Tuesday, June 18th, 2013

Holland

image-3856625

Van Persie oo Kabtannimada Xulka Holland kala wareegay Sneijder (Ma si ku meel gaar ah baa mise.. ?)

(Reuters), 08 June 2013   Tababaraha Xulka Qaranka Holland Louis Van Gaal ayaa hoggaanka kabtannimo ee Holland ka qaaday Wesley Sneijder isagoo u dhiibay Weeraryahanka kooxda Manchester United ...

More Holland News

Sawirrn

Suuqa kala iibsiga oo furmaya 1-da July…(Waa kuwee 10-ka uga xariifsan ee la doonayo?)

Arboco, 05 June 2013. Suuqa kala iibsiga ayaa furmaya 1-da July tan iyo bishii January, haddaba waa kuwee tabonka ugu xariifsan ...
Strootman_0

Manchester United oo £25m u diyaarsatay Strootman

Arboco, 05 June 2013. Manchester United  ayaa qorsheyneysa inay soo qaadato xiddiga qadka dhexe kooxda PSV Eindhoven ee Kevin Strootman. Sida ay warinayso ...
SPAIN SOCCER CHAMPIONS LEAGUE

DIB U EEGIS: Baro 10-ka laacib ee ugu goolasha badan koobka horyaallada Yurub

(Zurich) 26 May 2013 Koobka horyaallada Yurub dufcadiisii sanadkan ayaa noqotay mid soo saartay xiisihii aalaaba looga bartay tartanka heerka kooxeed ...
Chelsea4

SAWIRRO: Chelsea oo u safartay Amsterdam….(Hazard, Terry iyo Obi Mikel oo safarka qeyb ka ah)

Talaado, 14 May 2013. Xiddigaha Chelsea ayaa u soo safray magaalada Amsterdam ee dalka Holland maadaama ay berito garoonka Amsterdam ArenA ...
conte

DAAWO VIDEO: Juventus oo dabaal dag qaas ah u sameysay tababaraheeda Antonio Conte

Isniin, 06 May 2013. Juventus ayaa xalay ku guuleysatay Serie A-da Talyaaniga markeedii labaad ee is xigta kaddib markii ay 1-0 ...
Ajex

Daawo Sawirrada kooxda Ajax oo markeedii 32-aad u dabaal dagaysa horyaalka Dalkeeda Holland

Axad, 05 May 2013. Haddii Kooxda Manchester United u badaal dagtay horyaalka Ingiriiska markeedii 20-aad, haddaba sheekadu ma sahlana oo waxaa ...
Ajex

Ajex oo markeedii 3-aad ee is xigta ku guuleysatay Horyaalka Holland

Axad, 05 May 2013. Naadiga Ajex ayaa markeedii 3-aad ee is xigta ku guuleysatay Dutch Eredivisie league kaddib markii ay 5-0 ...
fursad

DAAWO VIDEO: Malaha waa fursadii ugu sahalnayd ebid ee la qasaariyo!

Talaado, 30 April 2013. Haweenayda lagu magacaabo Nicoletta den Ridder ee u safata naadiga Beerschot AC ayaa fursad aan marna la ...
121211030841-linesman-ajax-silence-horizontal-gallery

Dennis Bergkamp, Ronald Koeman, Edwin van der Sar iyo xidigo kale oo ka qeybgalay ciyaar dhaqaale loogu ururinayey qoys garsoore la diley

Amesterdam 27 April, 2013. Ciyaartoydii caanka ahayd ee soo maray kubadda cagta dalka Netherland ayaa xaley ka qeybgalay kulan ciyaareed sxbtinimo,kaasi oo ...
GoolFM_logo

War gelin ku socota Aqristayaasheenna goolfm.net

Isniin, 08-04-2013. Waxaa dhammaan la la socodsiinayaa aqristayaasha tixgalinta naga mudan ee goolfm.net in aynu aqristayaasha u bilaabi doonno Taariikhda kooxaha ugu ...
1

8 Kooxood oo ka dhisan Yurub oo isku haysta Xavi-ga Holland (Daawo)

(Reuters), 06 April 2013   Sideed kooxood oo ka dhisan Ingiriiska iyo Talyaaniga ayaa dadaal ugu jira sidii mid waliba ay ku heli ...
Van

