Thursday, May 23rd, 2013

Ameerika

che

Daawo Sawirro: Tababarka ay naadiga Chelsea ku sameyneyso dalka Mareykanka

Arboco, 22 May 2013. kulamadii ugu dambeeyey ee uu kooxdan Chelsea laylinayo macallin Rafa Benitez ayaa waxa ay la ciyaari doontaa kooxda Manchester City kulamo ka ...

More Ameerika News

Neymar

WARGEYS: Neyamar oo saxiixay heshiis balan qaad ah uu ugu biirayo Barcelona bisha July

Talaado, 21 May 2013. Wararka ayaa sheegaya in saakay oo talaada ahayd uu Neymar heshiis balan qaad ah la galay Barcelona ...
dun

Dunga oo shaaciyey in Robinho dib ugu celinayo horyaalka Brazil

(Rio de Janeiro) 21 May 2013 Tababaraha kooxda Internacional Carlos Dunga ayaa sheegay inuu isku deyi doono sidii uu weeraryahanka kooxda Ac ...
Hazard

Eden Hazard oo Mareykanka ula safraya kooxda Chelsea

Isniin, 20 May 2013. Inkastoo uu dhaawac kaga maqnaa Chelsea labadii kulan ee ugu dambeysay ayaa misane lagu wadaa inuu kooxda ...
a

Federer iyo Nadal oo usoo baxay Finalka Italian Open,Serena williams oo goobeysa koobkii 4-aad + sawiro

(Rome) 19 May 2013. Rafael Nadal iyo Roger Federer ayaa maanta oo axad ah ku kulmaya markale ciyaar final ah oo ka ...
ney

”Neymar koox aan Barca ahayn dooni maayo” – Odilio Rodrigues

(São Paulo) 18 May 2013 Gudoomiye xigeenka Santos Odilio Rodrigues ayaa sheegay in Neymar uu kaliya doonayo inuu ku biiro kooxda ...
hihi2-2177

Diego Maradona oo la dagaalay Sawir Qaade doonayay in uu sawiro (Daawo Sawirro)

(Reuters), 17 May 2013   Tan iyo markii uu iska Casilay guud ahaan ciyaaraha Kubadda Cagta illaa iyo haatan Xidiggii hore ee xulka ...
Sco

Xaaska Ramires oo weerar ku qaaday macalinka Brazil (Maxay ku maagtay?)

(London) 17 May 2013 Kooxda Chelsea ayaa habeen hore u dabbaaldegtay guusha koobka Euroba League oo lagusoo abyay magaalada Amesterdam, balse ...
Bandhigga

BANDHIGGA XAAJI: Weriye Jamiila Xasan Garruun kooxdee ayay taageertaa?! iyo qodobo kale oo xul ah (Dhegeyso)

(Gothenburg) 17 May 2013 Barnaamijka BANDHIGGA XAAJI waxaanu maanta ku eegi doonnaa qodobbo sidii aad nooga barateenba xiisa badan waxaana ka ...
dr-ali-osmaan-in-atlanta

Dhegeyso Dr cali Osman oo si qiiro leh uga hadley sanad guurada Idaacadda Gool FM iyo 15-ka May

(Atlanta) 16 May 2013 Munaasabadda sanad guurada koowaad ee Aas aaskii Gool FM oo mudo isbuuc ah looga dabaal degayey caasimadda ...
mobot

Sharikadda Nike oo Maxamed Faarax u samaysay kabo uu ku sawiran yahay Mobot-ka uu ku dabbaaldego.!! (Sawirro)

(Maryland) 14 May 2013 Orodyahanka asal Soomaaliga ah ee u orda dalka Britain Maxamed Faarax ayaa soo bandhigay naqshad cusub oo ...
200503290106_38115

Ronaldinho iyo Kaka oo laga reebay Liiska xulka Brazil ee Confederations Cup-ka

(AP), 14 May 2013   Tababaraha xulka Qaranka Brazil Luis Felipe Scolari ayaa magacaabay Liiska 23-kiisa ciyaartooy ee uga qayb geli doonta Koobka ...
Neymar

YAAB: Maxaa ka jira in Neymar uu ku biiray Bayern Munich!?

