniin, 17 June 2013. Waxaan halkaan idin kugu ...
martida Gool

Dhagayso: Barnaamijka Martida ee GOOLFM

Axad, 16 June 2013-Waxaan halkaan idin kugu soo ...
NBD

Dhagayso: Barnaamijka Isboortiga iyo Nabadda ee GOOLFM

Sabti, 15 June  2013- Waxaan halkaan idin kugu soo ...

Aragtida

jesuuuus

Jesus: “Benfica wey u qalantey inay ku guuleysato Europa League nasiibka ayaase ka hiiliyey!!”

(Amsterdam) 16 May 2013 Jorge Jesus ayaa sheegey in Benfica ...
Gattuso oo feeraya -Peter-Crouch isaga oo kayaaban waxa uu kahaleeyay

Cayaaraha caalamka ayaa waxaa kadhaca dhacdooyin layaab leh Bal nala daawada sawiradan cajiib ah{daawo sawirada hoose}.

[caption id="attachment_53409" align="alignnone" width="460"] waa wiil yar oo ...

Sawirka Maanta

italy-588

Codeynta GoolFM

Yaa ku guuleysan doonaa Confederations Cup?

 View Results


Loading ... Loading ...

Keydka GoolFM