GOOGOOS: Netherland vs Romania 4-0 (Van Persie oo banaanka isa soo dhigay)

Halkan ka DAAWO Gool FM
Sneijder and Ven der vaart

Wesley Sneijder oo seegi doona kulanka Holland vs Romania

Axad, 24 March 2013. Sida ay sheegeyso wakaalada wararka ee Routers in kubbad qaabeeyaha naadiga Galatasaray ee Wesley Sneijder uu seegi ...
xoog2

Waa kee ciyaaryahanka ugu xooga wayn kubbada cagta!?…(DAAWO SAWIRO)

Sabti, 23 March 2013. Saheed Adebayo Akinfenwa ee loo yaqaano Adebayo Akinfenwa ee u safta naadiga Northampton Town ee dalka Ingiriiska ...
Yellow-card1

Sheeko Cusub: Xiriirka K/cagta Holland oo soo saaray in Kaarka Jaallaha/ digniinta garoonka looga boxo

Khamiis, 21-03-2013. Xiriirka Kubadda Cagta Holland Royal Dutch Football Association (KNVB) ayaa sheeko cusub soo calaameeyey waxaana uu leeyahay haddii ciyaartoy uu ...
Seedorf

DAAWO VIDEO: Maxaa helay Seedorf, adigu ma qasaarin lahayd fursadan oo kale!?

Axad, 17 March 2013. Xiddigii hore ee kooxda AC Milan Clarence Seedorf ee iminka u safta kooxda Botafogo ee dalka Brazil ...
spain

Xulka Brazil oo laga waayey 10-sare qiimeynta FIFA ee xululka ugu wanaagsan Adduunka

Khamiis,  14-03-2013. Xiriirka kubada cagta adduunka ee FIFA ayaa soo saaray qiimeynta bilaha ah ee xulalka adduunka sida ay u kala sareeyaan. Waxaana ...
Chelsea

IFFHS oo Chelsea u garatay kooxda ugu fiican adduunka iyo Barcelona oo 5-aad laga riday.!

ISNIIN, 04 March 2013. Ururka caalamiga ah ee taariikhda kubbada cagta iyo tirakoobkeeda ee marka la soo gaabiyo loo yaqaano (IFFHS) ...
Mark+van+Bommel+Nivea+Rihanna+Celebrating+WosD-DBK_f4x

Van Bommel “Messi 30 gool xitaa kama dhaliyeen Horyaalka Talyaaniga”

(Reuters), 21 February  2013 Laacibkii hore ee Khadka dhexe ee xulka Holland van Bommel oo wareysi siinayay Wargeyska 'Dagblad' ee ka soo ...
Milito

Kaddib dhaawicii Milito Inter Milan oo dooneysa inay soo kiciso xiddig ciyaarayaha ka fariistay

Sabti, 16 February 2013. Weeraryahanka Reer Argentina Diego Milito ayaa dhaawac jilibka ah oo ka soo gaaray kulankii Europa League ay ...
Xulalka

Spain oo kaalinta koowaad laga loodin la’yahay qiimeynta FIFA iyo Nageria oo sare u soo kacday

Khamiis, 13 February 2013. Qiimeytan bilaha ah ee FIFA ee xulalka Aduunka ayaa weli waxaa iska heysta kaalinta koowaad xulka Spain ...
yurub

SUUQA KALA IIBSIGA: Maxay wargaysyadu maanta ka qoreen laacibiinta lakala doonayo?

(Zurich) 09 Feb 2013  Waxaan halkan idiinkugu hayaa wararkii ugu dambeeyay suuqa kala iibsiga iyo maanta oo Sabti ah: Fernando Amorebieta oo ...
Mario vs Van

KULAN SAAXIBTINIMO: Netherlands vs Italy (Van Persie vs Balotelli)

Arboco, 06 February 2013. Tani waa ciyaar xamaasdaeedu ay soo jirtay in kabadan inta lagayabo in aad ka ogtahay waxaana ku ...
Friendly-Matches

Kulamo saaxiibtinimo oo heer caalami ah oo caawa la ciyaari doono

Arboco, 06 February 2013. Caawa ayaa garoomada kala duwan ee caalamka waxaa ka dhici doona kulamo heer caalami ah oo aad ...
Transfer-Deadline-Day

Waxyaabaha aad naga filan kartaan maanta oo ah maallintii ugu dambeysay ee suuqa kala-iibsiga (Transfer Deadline Day)

31-01-2013 - Iyadoo ay maanta tahay 31ka bisha Jannaayo ee 2013-ka, waxaa soo xirmaya suuqa kala-iibsiga ciyaartoyda, iyadoo aysan naadiyadu soo ...
Ronal1

20-ka SARE: Kooxdee ugu sarreeysa dakhliga laga helo TV-yada soo daaya ciyaaraha?