Talaado, 14 May 2013. Madixii hore ee naadiga Santos Vicente Cascoine ayaa shaaca ka qaaday in xiddiga reer Brazil ee Neymar ...
Lionel Messi

Dhaawaca Lionel Messi dartiis oo hakat loo galiyay tikidhada kulanka Argentina iyo Guatemala!…. “Maxay tahay sababta?

Talaado, 14 May 2013. Dhaawicii Lionel Messi ka soo gaaray kulankii dhawaa ay Barcelona 2-1 kaga adkaatay naadiga Atletico Madrid ayaa ...
Dr-Cali

Bahda jaaliyadda atlanta oo hambalyo iyo bogaadin u diraya idaacadda GoolFM sanad guuradeeda 1-aad

(Atlanta) 14 May 2013.Guddiga Isboortiga iyo Dhaqanka isagoo ku hadlaayo Magaca Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Magaaladda Atlanta ayuu waxa uu ...
ney

Real oo mushaar la mid ah midka Ronaldo u diyaarisay Neymar.! (Ronie ma aqbali doonaa?)

(Madrid) 13 May 2013 Kooxda Real Madrid ayaa doonaysa inay Neymar ka dhigto laacibka ugu mushaharka badan kooxdaasi. Kooxda Barcelona ayaa lafteedu ...
for

”Inter la iguma soo dhoweeynin” – Diego Forlan

(Brasilia) 12 May 2013  Weerarkii hore ee Manchester United Diego Forlan ayaa aad u dhaliilay qaabkii loola dhaqmay markii uu ku ...
Brazil v Ghana - International Friendly

Ronaldinho oo hal ciyaar 23 gool ka dhaliyay.!!

(Brasilia) 12 May 2013 In 23 gool la dhaliyo hal ciyaar maaha sheeko ciyaar ah mana aha wax badanaa xitaa ka ...
CALCIO:COPPA ITALIA;ROMA-FIORENTINA

Man City oo caawa daawan doonta kulanka Milan vs Roma (Laacibkee doonayaan?)

(Milano) 12 May 2013 Manchester City ayaa sida la sheegayo waxay caawa daawan doontaa kulanka adag ee AC Milan vs AS ...
Luiz, Teves & Aguero

Xiddigaha koonfurta Ameerika ee ka ciyaarta Premier League oo koox laga dhigay….(Luiz, Aguero iyo Suarez oo hogaaminaya)

Sabti, 11 May 2013. Xiddigaha ugu fiican koonfurta Ameerica ee ka ciyaarta horyaalka xamaasada badan ee Premier League ayaa koox laga ...
20-year-old-tennis-phenom-sloane-stephens-rips-serena-williams

Xidigadda Tennis-ka ciyaarta ee Sloane Stephens oo weerar ku qaaday shakhsiyadda Serena Williams!

(Coral Springs) 10 May 2013 Gabadha Sloane Stephens ayaa weerar cir iyo dhul ah ku ekeeysay gabadha ay isku kooxda ka ...
fara

Ronaldinho oo koobiyeeyay Mobot-ka Maxamed Faarax (Daawo)

(Brasilia) 10 May 2013 Laacibiinta ku lugta leh noocyada kala duwan ee ciyaaruhu had iyo jeer way jecel yihiin in wax ...
pele-unificacao-titulos-cbf-e1294841079773

Hollywood-ka Mareykanka oo diyaarinaya Filim ku saabsan Taariikhdii Pele (Goormuu soo baxayaa Filimkaas ?)

(Rio de Janeiro), 10 May  2013   Shirkadda Filimada samaysa ee Hollywood-ka Mareykanka ayaa Bisha August ee soo socota bilaabi doonta samaynta Filim ...
Haja

DHEGEYSO: BANDHIGGA XAAJI & WARARKII TODOBAADKAN UGU YAABKA BADNAA..!!

(Gothenburg) 10 May 2013 Kusoo dhowaada dhegeystayaal barnaamijka Bandhigga Xaaji oo aan maanta idiinkugu hayno qodobbo ay ka mid yihiin: Ronaldinho oo ...
Suarez

Luis Suarez oo ka bad-baaday in ganaax kale la dul dhigo

Khamiis, 09 May 2013. Weeraryahanka naadiga Liverpool Luis Suarez ayaa lala helay ganaax 10-kulan ah uu dul dhigay xiriirka dalka Ingiriiska ...
144316581

Thierry Henry weli wuu awoodaa in uu Goolka u dhaliyo siduu doono (Daawo Video)

(AP), 09 May 2013   Weeraryahanka Reer France iyo kooxda New York Red Bulls ee Horyaalka MLS ee Mareykanka Thierry Henry ayaa weli ...
Arrivals - 2013 Laureus World Sports Awards

Mid ka mid ah Fannaaniinta ugu caansan Markeykanka oo doonaya inuu la wareego Neymar!

Khamiis, 09 May 2013. Kooxaha Chelsea, Man City, Real Madrid iyo Barcelona oo kaliya maahan waxa ku dagaalamaya xiddiga reer Brazil ee ...
oberto-carlos-free-kick

Xiddigaha ugu xariifsan laadadka xorta ah (Free-kick) oo koox laga dhigay……(Yaa ka maqan oo ku soo dari lahayd?)

Khamiis, 09 May 2013. Haddii kubbada la wada ciyaaro micnaheedu maahan laacib kasta inuu xariif ku yahay tuurista laadadka xorta ah ee ...

 More »

Warka Subaxnimo – 09:00am

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Warka Duhurnimo – 02:00PM

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Warka Fiidnimo – 08:00pm

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

GOOLFM Mobile (USA)

GOOLMobile

====ENGLAND=====

====ITALLY=======

====SPAIN=======

Suuqa

Liverpool

Liverpool oo iska iibineysa saddex ka mid ah xiddigaheeda

Khamiis, 23 May 2013. Tababaraha naadiga Liverpool Brendan ...
SPORT SOCCER

Jose Mourinho oo lagu soo waramayo inuu heshiis afar sano ah la gaaray Chelsea

Khamiis 23 May 2013. Warar dhawaan soo ifbaxaya ...

Barnaamijyada

women gool

Dhagayso: Barnaamijka Haweenka iyo Isboortiga ee GOOLFM

Arboco, 22-04-2013- Waxaan halkaan idin kugu soo gubinaynaa barnaamijka ...
Shaciyarada

Dhagayso: Barnaamijka Sharciyada Isboortiga ee GOOLFM

Talaado, 21 May 2013. Waxaan halkaan idin kugu soo ...

Aragtida

jesuuuus

Jesus: “Benfica wey u qalantey inay ku guuleysato Europa League nasiibka ayaase ka hiiliyey!!”

(Amsterdam) 16 May 2013 Jorge Jesus ayaa sheegey in Benfica ...
Gattuso oo feeraya -Peter-Crouch isaga oo kayaaban waxa uu kahaleeyay

Cayaaraha caalamka ayaa waxaa kadhaca dhacdooyin layaab leh Bal nala daawada sawiradan cajiib ah{daawo sawirada hoose}.

[caption id="attachment_53409" align="alignnone" width="460"] waa wiil yar oo ...

Sawirka Maanta

Carlo Ancelotti

Codeynta GoolFM

Yaa ku guuleysan doona Koobka Champions League?

 View Results


Loading ... Loading ...

Keydka GoolFM