(Madrid) 24 Jan 2013  Taxan ama liiskan cusub ee ay soo saartay Deloitte ee loo yaqaanno liiska lacagta wuxuu diiradda saarayaa ...
Samsung-Galaxy

Saadaal ka bixi Koobka Qaramada Afrika oo ku guuleyso Samsung Galaxy Mobile

22-01-2013 - Idaacadda Gool FM oo kaashanaysa shirkadda Access TV waxay bixineysaa abaal-marin la siinayo qofkii si sax ah u saadaaliyo ...

 More »

Warka Subaxnimo – 09:00am

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Warka Duhurnimo – 02:00PM

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Warka Fiidnimo – 08:00pm

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

GOOLFM Mobile (USA)

GOOLMobile

Connect to Facebook


Suuqa kala iibsiga

cavaniiiii

Napoli oo dalab adag hor dhigtay Real Madrid!….(Madrid oo aqbali doonta haddii ay dhab u dooneyso Cavani)

(EFE) 18 June 2013. Warar soo ifbaxaya saakay ...
ita

FINALKA JUNYARKA YURUB: ITALY V SPAIN & Safafka laga yaabo inay caawa lasoo shir tagaan.!

(Qudus) 18 June 2013 Waxaa caawa lagu kala ...
edison-cavani-napoli

Edinson Cavani: ‘Xiddig walba ayaa ku hamiya ku biirista Real Madrid’

Talaado, 18 June 2013 Weeraryahanka kooxda Napoli Edinson Cavani ...
Wargays

SUUQA KALA IIBSIGA: Xanta suuqa & xidigaha lakala doonayo xagaagan.! (Wargaysyada)

(London) 18 June 2013 Laacibka khadka dhexe uga ...
liv

I JIID AAN KU JIIDEE: Liverpool & Luis Suarez oo luqunta iskugu jira!! (Maxaa laysku hayaa?)

(Liverpool) 18 June 2013 Kooxda Liverpool ayaa ku ...
cristiano_ronaldo01

Koox Real Madrid usoo bandhigtay raasumaal ka badan €100 milyan oo ay Ronie ku doonayso..! (Waa kooxdee?)

(Madrid) 18 June 2013 Kooxda Real Madrid ayaa ...

Barnaamijyada GOOLFM

Shaciyarada

Dhagayso: Barnaamijka Sharciyada Isboortiga ee GOOLFM

Talaado, 18 June 2013. Waxaan halkaan idin kugu soo ...
77

Dhagayso: Barnaamijka Kooxda Maanta ee Idaacadda GOOLFM

Isniin, 17 June 2013. Waxaan halkaan idin kugu ...
martida Gool

Dhagayso: Barnaamijka Martida ee GOOLFM

Axad, 16 June 2013-Waxaan halkaan idin kugu soo ...
NBD

Dhagayso: Barnaamijka Isboortiga iyo Nabadda ee GOOLFM

Sabti, 15 June  2013- Waxaan halkaan idin kugu soo ...

Aragtida

jesuuuus

Jesus: “Benfica wey u qalantey inay ku guuleysato Europa League nasiibka ayaase ka hiiliyey!!”

(Amsterdam) 16 May 2013 Jorge Jesus ayaa sheegey in Benfica ...
Gattuso oo feeraya -Peter-Crouch isaga oo kayaaban waxa uu kahaleeyay

Cayaaraha caalamka ayaa waxaa kadhaca dhacdooyin layaab leh Bal nala daawada sawiradan cajiib ah{daawo sawirada hoose}.

[caption id="attachment_53409" align="alignnone" width="460"] waa wiil yar oo ...

Sawirka Maanta

Ribery-Benzema-AFP

Codeynta GoolFM

Yaa ku guuleysan doonaa Confederations Cup?

 View Results


Loading ... Loading ...

Keydka GoolFM